GoobJoog
	<language>en</language>
Mareykanka oo ku baaqay in aanan isku mid laga dhigin Alshabaab, Alqaacida iyo Burcad badeed
Wasaaradda arrimaha dibadda ee mareykanka ayaa ku adkeysatay in xilligani aanan isku mid laga dhigi Karin Ururka Alqaacida, Alshabaab iyo Kooxaha burcad badeedka Soomaalida.
Alshabaab iyo Alqaacidada Jaziiradda carabta ayay mareykanku sheegeen in uu xiriir ka dhaxeeyo laakiin aysan aheyn hal urur oo ay kala gadisan yihiin.
Tomas Contriman oo ah kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda Mareykanka u [...]]]></description>
Taliyaha ciidamada Xisbada Alshabaab ee Dhoobleey oo xalay Kismaayo lagu dilay
Kadib dagaalkii ka dhex qarxay Alshabaab iyo Xisbul Islam oo Alshabaab ay ku bilaabeen in si gooni gooni ah ay u ugaarsadaan saraakiisha Xisbul Islam ayaa markale arrintaasi waxa ay kusoo laabatay Alshabaab.
Habeenkii xalay Gudaha magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay al dil bareer ah kaasi oo loo geystay sarkaal sare oo katirsan Alshabaab isla markaasina [...]]]></description>
Yemen oo doon Badda sabeyneysa lagu soo qabtay
Koox kalluumeysato Yemeniyiin ah ayaa waxa ay gacanta kusoo dhigeen doon yar oo ay saarnaayeen 11-ruux kuwaasi oo tabcaan ahaa.
Doontani ayaa aheyd mid ciladeysan isla markaasina kudhawaad 20-maalmood sugayay dadka saaran cid un gurmad u fidisa oo badbaadisa iyaga oo intii ay sugayeenna zaadkii uu ka go’ay.
Ciidamada Yemen ayaa sheegay in ay faleebooyin iyo adeeg [...]]]></description>
Alshabaab oo sidii la filayay uga soo horjeesatay Shirkii Dubai
Iyadoo dhowaan uu ka dhacay Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta shir weyn oo aqoon is weydaarsi ahaa ayaa waxaa lagu falanqeeyay shirkaasi xaaladda dalka Soomaaliya iyo mas’alada alwaraa wal baraa.
Waxaa sidoo kale shirkaasi lagu cadeeyay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed aysan aheyn dowlad rido ah aananna la dhihi Karin [...]]]></description>
Muwaadin Soomaali Canades oo dagaaladii Muqdisho ku geeriyooday
Dhibaatooyinka heysta Soomaalida qurbo joogta ayaa sii kordhaya kadib markii ay bateen dhalinyarda kasoo baxeysa wadamada Reer Yurub oo dagaallada u imaaneysa Soomaaliya.
Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dhowaan magaalada Muqdisho dhankiisa waqooyiga ayaa waxaa lasheegay in uu ku geeriyooday wiil heystay dhalashada wadanka Canada laakiin asalkiisii Soomaali ahaa.
Wiilkani ayaa waxa uu ka bar bar [...]]]></description>
Xukuumadda oo loogu baaqay in Heshiisyadii ay galeen Baarlamaanka horkeenaan
Kulankii caadiga ahaa ee Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ay yeelan jireen ayaa maanta waxa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada.
Kulankani oo uu shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof.Maxamed Cumar Dalxa ayaa waxaa looga doodayay qodobo xasiisi ah oo ku aadan heshiisyadii dowladda ay la gashay Culuma’udiinka Ahlu Sunna waljamaaca iyo midkii lacagta ee ay [...]]]></description>
Ciidamada Booliska oo ka warbixiyay Hawlgallo ay dhowaan sameeyeen
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmahani waxa uu noqday mid sii xumaada kadib markii dowladda ay wax xakameyn ah u sameyn waysay ciidamadeeda.
Ammaanka ayaa waxa uu ka xumaaday Muqdisho deegaannada ay kusugan yihiin Ciidamada Dowladda, waxaana caado iyo dhaqan ka ah deegaannada ay ciidamada dowladda kusugan yihiin dhaca, dilka iyo isbaarada bareerka ah oo waliba askari [...]]]></description>
Ururka Mu’tamarka Islaamka oo soo dhaweeyay Heshiiskii Addis Ababa ee TFG iyo ASWJ
Waxaa weli isa soo taraya hambalyada loo jeedinayo dowladda federaalka iyo sidoo kale Ururka Suufiyada ah ee ahlu Sunna Waljamaaca oo dhowaan heshiis ku gaaray magaalada Addis Ababa.
Ururka Mu’tamarka Islaamka ayaa waxa ay soo dhaweeyeen Heshiiskii dhowaan dhex maray Dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Ururka Ahlu Sunna Wal-jamaaca.
Xoghayaha Guud ee Ururkaasi Prof.Akmaludiin Ixsaan [...]]]></description>
Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga oo ku baaqay in la taageero Dowladda TFG
Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka Turkiga Maxamed Cali Shaahiin ayaa shaaca ka qaaday in Soomaalida laga doonayo in ay kahor  tagaan waliba si weyn kooxaha burcad badeedka Soomaalida ee dhibaatooyinka xoogan kawada gacanka cadan.
Wakaaladda Wararka ee Wadanka Turkiga ayaa kasoo xigatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga warkani, waxaana warkani uu sheegay xilli uu kulan kula qaatay Magaalada Ankara Guddoomiyaha [...]]]></description>
Wasiiro kamid ah dowladda oo beeniyay Warbixinta Monitoring Group
Wasiiro kamid ah dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo kamid ah kuwii lagu eedeeyay musuq maasuqa dowladda in ay qeyb weyn ka wadaan ayaa beeniyay eedeyntaasi loosoo jeediyay.
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha federaalka Madoobe Nuunow Maxamed oo la hadlay saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in ugu horeyn warbixinta laga qoray ay tahay mid meel kudhac [...]]]></description>