Bogga Hore » Jaaliyadaha Waxaad ku dhex jirtaa hadda qaybta “Jaaliyadaha”

M/W Shariif oo Booqasho Rasmi ah ku Imaanaya UK

M/W Shariif oo Booqasho Rasmi ah ku Imaanaya UK

Warar ay goobjoog ka heshay ilo ku dhaw dawladda ku meel gaarka ah iyo wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka UK ayaa sheegaya in billowga hore ee Maarso uu Sheekh Shariif magaalada London ku imaanayo booqasho rasmi ah.
Madaxweyne Shariif ayaa tani ay ka dhigaysaa madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliyeed ee London ku yimaada booqasho rasmi ah [...]

February 25 2010 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha, Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Tacsi loo Dirayo Eheladii Aqbal Xaaji

Tacsi loo Dirayo Eheladii Aqbal Xaaji

Waxaan dhawaan lagu dilay dhulka Soomaali galbeed ama kilinka shanaad ee Itoobiya mid ka mid ahaa odayaashii degaankaasi kaasoo ay qaarijin ku sameeyeen kooxo  u bareeyey dilkiisa.

Mohamed Sh Adam iyo xaaskiisa Layla Omar,Hooyo Cudbi Yuusuf,, Hooyo Xaliimo Ahmed, Aabe Omar Xaaji,Mukhtaar Sh Adam iyo Xaaskiisa iyo Dhamaan ilma Sheekh Adam waxay tacsi udirayaan ilmo Aqbal [...]

February 7 2010 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Safaaradaha Soomaaliya ee yurub oo loo xirayo

Safaaradaha Soomaaliya ee yurub oo loo xirayo

Safaaradaha Dowladda Soomaaliya ay kuleedahay wadamada Yurub ayaa lasheegay in dhowaan albaabada la isugu dhufan doono kadib markii dhaqaale xumi aad u daran ay lasoo deristay dowladda federaalka.
Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda KMG Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali oo u waramayay Idaacada BBC-da ayaa waxa uu sheegay in dowladiisa ay xiligan ku howlantahay qorshayaal ay [...]

February 5 2010 | Lagu daabacay qaybta Dhaqaalaha, Jaaliyadaha, Wararka | Sii aqri »

Ogeysiin Shir ka Dhacaya Axadda London oo Loogs Hadlayo Dhacdadii Shaamow

Ogeysiin Shir ka Dhacaya Axadda London oo Loogs Hadlayo Dhacdadii Shaamow

Shirka oo ay soo qabanqaabiasay SOMALI ASSOCIATION OF BRITAIN (SAB) ama Raabidada Soomaaliyeed ee UK  ayaa waxaa ka mid ah barnaamijka maalintaas Kalimado ay culimadu soo jeedin doonaan, Aqoon isweydaaris iyo qaybo ay barnaamijka dumarku ku leeyihin iyadoo la muujin doono sida looga xun yahay wixii 3dii December ka dhacay hoteelka Shaamow ee lagu gumaaday [...]

December 18 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Bayaan Raabidada Soomaaliyeed UK Ku Canbaraysay Qaraxii Shaamow

Bayaan Raabidada Soomaaliyeed UK Ku Canbaraysay Qaraxii Shaamow

Bayaanka oo nusqa ka mid ah uu soo gaaray bahda goobjoog ayaa sidan u qornaa.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii geeridii ku timid asiiradii dowladda, dhakhaatiirtii, ardaydii, wariyayaashii iyo shacabkii ku geeriyooday qaraxii ka hacay hotelka Shaamoow taarkhiidu markay ahayd 03 DEC 2009. Sidoo kale waxaan Alle u aryeynayaa dadkii [...]

December 14 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Ardada Soomaaliyeed ee Australia oo Baroordiiqay Dadkii LAgu Qarxiyey Hotel Shaamoow

Ardada Soomaaliyeed ee  Australia oo Baroordiiqay Dadkii LAgu Qarxiyey Hotel Shaamoow

 Isku imaanshaha baroordiiqan loo sameeyay dadkii ku geeriyooday qaraxaas ayaa waxuu ka dhacday xarunta jaamaca Curtin University of Technology ee gobalka Westren Australia magaalada Perth. Ardada dhigato jaamacadaha kala duwan ee gobalaka ayaa isugu yimid xarunta jaamacada Curtin.   Baroordiiqan loo sameeyay dadkii kudhintay qarixii kadhacay Hotel Shaamoow ee magaalada Muqdisho ayaa waxay kusoo aaday xili [...]

December 9 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Warbixin Baroordiiqdii London ee Qaraxii Shaamow

Warbixin Baroordiiqdii London ee Qaraxii Shaamow

Kulanka oo ay iskugu yimaadeed dadweyne iyo waxgarad buux dhaafiyey goobtii tacsidu ka dhacaysay oo dadka qaarna ay halkaasi ka laabteen markii ay boos ka waayen ayaa laga soo jeediyey tacsi iyo canbaarayn iyo waxqabadka la gaysan karo.
Dadka tacsida kasoo qaby galay ayaa isugu jiray waxgarad, aqoonyahanno, culimo, siyaasiyiin dhallinyaro, dumar iyo eheladii dadkii ku [...]

December 7 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Munaasabad Barooqdiiq ah oo London Loogu Samaynayo Qaraxii Muqdisho ka Dhacay

Munaasabad Barooqdiiq ah oo London Loogu Samaynayo Qaraxii Muqdisho ka Dhacay

Maalinta Axadda  06/12/09 ayaa 5pm (shanta galabnimo) waxaa dadku iskugu imaan doonaan hoolka The Resource Centre 356 Holloway Road, LondonN7 6PA kaasoo inta aad ugu xun falkii waxashnimada ahaa loogu baaqayo inay kasoo qayb galaan iyadoo halkaasina lagu soo bandhigi doono arrimo kala duwan oo tacsi iyo canbaaraynba isugu jirta.
 Waxaa ugu dhaw goobta tareen ahaan [...]

December 5 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Berri oo Inta Badani Ciidayso

Berri oo Inta Badani Ciidayso

 
Wadama sheegay in laga arkay dalkooda bishii shawaal dhalashadeeda ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya,  Sacuudiga iyo inta badan khaliijka, Indooniisiya, Masar, Suuriya Falastiin, Lubnaan, Malaysiya, iyo wadamo kale oo badan.
Wadama kale ayaan bisha laga arag balse sheegay in markii cilmiga falaga ay eegeen ay xaqiijiyeen in caawa ay agtooda ciid ka tahay.
Hadaba bahda Goobjoog [...]

September 19 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Maamulka Puntland oo mugdi geliyay jiritaanka dowladda KMG

Maamulka Puntland oo mugdi geliyay jiritaanka dowladda KMG

C/shakuur Mire Aadan ayaa waxaa uu shaki geliyay maamul dowli ah inuu ka jiro dalka Soomaaliya, taasoo sabab uga dhigay wadalo isbarbar yaac ah oo ka soo yeeraya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG, sida uu tilmaamay. 
 Waxaa uu si kulul oo shaqsiyan ah u weeraray mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG isagoo tilmaamay in ay damacsan yihiin qorsheyaal ay [...]

July 10 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »