Bogga Hore » caafimaadka Waxaad ku dhex jirtaa hadda qaybta “caafimaadka”

Barakaceyaasha Ceelasha biyaha oo ka cabanaya Cudurka Indhaha ee daafka

Barakaceyaasha Ceelasha biyaha oo ka cabanaya Cudurka Indhaha ee daafka

Dadkii ka barakacay dagaallada ka dhacaya magaalada Muqdisho ee dhamaadka aan laheyn isla markaasina degay duleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceelasha biyaha ayaa waxaa lasoo gudboonaaday cudur xun.
Barakaceyaashaasi ceelasha biyaha degan ayaa waxa ay ka cabanayaan cudurka dhinaca indhaha kudhaca ee loo yaqaano Daafka, waxaana ay ka cabanayaan daawo la’aan lasoo daristay.
Dadkaasi ayaa ka codsaday [...]

May 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Wararka, caafimaadka | Sii aqri »

Kusimaha Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixiyay dayactirka Martiini iyo daawooyin soo gaaray

Kusimaha Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixiyay dayactirka Martiini iyo daawooyin soo gaaray

Dhowr dowladood oo soo martay Soomaaliya ayaa waxa aysan hirgelinin wax isbitaal ah xittaa wax ay dayactir ku sameeyeen majirto marka laga reebo ururo samafal.
Dowladda Soomaaliya ee iminka jirta ayaa waxa ay isku dayaysaa in adeegyadii bulshada ay soo celiso qeybaha ay awoodo iyadoo iminka dayactir ku bilowday qeybo kamid ah Isbitalka Martiini ee magaalada [...]

March 24 2010 | Lagu daabacay qaybta Wararka, caafimaadka | Sii aqri »

Isbitaalka Daaru shifaa iyo khasaarihii kasoo gaaray Qaraxii Shabaab

Isbitaalka Daaru shifaa iyo khasaarihii  kasoo gaaray Qaraxii Shabaab

Qaraxii shalay ka dhacay Wadada Makka Almukarrama ayaa khasaare xoogan waxa uu kasoo gaaray Bulshada Soomaaliyeed iyadoo dhibka ugu daran uu soo gaaray Isbitalka Daaru shifaa ee magaalada Muqdisho gaar ahaan kan wadadaasi saaran.
Axmed Xasan Aadan oo ah Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Daaru shifaa oo maanta Saxaafada Shir jara’id ugu qabtay gudaha Isbitaalkaasi ayaa waxa [...]

February 17 2010 | Lagu daabacay qaybta Wararka, caafimaadka | Sii aqri »

Somaliland oo ka cabaneysa ka ganacsiga xubnaha jirka oo sii kordhay

Somaliland oo ka cabaneysa ka ganacsiga xubnaha jirka oo sii kordhay

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi uu si xawli leh uga socdo kala iibsiga xubnaha jirka aadanaha.
Wasiirada arimaha qoyska ee Somaliland Marwo Faadumo oo shir jaraa’id ku qabatay Magaalada Hargaysa ayaa walaac weyn ka muujisay arrintani sida xawliga ah magaalada Hargeysa uga soconeysa.
Wasiirada ayaa sheegtay in ay ka warqabaan [...]

February 4 2010 | Lagu daabacay qaybta Wararka, caafimaadka | Sii aqri »

Dhaawacyadii Hotel Shaamow oo Nairobi laga sii qaaday & Saudi Arabia oo loo gudbiyay.

Dhaawacyadii Hotel Shaamow oo Nairobi laga sii qaaday & Saudi Arabia oo loo gudbiyay.

Dowladda Boqortooyada Saudi Arabia ayaa kamid ah wadamada sida aadka ah ugu damqaday Dhibaatada soo gaartay Soomaaliya gaar ahaan tan ka dhalatay falkii isqarxinta ahaa ee Hotel Shaamow ka dhacday.
Hadaba Dhaawacyadii wadanka Kenya loo qaaday ee dhibaatada ay kasoo gaartay hotelka Shaamow ayaa waxaa maanta aroortii hore loo qaaday dalka Saudi Arabia.
Dhaawacyadani oo 22-ruux gaaraya [...]

December 14 2009 | Lagu daabacay qaybta caafimaadka | Sii aqri »

Ceeldheer oo ka Biyo Diidsan Xakamaynta lagusoo Rogay

Ceeldheer oo ka Biyo Diidsan Xakamaynta lagusoo Rogay

Warka ayaa intaasi ku daray in isfahamwaagu ka yimid kadib markii ay Shabaabku billaabeen Dhaqdhaqaaq lagu tilmaamay in uu kala gaynayo Bulshada Degmada islamarkaana ay mararka qaar gaarto in ay dhallinyarada degaanku hubkooda qaataan si ay isaga difaacaan qawaaniinta iyo xeerarka ku cusub degaanka ee ay la yimaadeen Shabaabku.

Bulshada degmada Ceeldheer ayaa walaac ka [...]

July 18 2008 | Lagu daabacay qaybta caafimaadka | Sii aqri »

Maxkamadaha oo Go’aan Geesinimo leh kaga Baxay Beledweyne

Maxkamadaha oo Go’aan Geesinimo leh kaga Baxay Beledweyne

Go’aankan ay kaga baxayaan magaalada ayaa dadka qaar dhaliilsan yihiin, waxaase wax garad badan u arkaan inuu yahay go’aan geesinimo leh kana duwan habdhaqanka mararka qaar ay ku dhacaan xoogagga iskacaabinta.
Waxgarad ayaa ku dooday haddii ay shacabku magaalada ka qaxaan oo boqollaal kun bara kacdo, laguna dagaallamo magaalada gudaheeda oo markii dagaalo saacado ama maalmo [...]

July 15 2008 | Lagu daabacay qaybta caafimaadka | Sii aqri »

Maxbuus ku geeriyooday Xabsiga Baydhabo Gaajo Awgii.

Maxbuus ku geeriyooday Xabsiga Baydhabo Gaajo Awgii.

Ma cadda weli ujeedada ka dambeysay geerida Maxamed Cali Mursal balse waxaa la rumeysan yahay in xaalado adag ay ka jiraan xabsiga oo ay ka mid yihiin cunni yari iyo caafimaad darro.
Taliyaha xabsigaasi oo shabakadda GOOBJOOG ay la xiriirtay ayaa ka gaabsaday inuu wax faah faahin ah ka bixiyo sababaha keenay geerida maxbuuskaasi, laakiin qaar [...]

May 24 2008 | Lagu daabacay qaybta caafimaadka | Sii aqri »

Isbitalka SOS Oo Xabashidu Dhib Ka Geysteen

Isbitalka SOS Oo Xabashidu Dhib Ka Geysteen

Ciidamadan oo maanta isaga baxay xaafadaha SOS iyo Waxaracadde ayaa lagu arkay goobihii ay ka baxeen dad dhawr maalin maydkooda meesha yaallay. Isbittalka SOS ayey ku dileen madaxii qaybta agoonta iyagoo dhanka kalana jajabiyey qaybo isbitaalka ka mid ah dhacna u gaystay. Sidoo kale waxaa dad halkaasi ku sugnaa sheegeen inay haweeney dhimirka la’ayd ay [...]

April 23 2008 | Lagu daabacay qaybta caafimaadka | Sii aqri »