Bogga Hore » Wararka Waxaad ku dhex jirtaa hadda qaybta “Wararka”

Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay

Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay

Qaramada Midoobay ayaa rajo wanaagsan waxa ay ka muujisay xaaladda wadanka Soomaaliya oo dagaallo aad u xoogan ay iminka kasoconayaan isla markaasina alshabaab iyo dowladda ay meel adag kala marayaan.
Lynn Pascoe Kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M ee qaabilsan arrimaha siyaasadda oo shir jaraa’id Nairobi ku qabtay kadib booqasho saacado ah oo Muqdisho uu kusoo [...]

September 3 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Diyaar garowga Ciidda oo Muqdisho kasocda xilli Suuqa Bakaaraha uu xiran yahay

Diyaar garowga Ciidda oo Muqdisho kasocda xilli Suuqa Bakaaraha uu xiran yahay

Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadaha nabadda ay kajirto ee aan dagaaladu kasocan laga dareemayaa sanadkani diyaar garow weyn oo loogu jiro ciida barakeysan ee bisha soon fureed.
Diyaar garowga ayaa waxa uu kasoconayaa sida muuqata deegaannada dowladda ay gacanta kuheyso maadaama dhaq dhaqaaqii ganacsi ee kasocday Bakaaro loosoo wareejiyay dhanka Suuqa Degmada Xamar weyne.
Carwooyinka [...]

September 3 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Maamulka Degmada X/jajab oo kawarbixiyay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee degmadaasi

Maamulka Degmada X/jajab oo kawarbixiyay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee degmadaasi

Iyadoo maalmahani dambe hawlgallo ammanka lagu sugayo Gobolka Banaadir ay kasoconayaan qeybo kamid ah degmooyinkaasi ayaa waxaa hawlgaladii ugu dambeeyay laga fuliyay degmooyinka X/jajab iyo Waaberi.
Maamulka Degmada Xamar jajab ayaa ka warbixiyay hawlgallada ay fuliyeen maalmihii lasoo dhaafay iyo dadkii ay kusoo qab qabteen isaga oo xusay in hawlgalladaasi lagu guuleystay isla markaasina natiijo [...]

September 3 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Ururka Alshabaab oo sheegay in ay baqdin ka qabaan cirka in laga soo duqeeyo

Ururka Alshabaab oo sheegay in ay baqdin ka qabaan cirka in laga soo duqeeyo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ururka Alshabaab Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Suuqa Bakaaraha ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha ugu dambeeyo ee dalka.
Waxa uu ugu horeyn ka hadlay Xaaladda Magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in dagaalladii ay qaadeen meel wanaagsan ay marayaan oo guulo la [...]

September 1 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Maxamed Dheere oo beeniyay in gurigiisa Ay shabaab u soo dhowaadeen

Maxamed Dheere oo beeniyay in gurigiisa Ay shabaab u soo dhowaadeen

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa beeniyay warar maalmahani dambe la isla dhexmarayay oo ahaa in Maleeshiyaadka Alshabaab ay kusoo dhowaadeen guriga uu ka degan yahay Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.
Waxa uu sheegay Maxamed dheere in warkaasi uu yahay mid been abuur ah isla markaasina gurigiisa aanu weli cidna [...]

September 1 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Qaraxii shalay dad rayid lagu xasuuqay oo dowladdu ay cambaareysay

Qaraxii shalay dad rayid lagu xasuuqay oo dowladdu ay cambaareysay

Gelinkii dambe ee shalay oo dad badan Suuqa Bakaaraha markii ay kasoo laabteen u kala hoyanayay qeybo kamid ah Muqdisho iyo deegaannada loo barakacay ayaa gaadiidkooda xilli uu sii marayay wadada Warshadaha gaar ahaan halka loo yaqaano haanta dheer ayaa waxaa kula kacay halkaasi miino horey loo dhigay.
Miinadaasi ayaa waxa ay dhibaato weyn u [...]

September 1 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Masaajidyada Baydhabo oo laga mamnuucay in Salaada Tahajudka lagu tukado

Masaajidyada Baydhabo oo laga mamnuucay in Salaada Tahajudka lagu tukado

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi laga mamnuucay ku tukashada jamaaco lagu tukto salaadda Tahajudka oo dadka inta badan ay tukadaan 10-ka ugu dambeeya ee Bisha Ramadaanka.
Ururka alshabaab ayaa arrintani ah in masjidka jamaaco lagu tukado ka diiday dadka kusugan Magaalada Baydhabo saladdani tahajudka, waxaana ay Amar kasoo saareen [...]

September 1 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Sh.Xasan Daahir oo wax lalayaabo ku tilmaamay baaqii shalay ee Sh.Shariif

Sh.Xasan Daahir oo wax lalayaabo ku tilmaamay baaqii shalay ee Sh.Shariif

Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa shir jaraa’id oo maanta Magaalada Muqdisho uu ku qabtay kaga hadlay dagaalada kasoconaya Magaalada Muqdisho inkastoo xoogga dagaalkaasi ay Alshabaab leeyihiin.
Isaga oo xiran dress-ka Milatariga sitana qoriga AK47 ayaa Xasan Daahir waxa uu sheegay in wax aad looga xumaado ay tahay xilligani in ciidamo dheeri [...]

August 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Ciidamada Amisom oo shaki weyn ka qaaday Shaqaalaha Madaxtooyada

Ciidamada Amisom oo shaki weyn ka qaaday Shaqaalaha Madaxtooyada

Ciidamada Amisom ee kusugan Magaalada Muqdisho ayaa shaki aad u weyn waxa ay ka qaadeen Shaqaalaha kusugan Xarunta madaxtooyada oo shalay Ciidamo badan oo kuwa Amisom ay ku geeriyoodeen kadib markii madfac ay soo rideen Alshabaab uu ku habsaday.
Saraakiisha amisom ayaa lagu soo waramayaa in ay bilaabeen wadatashi ah sidii loo xadidi lahaa Shaqaalaha [...]

August 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Taangiyaal Casri ah oo Amisom dekedda Muqdisho uga soo degay

Taangiyaal Casri ah oo Amisom dekedda Muqdisho uga soo degay

Xilli dagaaladii ugu xooganaa ay ku heysato Magaalada Muqdisho isla markaasina lagu bilaabay taangiyadooda in laga gubo ayaa Taangiyo Casri ah loo keenay Ciidamada Amisom dhowaanna Dekedda Muqdisho looga soo dejiyay.
Taangiyadani ayaa xawaaraha marka loo eego waxa ay ka dheereeyaan gaadiidka caadiga ah ee raaxada oo xawaarahooda uu aadka u sareeyo, waxaana qalabka kuxiran [...]

August 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »