Bogga Hore » Uncategrized Waxaad ku dhex jirtaa hadda qaybta “Uncategrized”

Golaha baarlamaanka dowladda KMG oo ansixiyay xeer hoosaadka

Golaha baarlamaanka dowladda KMG oo ansixiyay xeer hoosaadka

Xildhibaanada baarlamaanka dowladda KMG ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka ayaa wuxuu ansixiyay dhammaan qodobada uu ka kooban yahay xeer hoosaadka, oo waqtiyadii u dambeeyay qeyb qeyb ay uga doodayeen xildhibaanada baarlamaanka.
Fadhiga maanta ee baarlamaanka ayaa waxaa gudoominayay gudoomiyaha hariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ka qeyb galay ku dhawaad saddex [...]

August 17 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Baasaboorka cusub oo waqti dheerad ah lagu kordhiyay waqtiga uu dhacayo

Baasaboorka cusub oo waqti dheerad ah lagu kordhiyay waqtiga uu dhacayo

Dowladda KMG aya sheegtay in xarumo lagu sameynayo baasaboorka cusub ee Soomaaliya laga furay gudaha magaalada Muqdisho.
Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda KMG C/llaahi Gaafow ayaa wuxuu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka ku soo gaari doonaan qalabka loogu shaqeynayo sameynta baasaboorka cusub.
Baasaboorka cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo daabici jiray [...]

August 17 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Xisbul Islaam oo soo bandhigay askari dowladda ka tirsanaa oo la sheegay in dagaal lagu qabsaday

Xisbul Islaam oo soo bandhigay askari dowladda ka tirsanaa oo la sheegay in dagaal lagu qabsaday

Ururka Xisbul Islaam, oo dagaal kula jira dowladda KMG, ayaa maanta saxaafadda wuxuu u soo bandhigay askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada dowladda KMG kaasi oo sidoo kale la sheegay in lagu qabsaday dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Askarigan oo aan la cadeyn magaciisa ayaa, isagoo wariyeyaasha la hadlayay, wuxuu sheegay in uu [...]

August 17 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Ahlu Sunna oo Al-Shabaab ku eedeysay qaraxii lala beegsaday gudoomiyaha Guriceel ee maamulka Ahlu Sunna

Ahlu Sunna oo Al-Shabaab ku eedeysay qaraxii lala beegsaday gudoomiyaha Guriceel ee maamulka Ahlu Sunna

Gudoomiye ku xigeenka degmada Guriceel ee maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ka waramay qaraxii waxyeelada geestay ee xalay lala beegsaday gudoomiyaha degmadaasi.
Cali Baashir Aadan ayaa wuxuu ku eedeeyay qaraxaasi inay ka dambeeyaan xoogaga hubeysan ee dagaalada kula jira dowladda KMG, hasa ahaatee ma jirto cid iyadu sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.
Gudoomiyaha degmada Guriceel ee maamulka Ahlu Sunna [...]

August 17 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Dowladda KMG iyo Xisbul Islaam oo si kala duwan uga waramay duqeymihii Muqdisho

Dowladda KMG iyo Xisbul Islaam oo si kala duwan uga waramay duqeymihii Muqdisho

Saaka ayaa waxaa degan xaaladda magaalada Muqdisho ka dib markii ugu horeysay ilaa markii la guda galay Ramadaanka oo dagaal iyo duqeymo xoogan ka dhacay magaalada.
Waxaa si kala duwan uga waramay ee dowladda KMG iyo ururka Xisbul Islaam.
Afhayeenka wasaaradda warfaafinta dowladda KMG, C/risaaq Maxamed Qeylow ayaa wuxuu sheegay ciidamada dowladda inay iska caabiyeen weerar uga [...]

August 17 2010 | Lagu daabacay qaybta Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Qarax miino oo lala beegsaday gudoomiyaha degmada Guriceel ee maamulka Ahlu Sunna

Qarax miino oo lala beegsaday gudoomiyaha degmada Guriceel ee maamulka Ahlu Sunna

Qarax geestay qasaaro ayaa lala beegsaday gudoomiyaha maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud.
Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmay afar qof: gudoomiyaha Ahlu Sunna ee degmada Guriceel iyo labo caruur ah oo uu dhalay iyo qof kale.
Cusmaan Ciise Nuur Taardhuleed, gudoomiyaha maamulka Ahlu Sunna ee degmada Guriceel ayaa saxaafadda wuxuu u sheegay inuu [...]

August 16 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Duqeymo culus oo ka bilawday qeybo ka mid ah Muqdisho

Duqeymo culus oo ka bilawday qeybo ka mid ah Muqdisho

Duqeymo culus ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Duqeymahan ayaa waxaa ay bilawdeen ka dib markii dagaal uu ka qarxay degmada Hodan, kaasi oo u dhaxeeyo ciidamo kala taabacsan Ahlu Sunna Waljameeca iyo Xisbul Islaam.
Afhayeenka dhinaca howlgalada ee Xisbul Islaam, Maxamed Cusmaan Caruus ayaa wuxuu sheegay [...]

August 16 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Qarax waxyeelo geestay ciidamada dowladda KMG lala beegsaday gudaha Muqdisho

Qarax waxyeelo geestay ciidamada dowladda KMG lala beegsaday gudaha Muqdisho

Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho, dad joobjoogeyaal ayaa sidaasi u xaqiijiyay warbaahinta.
Qaraxan ayaa waxaa lala beegsanayay ciidamo ka tirsan dowladda KMG oo gaari ku marayay wadada 21-ka Oktober ee degmada Waabari.
Ka dib markii qaraxa uu dhacay ayaa ciidamada dowladda KMG waxaa ay isku hareereeyeen [...]

August 16 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Xukuumadda KMG oo cambaareysay mamnuucista Al-Shabaab ee hey’adaha samafalka

Xukuumadda KMG oo cambaareysay mamnuucista Al-Shabaab ee hey’adaha samafalka

War ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda KMG ayaa lagu cambaareeyay amaradii mamnuucista ee hore ay u soo saartay xarakada Al-Shabab ee ku wajahnaa hey’adaha samafalka ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.
C/rashiid Maxamed Xidig, ayaa si kulul u cambaareeyay amaradaasi oo Al-Shabaab gudaha dalka uga mamnuuceen hey’adaha samafalka.
Mr. Xidig ayaa wuxuu ku tilmaamay ka mamnuucista [...]

August 16 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »

Gudoomiyihii golaha Samadoonka Soomaaliyeed oo duleedka Muqdisho lagu dila

Gudoomiyihii golaha Samadoonka Soomaaliyeed oo duleedka Muqdisho lagu dila

Allaha u naxriistee, Nabaddoon Maxamed Tahliil Warsame, oo magac ku lahaa bulshada, ayaa lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho.
Marxuum Maxamed Tahliil ayaa gudoomiye wuxuu ka ahaa golaha Samadoonka Soomaaliyeed, waxaana la dilay goor xalay aheyd isaga oo ku sugan deegaanka loo barakacay ee Ceelasha, duleedka magaalada Muqdisho.
Dilkiisa ayaa waxaa cambaareeyay golaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha [...]

August 16 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Uncategrized, Wararka | Sii aqri »