Wadaadka dagaalada xoogan kula jira Putland, Maxamed Saciid Atam oo ka waramay dagaaladii beryihii u dambeeyay ka socday duleedka magaalada Boosaaso, ayaa wuxuu sheegay dhankooda inay guulo ka gaareen.
Sheekh Maxamed Saciid Atam ayaa wuxuu sheegay tiro gaadiid dagaal ah inuu ka gubay ciidamo fara badana uu ka laayahay Puntland, sida uu yiri.
Sheekh Atam [...]
