Maalmaha soo socda, Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay (QM) wuxuu falanqeyn doona xogwarranka Xoghayaha Guud taarikhdiisu tahay 8da Jennaayo 2010 kuna saabsan xaaladda Somaliya 4tii bilood ee ugu dambeysay 2009. Soomaliya waa dal u dabran (seized) Golaha Ammaanka.
Afar bilood kasta Xoghayaha Guud wuxuu u gudbiya Golaha Ammaanka xogwarran dhinac kasta taabanaya. Qodobbada xusidda [...]
Guluf dhalanteed ah ayaa dilaya Aayaha Soomaliya
Maxay tahay sababaha Loo joojiyey Gargaarka K/Soomaliya?
Laga soo billaabo horaantii sanadka 2009 qabsashadii Al-Shabaab ee Magaalada Baydhabo oo ahayd magaalada kaliya ee ay dowlada KMG ah xilligaa gacanta kaga haystay gobollada koofurta ka xiga caasimada Muqdisho waxaa soo ifbaxayey walaaca iyo cabsi ay hay’adaha gargaarku siiba kuwa Qaramada midoobay ka qabaan saameynta ay ku yeelan karto sii balaarashada awoodda kooxda ay [...]
Mushkiladaha Qaranimadeena Hortaagan
Dhibaatada Jamhuuriyadda Soomaaliya ka taagan oo Qaranimadu ka saldhigan la’ dahay waa badan yihiin, qaabab badan oo qaarkood loola tacaalayna xal laguma gaarin weli.
Waxgaradka Soomaaliyeed waxyaalo kala duwan ayay sabab uga dhigaan waxaase muuqata inaan weli si dhab ah looga wada hadal mashaakilna na haysta ama aan la helin golo iyo madal lagu qaado dhigo [...]
CALAN DIID WAA DOWLAD DIID
Sida calanka ka muuqatana waxaa la doortay in uu u ekaado midibka buluugga una ek cirka dhexdana ku leh xiddig shan geesood ah una dhiganto shanta soomaaliyeed oo gummeysiga geyigeenna u kala qeybiyay. Calanka waa astaanta iyo midnimada ummadda soomaaliyeed, waxa uu mudan yahay ixtiraam iyo xushmo u gaar ah si loo muujiyo qiimaha,qaayaha iyo [...]
Shareecada ku dhaqankeeda Wax baa ka Horreeya!
Soomaalidu weligeed islaam bay aheyd, islaamna kama maqnee sida dhabta ah qaranimo iyo nabad gelyo ayaa ka maqan. Ma ahan in dheg jalaq loo siiyo dad aan iyaguba waxey rabaan aqoon oo shareeco aysan aqoon ummadda ku leynaya.
Islaamku waa caqiido, waa akhlaaq, waa cibaadaat,waa mucaamalaat, intaasna weligeed ayaa lagu dhaqmayey inteeda badan. Qaybta xuduuda iyo [...]
Dib u dhiska dowlad Soomaaliyeed, quus iyo rajo
Tan iyo maalintii ay burburtay dowlladdii Soomaaliyeed, xukunkana laga tuuray nidaamkii kali-talisknimada ku dhisnaa ee uu hogaaminayayJeneraal Maxamed Siyaad Bare, shacbigu waxuu sugayay in dalku yeelan doon dowlad u isutaagtay danaha qaranka Soomaaliyeed, dadka iyo dalkana u horseeda nabad, horumar iyo dib-u-dhis.
Raajada noocaas ah waxaa fogeeyey khilaaf siyaasadeed oo markii hore u dhexeeyay, oo kaliya, [...]
Jihaadka Suuqa Madow ah
Reer Ciraaq ayaa iyagoo diley wiilkii nabigu s.c.w awowga u ahaa oo Xuseen Ibnu Cali waxey Ibnu Cabbaas waydiiyeen hadii qofka xaajigaa kaneeco dilo wax dhiig ah maku waajibey? Ibnu Cabbaas weedhiisi caanka noqotey ee aheyd: Reer Ciraaqow yaab baad leedihiin, dhiigii Xuseena ma daadineysaan, dhiig kaneecana ma weydiineysaan ayuu ku jawaabey.
Waxaa taas la mid [...]
Shabaab Hadeysan Khawaarij Aheyn Maxey Yihiin?
Ereyga khawaarij ee shabaabka loo diidayo in lagu tilmaamo ma ahan mid leyskala maagey shabaabkee wuxuu jawaab u yahay ereyga ka culus oo ah waa ?murtad? oo dadka muslimkaa daliil la?aan riddo loogu xukmiyo, isla markaasna dhiigooda la banneysto. Hadaba ridada xaq darrada ah iyo ninka manhajkaas manhaj ka dhigtey oo khawaarij lagu sheego keebaa [...]
Galbashada Nidaamka Hantiggoosadka Yaa Ka Gadaal Mari Doona?
Ka gadaal hoos u dhacii waynaa ee dhaqaalha (Great Depression ee 1929), sannadii 1937dii dhaqaalyahankii reer Britain John Maynard Keynes ayaa soo jeediyay in faragalin la’aanta dowlada ay ka mas’ul aheed hoos u dhicii waynaa ee dhaqaalaha. Haddaba si looga kabsado dhibta, loogana fogaado in dhacdada ay dhib u soo laabato, waxaa lagama maar maarn [...]
Gudcur ninkii ku orda, god ayuu ku dhacaa
Ma jirto marxalad ka madow oo soo marta taariikhda dalka ee cabsi iyo khatar galineysa madaxbannaanida iyo jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed oo ka daran halka ay mareyso xaalladda siyaasadeed iyo ammaan ee haatan dalka ka jirta.
Tan iyo markii ee burburtay dawladdii Soomaliyeed ee horaadkii 1991-kii, waxaa dalka ka dhacay xaalado adag oo la ogsoon yahay [...]
