A ticking bomb in the horn of Africa, a sensitive region, has been overlooked by the AU, UN and US in particular and the world community in general, for too long a period. Policy makers in these quarters have underestimated this threat at best or just ignored perceiving it as local issue!
Time has proved this [...]
The Kampala bombing: Can be the first drop of a torrential rainfall
Somalia: Dal Dad Waayay iyo Dunni Damiir Beeshay!.
Shucuubta caalamku waxay u qeyb-sanyihiin kuwa dhulkii qaadi waayay oo dalalkoodii ay ku yar yihiin iyo kuwa uu ka baaxad wayn yahay dalkooda, markaas farqiga u dhaxeeya labadaasi qaybood waxaad moodaa in si la fahmi karo u kala duwan yahay, iyadoo aysan jirin cid maanka ku haysa wax ka yar arrintaasi.
Musiibooyinku, [...]
Al-Shabaab, ma ‘Xashaashiinta’ cusub ee Soomaliyaa?!
Haddii dib loo fiiriyo taariikhda Muslimiinta waxaa noo muuqaneysa, sida taariikhda ummadaha kale, marxalado kala duwan oo ay soo martay, taasoo marna tusineysa guul iyo sareyn ay ummadu u tilaabsatay hormar dhinac kasto ah, marna muujineysa guul daro, hoos u noqod iyo tabar daro taabatay ilbaxnimada iyo awooddii weyneyd ee muslimmiintu lahaayeen sida marxaladda ay [...]
Dawlada “Naas iyo Nikaax” ee Puntland. Qaybtii I.
Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid Arar:-
Waxaa dal kaga hormaraa dal kale waa dawlad wanaag. Isbedel-san doon baynu ahayn, hase yeeshee tani waa jug-jug meeshaada jog. Weliba tii hore baa la qaatay, oo nabadu intaan waa dhaantay. Ujeedada qoraalkani waa wax toosin, ee ma aha wax build. Shalay markay golaha wasiirada [...]
Asked the US leadership as a precondition for stabilizing and rebuilding Somalia
One more time, the International Community (IC) led by the United States is confronted with the urgent necessity to develop a “comprehensive strategy” for Somalia after the counter-terrorism-centered strategy, primarily delegated to Ethiopia (IGAD), has utterly failed. This necessity existed when Obama Administration came into office. Indeed, Prof Ken Menkhaus wrote in February 2009, “While [...]
MUSTAWE ISU MIISAMAN BAY WAX U MIDOOBAANE
Qormadan waxaan gogol dhig ugu samaynaya god cusub oo qalinmaalku ku eegan laf dhabarka mushkiladda Soomaaliya ,waxaana ku daah furaya afarey uu tiriyey abwaanka Soomaaliyeed ee Hadraawi”Garashadu hadday ruux la tahay suu u garanayo,garaadkiisu suu qabo haddii loola garan waayo,gar-darruu u qaataa ninkii yiri garaadkiise”. Hadba sidda loo fakarayo ayeey [...]
TFG: Khaliijka loo shaqa tago!
Soomaaliya dawladda ka dhisan ee uu madaxweynaha u yahay Shariif Sheekh Axmed, waxaa horyaal dhibaatooyin fara badan oo aysan muuqan sidey u maareyn lahayd. Sida hadda wax u dhacayaan, dawladdu ma ahan mid tallaabsan karta waxna soo kordhin karta, balse waxaad moodaa in ay dab huraya baansiin ku sii shubeyso, taaso dhiirigelineysa kooxaha mucaaradka ah!
Caqabadaha [...]
Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya”
Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed. Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah. Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka [...]
Shalay Maxkamadihii Islaamka, Maanta Ahlu-sunah wal-jaamac!
Runtii xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya waxay noqotay mid si loo saadaaliyo ay dhib badantahay, waxayna mar kasta yeelata ama la soo baxdaa wajiyo cusub oo aan horey loo aqoon!
Tan iyo markii la riday xukunkii kaligi-taliska ahaa ee Siyaad Bare, dalka waxuu galay qas siyaasadeed iyo jiho wareer ka dhashay loolankii ay qabaa’ilka iyo kooxahoodii [...]
Salafiyadu ma tacasubkii mad-habiga ahaa bay soo celinayaan !!!
( Qisadii ka dhacday Masjidka Ibnu Tiimiyah ee Magaallada colombus, Ohio )
Horudhac :Shiikh Mohamed ibnu idris AL-shaafici wuxuu ahaa Caalimkii reer Qureeyshayd ee uu Nabigu sheegay in uu dhulka ka buuxin doono Cilmi,taasna waxay ku timid sida uu u mideeyey labaddii Dugsi ee hortiis jiray Dugsigii reer Ciraaq ee Qiyaaska ku [...]
