Bogga Hore » Islaamka Waxaad ku dhex jirtaa hadda qaybta “Islaamka”

Al-Shabaab, ma ‘Xashaashiinta’ cusub ee Soomaliyaa?!

Al-Shabaab, ma ‘Xashaashiinta’ cusub ee Soomaliyaa?!

Haddii dib loo fiiriyo taariikhda Muslimiinta waxaa noo muuqaneysa, sida taariikhda ummadaha kale, marxalado kala duwan oo ay soo martay, taasoo marna tusineysa guul iyo sareyn ay ummadu u tilaabsatay hormar dhinac kasto ah, marna muujineysa guul daro, hoos u noqod iyo tabar daro taabatay ilbaxnimada iyo awooddii weyneyd ee muslimmiintu lahaayeen sida marxaladda ay [...]

July 19 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Maqaallada | Sii aqri »

Salafiyadu ma tacasubkii mad-habiga ahaa bay soo celinayaan !!!

Salafiyadu ma tacasubkii mad-habiga ahaa bay soo celinayaan !!!

( Qisadii ka dhacday Masjidka Ibnu Tiimiyah ee Magaallada colombus, Ohio )
Horudhac :Shiikh Mohamed ibnu idris AL-shaafici wuxuu ahaa Caalimkii reer Qureeyshayd ee uu Nabigu sheegay in uu dhulka ka buuxin doono Cilmi,taasna waxay ku timid sida uu u mideeyey labaddii Dugsi ee hortiis jiray Dugsigii reer Ciraaq ee Qiyaaska ku [...]

May 9 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Maqaallada | Sii aqri »

Ayaan Xirsi oo markale Nebi Muxammed ku dacaayadeysay Buug ay soo saartay

Ayaan Xirsi oo markale Nebi Muxammed ku dacaayadeysay Buug ay soo saartay

Naag  Asalkeedu soomaali yahay oo ka baxday diinta islaamka laguna Tilmaao oo ay ku cadaatay Murtadnimo ayaa waxa ay soo saartay Buug ay ku dacaayadeyneyso Nebi Muxammed NNKH.
Buugeeda ayaa Murtadada ayaan Xirsi waxa ay Cinwaan uga dhigtay “Reer Baadiye” waxaana si aad ah ay ugu aflagaadeysay Suubanaheenna NNKH oo ay sifooyin kala duwan uga bixisay [...]

March 21 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Wararka | Sii aqri »

Alshabaab oo sidii la filayay uga soo horjeesatay Shirkii Dubai

Alshabaab oo sidii la filayay uga soo horjeesatay Shirkii Dubai

Iyadoo dhowaan uu ka dhacay Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta shir weyn oo aqoon is weydaarsi ahaa ayaa waxaa lagu falanqeeyay shirkaasi xaaladda dalka Soomaaliya iyo mas’alada alwaraa wal baraa.
Waxaa sidoo kale shirkaasi lagu cadeeyay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed aysan aheyn dowlad rido ah aananna la dhihi Karin [...]

March 20 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Wararka | Sii aqri »

Shirkii Dubai oo lasoo afjaray iyo Bayaan laga soo saaray

Shirkii Dubai oo lasoo afjaray iyo Bayaan laga soo saaray

Waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta Shir soconayay muddo labo maalmood ah oo ka dhacay Amaaradda Dubai halkaasi oo lagu falan qeynayay Xaaladda ka taagan wadanka Soomaaliya.
Shirkaasi oo uu shir guddoominayay Wadaadka Caalimka ah ee Cabdalla Bin beyah, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa oo kasoo qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh [...]

March 14 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Sh.Cumar Faaruuq oo cadeeyay dagaallada kasocda Soomaaliya in uu Fitno yahay

Sh.Cumar Faaruuq oo cadeeyay dagaallada kasocda Soomaaliya in uu Fitno yahay

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa weli waxa ay wadaan baraarujinta ay ku doonayaan dadka in ay kaga dhaadhiciyaan waxa kasoconaya dalka Soomaaliya in uusan aheyn wax diin lug kuleh.
Arrintani ayaa waxa ay sii xoogeysatay kadib markii kooxaha dalka ka dagaalama ee kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya ay ku cel celiyeen in waxa ay u dagaalamayaan [...]

March 14 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Wararka | Sii aqri »

Shir Caalami ah oo Arrimaha Islaamka Soomaliya Dubai kasocda

Shir Caalami ah oo Arrimaha Islaamka Soomaliya Dubai kasocda

Imaaradda Dubai oo katirsan Dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa kasoconaya shir caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya ka taagan gaar ahaan barnaamijka Diinta ku saleysan ee lagu dagaalamayo gudaha Soomaaliya.
Shirkani Caalamiga ah ayaa waxaa looga dodo doonaa arrimo fara badan oo khuseeya dhinaca Shareecada Islaamka gaar ahaan tan iminka kataagan wadanka Soomaaliya.
“Soomaaliya Codka Xikmadda [...]

March 14 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Wararka | Sii aqri »

Sh.Maxamed Idriis “Culumo la yaqaan oo Soomaaliya ku dagaalameyso majirto”

Sh.Maxamed Idriis “Culumo la yaqaan oo Soomaaliya ku dagaalameyso majirto”

Sheekh Maxamed Idriis oo kamid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay dhibaatada soo laalabatay ee ka dhaceysa wadanka Soomaaliya gaar ahaan tan iminka ka taagan.
Ugu horeyn waxa uu sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihin dad wax qaban kara laakiin ay u baahan yihiin hoggaan ku haga wadada toosan oo u iftiimiya keliya waxa [...]

March 7 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka, Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Fatwa about the mortgage

Fatwa about the mortgage

Purchasing houses with an usurious loan for Muslims living in non-Muslim countries, i.e. taking up a mortgage to buy a house

The Council discussed in detail several papers concerning the purchasing of mortgaged houses and came to the following conclusion:
1- The Council stresses what had been agreed upon by the Muslim Ummah that usury is forbidden. [...]

January 10 2010 | Lagu daabacay qaybta Islaamka | Sii aqri »

Khudbada Amiirka Shabaab ee Takfiirin iyo Isburini ku Laran Tahay

Khudbada Amiirka Shabaab ee Takfiirin iyo Isburini ku Laran Tahay

Amiirka Alshabaab ninka  lagu kala sheego labada magac, mid carbeed iyo mid soomaali ah oo kala gedisan Mukhtaar C/raxmaan ama ina godane sababta ay taasi ku timidna aysan caddayn ayaa khudban gaaban uu duubay iyadoo aan la ogayn halka uu ku sugan yahay ay xanbaarsanayd erayo takfiirin iyo gaalasyiin iyo kuwa shacabku ku hodayo oo [...]

May 13 2009 | Lagu daabacay qaybta Islaamka | Sii aqri »