Bogga Hore » Faallada GJ
Waxaad ku dhex jirtaa hadda qaybta “Faallada GJ”
Urururka Shabaab oo lagu yiqiin afkaar badan oo ay la yaabeen culimo iyo caamo badan ayaa lasoo if baxay habdhaqan hor leh oo in badan ku riday afkii baa juuqda gabay. Horey ayaa wixii lagu yiqiinay waxaa ugu darnayd dhiig xalaalaysiga muslimiinta ama shacabka Soomaaliyeed oo qaarna murtad ku sheegeen qaarna dhibka kasoo gaara qaraxyada [...]
March 29 2010 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ, Wararka | Sii aqri »
Waxaa dhawaan magaalada baydhabo kasoo baxay bayaan iyo shir jaraaid oo halkaasi lagu qabtay laguna sheegay in mucaskarka raaskanbooni iyo xarakada shabaab ku midoobeen iyadoo la sheegay in dhanka raskanbooni usaxiixeen dulyadayn iyo sida la sheegay sheex xasan turki.
Muddo ka dib ayaa waxaa arrintaasi beeniyey qayb ka tirsanayd mucaskarkaasi oo haatan ka tirsan ururka xisbul [...]
February 5 2010 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ, Wararka | Sii aqri »
Magaalada Muqdisho ayaa waayahan danbe waxaa dhaqan dagaaleed ka noqday arrin aad u foolxun oo muujinaysa in kooxaha isku haya caasimadda aysan wax arxan ah u hayn shacabka magaalada Muqdisho ku haray iyadoo ay degmooyinka qaarna ay ugu sii daran yihiin.
Kooxaha dagaalka kula jira DGKMG ah ee Shabaabka iyo Xisbul islaam oo dagaalkooda Jihaad ku [...]
January 8 2010 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ, Wararka | Sii aqri »
Labadan kooxood ayaan midna midka kale ku eedayn karin inuusan urur diineed ahayn ama caqiido lahayn ama fikirka salafiga si kala duwan uga wada abtirsada laakiin isla meel dhigi waayey sidii xukunka magaalada loo wadaagi lahaa ama loogu ogolaan lahaa in shacabku doorto madaxdiisa.Wadaadani waa diideen laba arrimood oo sal u ah xukun wanaagsan iyo [...]
September 29 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Cajalka hore ee afka Soomaaliga ku baxayey ayuu eedeyn iyo gaalaysiin dusha kaga tuuray amiirkiisii hore Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay haatan iska horjeedaan isagooo aayadaha munaafiqiinta oo idil dusha u saaray ragga ay siyaasadda isku hayaan kana dhigay inaysan alle rumaysnayn balse ay isqarinayan cibaadadoodana ay been tahay iyo munaafaqnimo.
Wuixuu si gaar au u [...]
September 25 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Waxaa la yaab leh sida warbaahinta iyo waxgaradka qaarkood uga hadlaan madaafiicda shabaab iyo xisbiga ridaan ee shacabka geeri kasoo gaarto. Warbaahinta qaar ayaa ku dhiirran inay sheegaan markii madafiic dawladda ama AMISOM rideen ay shacabka wax kasoo gaaraan iyagoo mar walba ka gaabsada khaladka shabaabka iyo xisibga ee ay hoobiyayaasha ka dhex tuuraan goobaha [...]
July 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Waraaqahan jeebabka shabaab laga helay ayaa waxaa diyariyey nin lagu magacaabay C/llaahi Ansaari, waxaana waraaqaha ku qornaa oo lix bog ka kooban quruxda iyo fadliga gabdhaha xuurayl caynta oo warqadaa lagu sheegay wixii kuso arooray gabdhahaa ee axaadiis ama quraan ah.
Waxaa loo sheegay dhalinta in qofkii jannada gala uu helayo laba xuural cayn halka kuwa [...]
July 13 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Sheekh Shariif iyo raggii muqaawamada ee la socday ayaa lahaa fikar dhextaal u ahayd geedii socodkooda siyaasadeed taas oo ahayd in Itoobiya dallka looga saaro xoog iyo siyaasadba, isla markaana Soomaali aayaheeda ka tashato iyadoo aan islaamiyiinta la faquuqayn iyana aysan cidna faquuqayn.
Waxaa siyaasadooda dabcan kasoo horjeeday shabaabka oo wada dagaal aan xaduud iyo diblomaasiyad [...]
June 26 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Qeybo badana oo shacabka ka mid ah oo ku sugan gudaha dalka oo ay ku jiraan culimada iyo odoyada ayaan si xor ah u cabiri karin dareenkooda maadaama shabaabka lagu bartay gaalaysiinta iyo khaarijinta ciddii fikirkooda ka hor timaadda iyadoo digniino u diray culimo badan oo uu ka mid yahay boqol soon walaalkiis iyo sheekh [...]
June 22 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Madaxda ururku waxay sheegeen ama tuhun galiyeen shareeca ku dhaqanka dawladdu qaadatay iyagoo ku dooday in shareeco Maraykan ama Nasaaro ka raalli tahay far ku godan tahay.
Dhanka kale waxay sheegeen in raggii baarlamaanka ku jiray ee imaatinka Itoobiya anxisixyey aysan marna siyaasadda Soomaaliya wax uga ogolayn ee ay tahay in mujaahidinta kailya iyo shacabka taageersan [...]
June 12 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Waxay mudnayd in taallo laga dhiso ama xusuus u noqoto waqtigii Shacabka Soomaaliyeed u dhabar adaygeen iska celinta damacii Itoobiya ee marki ugu horreeyay ciidamada Itobiya ay taariikhda soo gaaraan magaalada Muqdisho. Dareenkii shacabka Soomaaliyeed iyo libintii iyo neecawdii ay dareemeen markii xabashi baxday waxaa hal bacaad lagu lisay ka dhigay wadaado damac, caro iyo [...]
May 15 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Waxaa madaxda alshabaab qayb ka mid ah kasoo dagaal galeen Afganistaan iyagoo ururkii alqaacidana ay halkasi xiriir billow ah kusoo dhex maray. In kastoo aan la xaqiijin karin in xiriir tandiimo ah ama urureed uu kala dhaxeeyo alqaacida hadana waxaa aad u muuqda in xiriir ruuxi ama fikri ah uu ugu yaraan ka dhaxeeyo.
Markii uruka [...]
May 12 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Hadaba qoraalkan waxaan ku eegaynaa sababta keeni karta is afgarad caynkan oo kale ah iyo haddii aan la samayn waxa ka dhalan kara ama saamaynta uu ku yeelan karo dalabka ama gudbisashada Qalfoof badeedka (Continental Shelf) uu dal kasta oo dunida kamid ah laga rabo inuu ugu danbayn gudbisto 13 May 2009.
Sharciyada Gudiga Xadka Qalfoof [...]
May 9 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Sheekh Xasan waxaa sidoo kale hadalkiisii ugu horreeyey meel fagaare ah uu ka jddeiyo ku sheegay inay tallaabo horey loo qaaday tahay shareecada lagu dhawaaqay balse ay meel kale la’dahay oo uu sheegay inay tahay shareeco Itoobiya laga soo ansixinayo ama Maraykan raalli ka yahay oo uusan ka dagaallamayn!Sidoo kale wuxuu sheekhu dalbaday in ciidamada [...]
April 27 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Buugga ay Somalitalk baahisay ayaa ka digayey laba arrimood; 1 In haddii la gudbin waayo daraasadda cilmiyaysan ee Gudiga UNCOLAS u qabatay dalalka inay ku keenaay 13 May 2009 ay dhici karto in wixii Soomaaliya loo kordhin lahaa lagu wareejiyo hay’ad badeed ama dawlado kale ee soo codsada taasoo khatarteed leh. Markaa waa in wax [...]
April 13 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
1. Wuxuu dagaalyahnnada u dhaga nugul ka codsaday inay sii wadaan dagaalka ay kula jiraan dawladda Soomaliya iyo ciidamada AMISOM.
2. Wuxuu tibaaxay inuu riddoobay oo diintiisii uu ka laabtay Sh Shariif isagoo ku misleeyey hogaankii mujaahidiinta Afganistaan oo uu iyana ku tilmaamay inay ridoobeen sida Rabbaani, Sayyaaf iyo Axmed Shaah Mascuud ka dib markii ay ka hor [...]
March 22 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Qodobada ay ka hadleen ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in khilaafaadka jira wadahadal lagu dhammeeyoo oo aan dagaal sokeeye lagu degdegin. Waxay sidoo kale baaqyo kala duwan ujeediyeen Dawladda iyo kooxaha kasoo horjeeda. Mujaahidiinta dawladda kasoo horjeedda waa sida ay hadalka u dhigeene ugu baaqeen inay wadahadal ka galaan wixii khilaaf ah ee dawladda kala dhexeeya [...]
February 19 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Waxgarad badan baa aaminsan in khilaafka haatan ka taagan koonfurta Soomaaliya ee u dhexeeya Dawladda Midnimada Qaran iyo kooxaha Xisbul Islaam iyo Shabaab uusan ahayn mid ku salaysan oo qura aragti diineed iyo in dalka shareecada islaamka lagu dhaqo.
Waxaa soo baxaya dareen aad u xoog badan oo shacabku ku diidan yihin in mar kale [...]
February 10 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Sida waaqica noqotay waxaa adkaatay in Soomaaliya ay ka hana qaaddo dawlad dhexe oo si siman uga wada talisa dhulkii Jamhuriyadda Soomaaiya ee markii ugu danbaysay ay ka talinaysay xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre.Waqooyiga Soomaliya waxaa muddoo dhawr iyo toban sano ah ka jira maamul la magac baxay Soomaali land sheegtayna inuu gooni isu taagay [...]
January 15 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Billowgii Ururka:Ururuka Al shabaab ayeysan jirin daraasad qoran ama oo caddaynaysa goorta ururku billawday, ujeedooyinkiisa, iyo qaabdhismeedkiisa .Waxa ugu dhaw ee loo tixraaci karo waa cajaladaha, bayaannada iyo wareysiyada ay bixiyaan iyo inta yar ee laga yaqaanno qaar ka mid ah hogaankooda. Dhawr nin oo ka tirsan hogaanka ururka oo Soomali ah ayaa la og [...]
January 2 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Tan iyo markii ay wadahadal ka billaabeen Jabuuti Isbahaysiga dib u xoraynta iyo TFG-da waxaa cirka isku shareeray khilaafka soo kala dhex galay laba dhinac ee lagu waday inay heshiiyaan. Isbahaysiga Jabuuti waxaa ka hor yimid raggii Asmara kaga haray oo ay ugu cadcadaayeen Sh. Xasan Daahir iyo Sh Cumar Iiman iyo rag kale, waxaa [...]
December 24 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Isbahaysiga ayaa heshiiskii uu ku saxiixay Jabuuti 26 Oktoobar waxaa si cad markii ugu horreysay kaga soo horjeestay xoogag hor leh oo aan ahayn kuwii horey u diidana. Qaybaha muqaawamada ee markan kasoo horjeestay ayaa sababaha ay ku diideen waxaa ugu weynaa laba arrimood oo kala ah in halka ay ciidamada cadawga Itoobiya ka baxayaan [...]
November 2 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Hadaba shirka Nairobi loogu yeeray Baarlamaanka ayaa u muuqda mid ay Itoobiya iyo Kenya oo arrimaha Soomaaliya meelo badan kaga siyaasad ah Itoobiya, ay doonayaan inay gacantooda kusoo celiyaan shirarka dib u heshiisiineed ee Soomaaliya.
Ujeedoyinka Shirka
1. Itoobiya iyadoo ka faa’iidaysanaysa madaxnimadeeda IGAD xilligan iyo Kenya oo ka faa’iidaysanaysa saaxiibnimada Itoobiya, isku dan ahaanta iyo shirka [...]
October 22 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Waxaa markii khilaafku ka dhex dillaacay Isbahaysiga dib u xoraynta inta badan buuqu ku ekaa dibadda, iyadoo inta badan Isbahaysiga oo ay madaxdiisii la socdaan ay Jabuuti ku sugnaayeen, ayna qaateen in wadahadal haddii ay suurto gal tahay wax lagu raadiyo.
Dhanka kale koox ku hartay Asmara oo rag muhiim ah ku jireen ay billaabeen [...]
October 1 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Xudunta Khilaafka
C/laahi maadaama uu 30 sano kusoo jiray halgan isugu jiray cadaw gargaarsi, dil, shirqool, qaran dumis, dibindaabin islamarkaana waxa keli ah ee uu halgankaas ka doonayeyna ay ahayd in mar uun madaxweyne la yiraahdo, farta halkuu ku fiiqana la iskubuurto, amarkiisanna marna muran laga soo celin. Ma jiro ruux sawiran kara aragtidda uu C/laahi Yusuf dawladnimo ka [...]
August 9 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Shirka oo prof Cadow laga waraystay markuu soo gabagaboobay ka dib iyo Jimcihii lasoo dhaafayba wuxuu ku qanacsan yahay in raggii garabyada metalayey ay weli waxii ay ku heshiiyeen aysan si cad uga bixin ama uga hor imaan (Sh Sharif iyo Sh Cumar Iman) welina uu rajo ka qabo in la dabo qabto isagoo xusay [...]
July 26 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Khilaafka Isabahaysiga oo meel kulul gaaray, warbaahintana lagu baafiyey taasoo ay xigsatay is dacaayadayn iyo niyad jab dhex qaaday intii taageersanayd Isbahaysiga iyo madaxdiisiiba ayaa ay haatan shanqartii yaraatay iyadoo lagawada warsugayo shirka Yemen. Hadaba maxaa la filan karaa?
Waxa laga filan karaa waa dhawr arrimmood; Tan hore in lagu heshiiyo oo arrimaha la isku hayey [...]
July 13 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Inta diiddan iyo tafsiirkeeda
Dadka qaar waxay kolkii horeba sheegayeen inaan shirka wax wanaag ah kasoo baxayn qoloda Isbahaysiga ka aaddayna ay sharci darro ku aadday halkaasi, wixii kasoo baxana aysan sharci ahayn. Mawqifkan oo ragga Isbahaysiga ee Asmaro ku sugan qabaan iyo inta taageertaba waxay uun heshiiska ka raadiyeen wax taageeraya dareenkoodii hore ee diidmada [...]
June 12 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Ilaa hadda dhinaca Jabuuti waxaa u hadlay oo mawqifkooda cadeeyey gudoomiyahada gudiga wadahadalka C/raxman C/shakuur, Afhayeenka gudiga Daahir Calasow, Sheekh C/raxman Janaqow oo ah Xoghayaha ururka ahna gudoomiye ku xigeen ururkii Maxkamadaha Islaamiga iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah gudoomiyaha Isabhaysiga iyo gudoomiyihii Maxkamadaha iyadoo sidoo kalena uu ku mawqif yahay Shariif Xasanka Baarlamaanka. [...]
May 28 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Labada aragti ee soo gaartay warbaahinta waxay qolo walbaahi ku dadaalaysaa inay shacabka ka iibiso taladeeda iyadoo muujinaysa inay iyadu nidaamkii Isbahaysiga ku taagan tahay. Dad ka tirsan ama ku dhawdhaw Isbahaysiga ayaa tilmaamaya inay jiraan waxyaalo labada dhinac mid kasta si gaar ah loogu garaabi karo iyadoo dhnaka kalana la muujinayo culays mid walbaahi [...]
May 20 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Isbahaysiga waxa kaliya ee la hubo inay ku midaysan yihiin waa kasoo horjeedka iyo la dagaallanka lagula jiro Xabishida iyo sidii looga saari lahaa Soomaaliya. Marka ay timaaddo aragtida siyaasadeed iyo sida xal lagu gaari karo marka dagaalka laga yimaado waxaa muuqata in Isbahaysigu isku aragti ahayn. Marka laga yimaado xeerka iyo nidaamkii Isbahaysiga; [...]
May 15 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Akhristeyaasha qiimaha leh ee goobjoog,
Boggan Goobjoog sida aad u aragteen waxa ku dhacay isbeddel aan yareyn.
01Marka hore waxaan ka guurnay serverkii hore oo dhibaatooyin badan sababi jiray, taasi waqti iyo juhdi badan ayay nagu qaadatay.
02Tan labaad CMSka aan isticmaali jirney ayaan beddelnay oo mid cusub ayaan u guurnay, sidaas awgeed waxaad arki kartaan inuu [...]
April 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »
Nuur-Cadde oo dagaalka ka hadlaya ayaa ku macneeyey in ciidamadiisa oo kuwa Itoobiya kaashanaya ay iska difacayeen kooxo dawlad iyo nabada diid ah oo weerar ku soo qaaday.
Nuur-Cadde wuxuu horey si geesinimo leh u qirtay boobkii ay ciidamada xukuumaddiisu ka gaysteen Suuqa Bakaaraha, wuxuuse markan ku dhiirran waayay inuu canbaareeyo ama ka tacsiyeeyo gumaadka ay xabishidu [...]
April 23 2008 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »