Bill Gates

Waxaa kaalinta 1’aad ku jira Bill Gates oo ah milkiilaha shirkadda Microsoft, waxaana waqti xaadirkan hantidiisa lagu qiyaasa $85.7 bilyan oo doolar. Bill Gates waa 62 jir u dhashay dalka Mareykanka, waxa uuna dhowr sano loo aqoonsaday in uu yahay ninka ugu hantida badan dunida.

Jeff Bezos

Kaalinta 2’aad waxaa ku jira Jeff Bezos oo ah milkiilaha iyo aasaasaha shirkadda Amazon oo ah shirkad internetka wax ku iibisay. J. Bezos oo u dhashay dalka Mareykanka waxaa hantidiisa lagu qiyaasaa $73.2 bilyan, []

Bill Gates Waxaa kaalinta 1’aad ku jira Bill Gates oo ah milkiilaha shirkadda Microsoft, waxaana waqti xaadirkan hantidiisa lagu qiyaasa $85.7 bilyan oo doolar. Bill...

Mark Zuckerberg oo kamid dadka ugu caansan dunida ee ka haray waxbarashada jaamacdeed ee loo yaqaan ‘Dropouts’ ayaa shahaado ka helaya Jaamacadda Harvard oo...

Shirkad laga leeyahay dalka Holland ayaa markii ugu horreysay taariikhda inta la ogyahay sameyneysa baabuur sida diyaaradda oo kale u duulaya, waxaana shirkaddaas soo...

Dadka qaba cudurka indho la’aanta ayaa waxay hadda heleen daawo ka duwan kuwii hore taasoo ah in qofka qabo cudurka indhoolka ah loo galin...

Shirkadda Facebook ayaa haatan soo saartay Live Audio kadib markii horay ay uga guuleysatay Live vedio. Shirkadda ayaa haatan u suurogelin doonta Idaacadaha iyo shakhsiyaadka...

Yahoo ayaa sheegtay in burcad ay xadeen xog la xariirta 1 bilyan xisaabadkoda gaarka loo leeyahay. Macluumaadka la xaday waxa ka mid noqon kara...