Qiimaha Khudaarta lagu kala iibsado ayaa sare u kacay suuqyada magaalada Garoowe iyo degaanno kale oo gobollada waqooyi ku yaalla.
Qiima kororka ku yimid khudaarta ayaa salka ku haya khudaar gobollada waqooyi uga imaan jirtay dhinaca Itoobiya oo la joojiyay.
Arrintaas ayaa sabab u ah colaad u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada wada deggan gudaha Itoobiya.
Ganacsatada Khudaarta ee Garoowe ayaa sheegaya in sare u kacani uu sii jiri karo haddaanan la helin ilo kale oo khudaarta ay ka imaan karto.
Halkaan hoose ka dhageyso:

http://www.goobjoog.com/business/wp-content/uploads/2017/09/Warka-Qudaarta-by-Jaamac-1-1.mp3
 
Please []

Qiimaha Khudaarta lagu kala iibsado ayaa sare u kacay suuqyada magaalada Garoowe iyo degaanno kale oo gobollada waqooyi ku yaalla. Qiima kororka ku yimid khudaarta...

Ganacsiyada magaalada Jowhar ayaa sidii caadiga ahaa u howl-bilaabay saaka kadib markii doorashadii shalay ka dhacday magaalada ay saameyn ku yeelatay qaar kamid ah...

Kulan ay wada qaateen maamulka Pundland iyo Bangiga Dhexe ayaa waxaa ay ka wada hadleen arrimaha la xiriira xasaradda maaliyadeed ee ka taagan deegaanada...

Warbixin bileedka sarifka lacagaha qalaad ee Goobjoog Business ayaa soo ogaatay in qiimaha lagu sarifo Riyaalka Sacuudiga ee suuqyada magaalada Muqdisho aanay waxba iska...

Suuqyada caalamka waxuu u muuqdaa mid wejiyo badan yeelanaya oo si fudud isku bedbedalaya, hadaba waa kuwan 10 dhacdo/arrin ee ay tahay in aad...

Wararka naga soo gaaraya xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in suuqa weyn ee xaafaddaasi uu dab ka kacay. Dabkan...