Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dalkiisa ka saarey heshiiska ganacsiga xorta ah ee kala dhaxeeyay dalalka pacific-ga ee looyaqaan Trans-Pacific Partnership (TPP).
Heshiiskan maraykanka kala dhaxeeyay 12 dal oo ay kamid yihiin Japan, Malaysia, Australia, New Zealand, Canada iyo Mexico; ayaa muhiim u ahaa siyaasada Maraykanka ee Asia.
Madaxweyne Trump ayaa sabab uga dhigey arrinkan iney muhiim u tahay shaqaalaha dalka Mareykanka, aragtidaas oo ka duwan midda uu aaminsanaa madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama.
“ muhiim ayay utahay shaqaalaha maraykanka waxa aan []

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dalkiisa ka saarey heshiiska ganacsiga xorta ah ee kala dhaxeeyay dalalka pacific-ga ee looyaqaan Trans-Pacific Partnership (TPP). Heshiiskan maraykanka kala...