Shirkadda gawaarida sameysa ee Jaguar Land Rover ayaa shaqaaleysiineysa 5,000 oo shaqaale si ay kor ugu qaado qibradeeda gaari sameynta ee la xiriirta tiknoolojiyada.
Jaguar Land Rover ayaa sheegtay in ay shaqaaleysiin doonto 1,000 ijineer (electric and software engineers)  iyo 4,000 oo shaqaale kale ah oo kakala shaqeyn doono qeybaha kala duwan ee shirkadda.
Waxaa shirkaddan laga leeyahay dalka Hindiya iyada oo ay u shaqeeyaan 40,000 oo qof oo dunida dacaladeeda ku nool.
Shirkadda ayaa dooneysa in dalka Austria ay ku sameyso gaarigii []

Shirkadda gawaarida sameysa ee Jaguar Land Rover ayaa shaqaaleysiineysa 5,000 oo shaqaale si ay kor ugu qaado qibradeeda gaari sameynta ee la xiriirta tiknoolojiyada. Jaguar...

Air Arabia ayaa sheegtay in wixii ka dambeeyay 4 July 2017 ay duulimaad toos ah ku tagi doonto magaalada Hargeisa, ee maamulka is magacaabay...

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray  dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta isaga oo kulamo la qaatay  madaxda Shirkadda DP World. Arrimaha ugu...

Shirkadaha duulimaadyada ka howlgala Koofur Galbeed ayaa cabasho ka muujiyay canshuur dheeraad oo maamulka Koofur Galbeed uu ku soo rogay shirkadahaas. Shirkadaha duulimaadyada ayaa markii...

Maamulka K/galbeed ayaa ka warbixiyey cabasho dhowaan ay muujiyeen shirkadaha diyaaradaha ee duulimaadka ka sameeya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii lacago...

Shirkadda Google ayaa daahfurtay website gaar ah oo qofka Muslimka ah u sahlaya in uu si fudud qiblada ku helo isaga oo isticmaalaya taleefoonkiisa gacanta...