Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa arrimaha amniga, ansixinta Hindise Sharciyeedka Batrooka, Heshiiska isu-celinta maxaabiista ee India iyo Soomaaliya iyo arrimo kale.
Wasiirka Batroolka ayaa Golaha u soo gudbiyey Dib u eegis lagu sameeyey Sharcigii Batroolka ee 2008dii. Dood dheer ka dib golaha wasiirradu ayaa ansixiyey. Sharcigan ayaa abuuraya Hay’ada Batroolka Soomaaliyeed iyo Shirkada Batroolka Qaranka []

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka...

Waxaa caado ah in qaar kamid ah waddooyinka halbowlaha ah ee magaalada Muqdisho la xiro waqtiyada ay jiraan munaasabadaha waaweyn iyo waqtiyada ay madax...

Dalka Imaaraadka Carabta waxa uu ku tiirsanyahay shidaalka/gaaska dalka dibaddiisa laga soo dhoofiyo si haaf kamid ah korontada dalka Imaaraadka loo shido. Xiriirka diblomaasiyadeed ee...

Qiimaha shidaalka dunida ayaa sare u kacay xooggan laga dareemayaa kadib markii maalmo ka hor wadamada Ruushka iyo Sacuudiga ay ku heshiiyeen in ay...

Lixdii bilood ee lasoo dhaafay suuqyada Magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayay hoos u dhac xooggan oo ku imaanayay qiimaha shidaalka gaar ahaan nooca bansiinka...

Wasiirka Tamarta Sacuudiga Khalid al-Falih ayaa sheegay in uu casumaad u fidiyay dhiggiisa ruushka Alexander Novak  si uu ula kulmo wasiirada tamarta ee Khaliijka...