Tani waa warbixin bileedka idaacadda ganacsiga ee Goobjoog Business oo ay bil walba ka sameyneyso dhaqaalaha iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee Soomaaliya, waxaana warbixintan ay si gaar ah u lafa-gureysaa sarrifka lacagaha qalaad ee dalka, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Xogta warbixintan oo dhan waa xog ay soo aruurisay Goobjoog Business waxaana loo soo aruuriyay si maalinla ah.
Goobjoog Business waxaa ka go’an in ay keydiso sidoo kalena diiwaangeliso xogaha dhaqaale/ganacsi ee dalka. waxaana ay ku dadaaleysaa sidii loo heli []

Tani waa warbixin bileedka idaacadda ganacsiga ee Goobjoog Business oo ay bil walba ka sameyneyso dhaqaalaha iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee Soomaaliya, waxaana warbixintan ay...

Tani waa warbixin bileedka idaacadda ganacsiga ee Goobjoog Business oo ay bil walba ka sameyneyso dhaqaalaha iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee Soomaaliya, waxaana warbixintan ay...

Suuqyada muqdisho ee caasimadda soomaaliya waxaa laga dareemayaa hoos u dhac sarrrifka lacagta doolarka marka lagu waydaaranayo shillinka soomaaliga. Hoos u dhacan ayaa imaanaya hal...

Goobaha ganacsiga magaalada Garoowe  ee caasimadda maaamulka Puntland ayaa maanta  xiran, iyadoo ganacstada magaaladaasi ay ka cabanayaan  sarifka lacagta dollarka oo aan lahayn xisaab...

Kulan ay wada qaateen ganacsta ku nool gobolka bari iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa looga hadlay sidii  sidii loo yarayn lahaa sarrifka...