Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ee dalka Jabuuti ayaa dib u billowday duulimaadyadii rakaabka ahaa kaddib 14-sano oo aysan shaqeyn diyaaraddan, kaddib markii ay kacday shirkaddii diyaaradaha Jabuuti 2002-dii.
Diyaaradda Air Djibouti oo loo yaqaan Diyaaradda Badda Cas ayaa Sannadkii 1963-kii oo dalkaas uu gumeysi ku jiray la aasaasay, waxayna ka mid aheyd Shirkadaha diyaaradaha ee ugu weyn Qaaradda Afrika.
Tallaabadan ayaa imaanaysa, kaddib markii sannadkii 2015-kii ay diyaaradu dib u billowday duullimaadyadii xamuulka ahaa, iyadooo timid Muqdisho kana qaaday xamuul u badan []

Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ee dalka Jabuuti ayaa dib u billowday duulimaadyadii rakaabka ahaa kaddib 14-sano oo aysan shaqeyn diyaaraddan, kaddib markii ay kacday...