Midowga yurub, dowladda federaalka ee Soomaaliya, maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug iyo hay’adda cuntada iyo beeraha FAO ee qaramada midoobay ayaa dhamaadkii isbuucii lasoo dhaafay daaha ka rogtay mashruuc cusub kaas oo lagu horumarinayo islamarkaana fursado shaqo loogu abuuraayo dhalinyarada ku nool xeebaha waqooyi bari iyo bartamaha Soomaaliya.
In loo abuuro shaqooyin waqti dheer dhalinyarada katirsan bulshada kaluumaysatada ah ayaa noqonaysa istaraatiijiyad xal u ah ka hortagga burcad badeednimada iyo yaraynta dambiyada badda. “In laga hortago iyo in lala dagaalamo burcad []

Midowga yurub, dowladda federaalka ee Soomaaliya, maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug iyo hay’adda cuntada iyo beeraha FAO ee qaramada midoobay ayaa dhamaadkii isbuucii lasoo...