Iyada oo maalmo qura ay naga xigaan maalinta ciidul fitriga ayaa magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa u diyaar garoow ku aadan maalintaasi.
Kumanaan dadyoow ah oo usoo dukaameysi takay suuqyada kala duwan ee dharka iyo kabaha lagu iibiyo ay buux-dhaafiyeen magaalada.
Caruur, haween iyo qoysas wada socda ayaa u badan dadka kala duwan ee lagu arkaya suuqyada.
Qaar kamid ah dadweynaha oo Goobjoog Business ay suuqyada Kismaayo kula kulantay ayaa innooga warbixiyay sida ay u dukaameysanayaan iyo farqiqa u dhexeeya u diyaargarowga ciiddan []

Iyada oo maalmo qura ay naga xigaan maalinta ciidul fitriga ayaa magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa u diyaar garoow ku aadan maalintaasi. Kumanaan dadyoow ah...

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta ee Maamulka Jubbaland Shukri Wayrax Kaariye ayaa shirkadaha iyo shaqsiyaadka ka shaqeeya dhisidda guryaha ku amray in ay isa...

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland, Shaafi Raabi Kaahin oo wareysi siiyay Goobjoog Business ayaa ugu baaqay dhammaan rugaha ganacsi ee dalka ka jira in ay...

Baaritaan waqti badan qaatay kadib, Goobjoog News waxaa ay soo banghigtay gunaanadka lacagtii kasoo xarootay doorashadii dalka ka dhacday shantii bil ee lasoo dhaafay. Inta...