Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa soo qorey sheeko xiiso badan oo ku saabsan haweeneey Soomaaliyeed oo aabaheed kasoo naq raacay gobolada waqooyi ee Soomaaliya, haddana noqotey qof milyan dheer ah oo magac iyo maamuus weyn ka yeelatay dalka Uganda.
Gabadhani waa Aamina Xirsi Mooge, waxa ay degentahay magaalada Kampala, halkaasi oo ay ka dhisatay dhismayaal waaweyn oo laga dukaameysto, sida dhismaha Oasis Mall iyo dhismaha deegaanka ah ee Laburnam Courts ee isla Kampala ku yaala. Aabaheed waxa []

Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa soo qorey sheeko xiiso badan oo ku saabsan haweeneey Soomaaliyeed oo aabaheed kasoo naq raacay...