Ka dib cabasho iyo qeyla dhaan ka timid dadweynaha magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan taasoo ka dhan ahayd lacago xad dhaaf ah oo ay ka qaadaan ciidanka maamulka ayaa waxaa saxaafada la hadlay gudoomiye ku xigeenka gobolka Hiiraan mudane Sheekh Xuseen isagoo sheegay inay wax ka qaban doonaan cabashada dadweynaha ayna jirto talaabooyin uu damacsan yahay maamulka cusub.
Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in maamulka cusub uu diyaar u yahay inuu bulshada deegaanka ugu shaqeeyo si haqabtiran, iislamarkaana  maamulka cusub oo []

Ka dib cabasho iyo qeyla dhaan ka timid dadweynaha magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan taasoo ka dhan ahayd lacago xad dhaaf ah oo ay...

Burburkii ka dib markii ugu horeysay  waxaa magaalada mugadishu ee caasimadda dalka lagu qabtay Abaal Marinta Ganacsatada Somaliyeed ee Sanad Laha Ah Ee  ...

Degmada Kaxda oo ah deegaankii ugu dambeeyay gobolka Banaadir ee loo aqoonsado Degmo ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq horumar ganacsi  oo ay samaynayaan ganacsatada soomaaliyeed....

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga ee Maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdullahi Sheekh Xassan oo Idaacada Ganacsiga Goobjoog la hadlaya ayaa sheegay in Abaaraha Ka jira Koonfur...

Burburkii ka dib markii ugu horeysay  waxaa magaalada mugadishu ee caasimadda dalka lagu qabanayaa  Abaal Marinta Ganacsatada Somaliyeed ee Sanad Laha Ah Ee  ...

Dowlada Shiinaha ayaa balaarineysa mashaariic ay ka wado, wadamo badan oo ku yaala qaarada Afrika oo uu ka mid yahay dalka Soomaaliya waxaana ku...