Waxaa si isdabajoog ah u socda guryaha magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana lagu sameynayaa hagaajin iyo dib u qurxin.
Qiimo koror ayaa ku yimid lacagta lagu kireynayay guryaha magaalada Cadaado ku yaalla kuwaasoo guryaha fillooyinka ah qaarkood lagu kireynayo iminka kumanaan dollar.
Arrintani ayaa waxaa sabab u ah arrimaha doorashooyinka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo si howli ah uga soconaya magaaladaasi.
Siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo Ergooyin badan ayaa ku sii qulqulaya magaalada Cadaado waxaana aad u kordhay qiimihii lagu ijaarayay []

Waxaa si isdabajoog ah u socda guryaha magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana lagu sameynayaa hagaajin iyo dib u qurxin. Qiimo koror ayaa...