Waaxda Tirakoobka Qaranka oo hoos timaada Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa soo saartay Tusaha Qiimaha Badeecooyinka Dalka (CPI) ee May, 2017.
Waaxda ayaa bishiiba soo saarta isbadalka ku yimaada qiimaha badeecooyinka dalka iyada qiimeyneysa isbadalka ku yimaada bilba bisha ka dambeysa.
Warbixintan billaha ah waxaa sidoo kalena laga ogaan karaa heerka sicir bararka dalka.

Marka la fiiriyo qiimaha cunnooyinka iyo gaadiidka bishii lasoo dhaafay waxuu ahaa mid hoose marka loo fiiriyo bishii ka horreysay ee April iyo sanadkii lasoo dhaafay xiligaan oo kaleba.
Dhanka kale []

Waaxda Tirakoobka Qaranka oo hoos timaada Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa soo saartay Tusaha Qiimaha Badeecooyinka Dalka (CPI) ee May, 2017. Waaxda ayaa bishiiba soo saarta...

Kulan golaha wasiirada DFS ay 11-kii bishii May ee lasoo dhaafay ku qaateen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku ansixiyeen barnaamij loogu magac daray...

Madaxada hay’adda Qaramada Midoobeey u qaabilsan Cunnada Adduunka (WFP),┬áLaurent Bukera ayaa sheegay in QM ay u baahantahay lacag dhan $300 milyan oo dheeraad ah...

Liiska magaalooyinka ugu qaalisan dunida xagga maciishada ee sanadkan 2017 ayaa lagu dhawaaqay. Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan ee...

Shir jaraaid oo ay wada-jir ugu qabteen degmada Guriceel ee gabolka Galgaduud masuuliyiinta heer degmo iyo weliba talisyada booliska ee degmooyinka Dhuusomareeb, Guriceel iyo...

Raisul Wasaaraha dalka Jarmalka, Angele Merkel ayaa maanta ku dhawaaqday in Jarmalka uu doonayo sidii madaxda wadamada G20 ay u hagaajin lahayeen xiriirka dhaqaale...