Salaam,
Aqristayaasheenna sharafta leh waxaan idinka raaligelineynaa sida aan ula kulmi weynay filashadiinna. Halkan si ku-meel-gaar ah ayaan uga guurnay, waxaadna qoraaladeennii ugu dambeeyay aad ka aqrisan kartaan www.goobjoogbusiness.net oo aan hadda wixii ka dambeeyo aan ku shaqeyn doonno.
Waxaan kale oo aan hadda ku howlannahay in aan isku-xerno labada mareeg ee kala ah midkan (www.goobjoog.com/business) iyo midka cusub ee aan hadda ku shaqeyneyno ee ah www.goobjoogbusiness.net
Ugu dambeyntii, waxaan ka cudur-daaraneynaa mudadii aan kala maqneyn inta aadan qoraalkan arkin ka-hor.
Sharaf iyo Ixtiraam.
Maamulka Goobjoog []

Salaam, Aqristayaasheenna sharafta leh waxaan idinka raaligelineynaa sida aan ula kulmi weynay filashadiinna. Halkan si ku-meel-gaar ah ayaan uga guurnay, waxaadna qoraaladeennii ugu dambeeyay aad...

Maamulka Puntand ayaa dekedda magaalada Boosaaso ka hirgaliyay xafiis la socda tayada badeecada iyo alaabta kasoo degta dekedda. Munaasabadda xariga looga jarayay ayaa waxaa goobjoog...

Photo: Hassan Hirsi/World Bank QODOBADA SHEEKADA Dowladda Soomaaliya waxa ay dadaaladeeda isugu geyneysaa sidii ay ku kordhin laheyd adkeysiga deegaanka iyadoo ujeedka uu yahay sidii loo...

Kulan Aqalka Sare ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho ayey shalay kaga doodeen arrimo dhowr ah oo ay kamidtahay lacagta xad dhaafka ah ee Soomaalida...

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa martigelisay tababar sare loogu qaadayay tayada iyo xirfadda mihnadleyaal ka kala socda dalalka Soomaaliya iyo Yemen, Emirates News Agency ayaa sidaas...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Galmudug, Maxamed Axmed Faarax ayaa ganacsatada gobolada dhexe ugu baaqay in ay socodsiiyaan Shilinka Soomaaliga oo muddooyinkii ugu dambeeyay...