Abaaraha dalka ka jira ayaa saameyn xooggan ku yeeshay gebi ahaanba nolosha malaayiin Soomaali ah oo dalka gudahiisa ku sugan oo isugu jira beeraley, xoolaley iyo reer guuraaba. Waxaana abaarta laga dareemayaa magaalooyinka waweyn ee dalka sida magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Goobjoog Business ayaa u kuur-gashay sida abaaraha ay saameyn ugu yeelatay qiimaha qudaarta ee magaalada Muqdisho. Waxaana jira sare kac xooggan oo ku yimid qiimaha qudaarta marka loo barbar-dhigo qiimahii la iibin jiray abaarta ka hor.
Cabdullaahi Cabdi Axmed waxa []

Abaaraha dalka ka jira ayaa saameyn xooggan ku yeeshay gebi ahaanba nolosha malaayiin Soomaali ah oo dalka gudahiisa ku sugan oo isugu jira beeraley,...

Abaaraha dalka ka jira ayaa saameyn xooggan ku yeeshay beeraleyda iyo xoolaleyda Soomaaliyeed oo ah dadka ugu badan ee ilaha dhaqaalaha ee dalka ganacta...

Beeraleyda ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in saameyn badan ay ku yeelatay biyo...

Beer cusub oo ay si wada jir ah u leeyihiin afar ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa manta laga furayaa magaalada Lewiston ee dalka maraykanka. Beertaan oo...