Wadankeena kama jiraan hay’ado dowli ah ama aan dowli aheyn oo baaritaan dhammeystiran ku sameeyo tayada iyo saxnaanta daawada iyo badeecooyinka kale ee dalka soo gala. Arrintaas ayaa ah xaqiiq ay ka wada dharagsanyihiin dadka Soomaaliyeed, maadaama dalka uusan laheyd xarun caafimaad (medical lab) oo baarta tayada daawada soo gasha dalka marka laga soo tago in la fiiriyo warqadaha taariikheysan ee ku dhagan.
Goobjoog Business oo la sheekeysatay bulshada qeybaheeda kala duwan si ay arrintan iyo aragtida dadweynaha ugu kuur-gasho ayaa []

Wadankeena kama jiraan hay’ado dowli ah ama aan dowli aheyn oo baaritaan dhammeystiran ku sameeyo tayada iyo saxnaanta daawada iyo badeecooyinka kale ee dalka...

Markab doonayay in uu kusoo xirto dekedda magaalada Muqdisho oo ay saarnaayeen in ka badan 500 oo kunteenar oo ay ku jiraan badeecooyin kala...

Goobjoog business waxa ay bil walba soo gudbisaa warbixin ka hadlaysa qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga ah sida Baastada, burka, sokorta, bariiska, saliidda IWM. Cunnooyinka...