Maxaad Kala Socotaa Hiigsiga Hormarineed ee Caalamka Sanadka 2030?

25-kii September sanadkii 2015 dalalka caalamka waxaa ay isla meeldhigeen  oo ay dagsadeed qodobo ay isla fuliyaan oo lagu ciribtiraayo faqriga sidoo kalena lagu ilaalinaayo bad qabka dadku ku nool dunidan.

Waxaa la dajiyay 17 hiigsi/gool oo la doonayo in la gaaro 17-ka sano ee soo socota, hadaba waxaa muhiim ah in aad ogaado waxa ay kala yihiin 17-ka gool ee la hiigsanaayo?

Hadaba waa ku wan hiigsiyada:

1. In faqriga la ciribtiro

SDG 1

2. In baahida la baabi’iyo

SDG 2

3. In la gaaro caafimaad wanaagsan iyo fayodhowr

SDG 3

4. In la helo waxbarasho tayo leh

SDG 4

5. In la gaaro sinaanta xuquuqda dumarka iyo ragga

SDG 5

6. Biyo nadiif ah iyo nadaafad

SDG 6

7. In qiimo jaban lagu heli karo tamarta nadiifta ah

SDG 7
8. Wadashaqeyn & dhaqaala kobac
SDG 8
9. Hormarinta warshadaha, halabuurka iyo kaabayaasha dhaqaalaha
SDG 9
10. Isla-ekaansho la’aanta oo la yareeyay
SDG 10
10. Xalwaara oo ku aadan mushkilaadka magaalooyinka iyo bulshooyinka
SDG 11
12. Wax-soo-saar iyo isticmaal fiyoow
SDG 12
13. In la qaado fal hagaajinaya cimilada dunida
SDG 13
14. In la ilaaliyo nolosha noolaha biyo ku noolaha ah
SDG 14
15. In la ilaaliyo nolosha noolaha berri ku noolka ah
SDG 15
16. Nabad, Cadaalad iyo hay’ado xooggan
SDG 16
17. In leyska kaashada sidii lagu gaari lahaa yoolalkaas
SDG 17
Goobjoog Business

Please follow and like us: