U bood dhigaalka

21 Ka Tirsan Guurtida Oo Go’aan Ka Gaaraya Muddo Kordhinta Madaxweynaha Somaliland.

Sheeko:Dalka

Golaha guurtida Somaliland ayaa iska saaray illaa 21 xubnood kuwaas oo go’aan ka gaaraya inta muddo ee loogu darayo ama xilka uu sii heyn doono madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud Siilaanyo.

Guddigan oo go’aan laga doonayo wax ka yar 48 saac in ay go’aan ku gaaraan, una gudbiyaan maxakamadda sare si ay u ansixiso, guddigan 21-ka ah, waxaa uu ka kooban yahay guddi hoosaadyada iyo beelaha Somaliland.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Guddiga:

  1. Siciid Jaamac Cali Gudoomiye ahna gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida
  2. Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Xubin
  3. Maxamuud Xaashi Goobe Xubin
  4. Cawil Cismaan Maxamuud Xubin
  5. Axmed Nuur Aw Cali Aadan Xubin
  6. Xaaji Cabdikariin Xuseen Cabdi Waraabe Xubin
  7. Cabdiqadir Maxamed Xasan Xubin
  8. Cabdiqaadir Qawdhan Maxamed Xubin
  9. Dayib Xasan Axmed Xubin
  10. Siciid Cabdilaahi Askar Xubin
  11. Xirsi Ciise Jaamac Xubin
  12. Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug      Xubin
  13. Siciid Xaaji Xuseen Muusi           Xubin
  14. Muxumed Aw Axmed Xaaji  Xubin
  15. Muuse Xaaji Cabdi Ducaale Xubin
  16. Muuse Aw Ibraahin Xubin
  17. Nuur Digaale Kheyre Xubin
  18. Cawil Xuseen Axmed Xubin
  19. Axmed Aadan Jirde Xubin
  20. Xaaji Cabdiraxmaan Cismaan Shaadh Xubin
  21. Yuusuf Cabdilaahi Cawaale Xubin.
Mawduucyada:Gobollada