Warbixin Bileedka Cunnooyinka Daruuriga Ah Ee Goobjoog Business (June, 2017)

Goobjoog business waxa ay bil walba soo gudbisaa warbixin ka hadlaysa qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga ah sida Baastada, burka, sokorta, bariiska, saliidda IWM.

Cunnooyinka aan diiradda ku saarayno warbixintaan ayaa ah cunnooyinka ay soomaalidu aad u isticmaasho taas oo lahgama maarman u ah nolosha qoysaska soomaaliyeed.

Sidoo kale warbixintan ayaa soo gudbinaysa isbedbedelkii ku yimid qiimaha la iibiyo cunnada daruuriga iyadoo lagu soo bandhigayo shax ahaan taa oo aad si fufud loo fahmi karo dhaqdhaqaaqa ku yimid qiimaha la iibiyo cunnooyinkaas.

(Halkan Ka Aqriso Warbixin Bileed)

 

Goobjoog Business 

Please follow and like us: