#0

Goobjoog Business Waxa Ay Iskabariyeeleysaa Website Si Sharcidarro Ah Magaceeda Loogu Sameystay

Goobjoog Business waxay ku wargelinaysaa macaamiisheeda sharafta leh ee akhirstayaasha iyo dhageystayaashaba leh oo ay u  caddeyneysaa in Goobjoog Business aysan maamulin shaqana aaney...

Sawir Lagu Qiimeeyay $11,989,199,951.46!!!

Ker-ching (Picture: J. Countess/Getty Images) Qaar kamid dadka ugu hantida badan ayaa todobaadkan isugu yimid xaafadda Manhattan ee magaalada New York si ay ugu qeybgalaan munsaabadda...

MINNEAPOLIS: Minbar Somali oo Tartan U Qabaneysa Hal-abuurayaal Soomaaliyeed

Minbar Somali oo ah hay’ad dhiirrogelisa hal-abuurka ganacsi ayaa maanta oo ah 21-ka September, 2017, tartan u qabaneysa hal-abuurayaal Soomaaliyeed oo ubaahan in loo...

Jerome Jarre oo mar kale Soomaaliya u aruurinaya $1 milyan

Jerome Jarre oo ah will dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada ku wada xiriirto ayaa marka dib u bilaabay olole uu Soomaaliya...

Wiil Soomaali ah oo Sameeyay Taleefon Smart Phone ah

Kadib markii Maxamed Cumar hooyadiis ay awoodi weysay in ay wiilkeeda u iibiso taleefon smart phone ah waxuu Maxamed bilaabay qorshahii uu ku sameysan...

Kulan Logu Soo Bandhigayay Dhibaatooyinka Lagu Hayo Badda Soomaaliya oo Muqdisho Ka Dhacay

Xarunta hay’adda cilmibaarista badaha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa lagu  qabatay kulan lagu soo bandhigay dhibaatooyinka culus ee ka jira badda Soomaaliya oo khayraadkii...

Dhageyso: Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Qudaarta, Suuqyada Garoowe

Qiimaha Khudaarta lagu kala iibsado ayaa sare u kacay suuqyada magaalada Garoowe iyo degaanno kale oo gobollada waqooyi ku yaalla. Qiima kororka ku yimid khudaarta...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ganacsatada Ka Dalbaday Iney Caawiyaan Dadka Ay Abaarahu Saameeyeen

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ganacsatada ka dalbaday in ay gacan ka geystaan gurmadka dadka ay abaartu saameysay. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan, Sheekh...

5 su’aal oo ay tahay in qofka hal-abuuraha ah uu isweydiiyo kahor inta uusan bilaabin ganacsiga

Qofka ay ka go’antahay inuu dhidibada u aaso ganacsi guuleysta oo gaara yoolkii uu ka lahaa waxaa lagama maarmaan ah inuu la yimaado qorshe...

Tartanka Hal-abuurka Ganacsi ee Ardayda Jaamacadaha Somaliland oo Si Habsami Leh U Socda

Tartanka hal-abuurka ganacsi ee ardayda jaamacadaha Somaliland oo si habsami ah uga socday magaalada Hargeysa ayaa isbuuca soo aaddan galaya wajigiisii Labaad oo mid...

EU oo €48.4 Ku Taageeraya Hormarinta Dhaqaalaha & Dowlad Wanaagga Soomaaliya

Wasiirka qorshaynta Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan oo hadlayey kadib kulan ay heshiis ku kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa sheegay in  reer Yurub...

Eritrea Oo Iska Fogaysay In Ay Qatar Ku Tahay Biyo Xireenka Ethiopia

Madaxweynaha dalka Eritrea  Isaias Afwerki ayaa diiday in xiriirka wanagsan ee ka dhexeeya maamulkiisa iyo Masar uu u adeegsanayo in uu ku carqaladeeyo dawladda...

Sawir Lagu Qiimeeyay $11,989,199,951.46!!!

Ker-ching (Picture: J. Countess/Getty Images) Qaar kamid dadka ugu hantida badan ayaa todobaadkan isugu yimid xaafadda Manhattan ee magaalada New York si ay ugu qeybgalaan munsaabadda...

MINNEAPOLIS: Minbar Somali oo Tartan U Qabaneysa Hal-abuurayaal Soomaaliyeed

Minbar Somali oo ah hay’ad dhiirrogelisa hal-abuurka ganacsi ayaa maanta oo ah 21-ka September, 2017, tartan u qabaneysa hal-abuurayaal Soomaaliyeed oo ubaahan in loo...

MINNEAPOLIS: Minbar Somali oo Tartan U Qabaneysa Hal-abuurayaal Soomaaliyeed

Minbar Somali oo ah hay’ad dhiirrogelisa hal-abuurka ganacsi ayaa maanta oo ah 21-ka September, 2017, tartan u qabaneysa hal-abuurayaal Soomaaliyeed oo ubaahan in loo...

Jerome Jarre oo mar kale Soomaaliya u aruurinaya $1 milyan

Jerome Jarre oo ah will dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada ku wada xiriirto ayaa marka dib u bilaabay olole uu Soomaaliya...

Shirkadda SnapChat oo Xisaabta Aljazeera Ka Xereysa Dalka Sacuudiga

Dowladda Sacuudiga ayaa shirkadda Snap Chat ka dalbatay in xisaabta taleefishinka Aljazeera uu ku leeyahay barta Snap-chat aanu ka shaqeyn gudaha dalka Sacuudiga. Dowladda Sacuudiga ayaa...

Dowladda Shiinaha oo Joojineysa Gawaarida Shidaalka Ku Shaqeeya ee Dalkaas

Dowladda Shiinaha ayaa waqti u qabatay shirkadaha gawaariga sameeya ee dalkaas si ay soo gabgabeeyaan iibinta iyo soo saarista gawaariga shidaalka ku shaqeeyo ee...

Shirkadda Telesom oo 357 Buug Ku Wareejisay Maktabadda Maamulka Somaliland ee Magaalada Hargeysa

Shirkadda Telesom ayaa buugaag kor u dhaafaysa Sedex boqol oo buug   oo Taariikhda Somalida iyo Suugaan iskugu jira ku wareejisay maktabadda maamulka Somailand...

Agaasimaha Hormuud T. Foundation: Lacag Dhan $1.2 Milyan Ayaan Arrimaha Abaaraha Ku Bixinay

Cabdullaahi Nuur Cismaan, agaasimaha hay’adda Hormuud Telecom Foundation oo wareysi dheer siiyay Goobjoog Business ayaa sheegay in hay’adda HTF ay si weyn uga qeyb-qaadatay...

Shirkadda Facebook Oo Soo Kordhineysa Bog Cusub Oo Lagu ilaalinayo Ammaanka Macaamiisha

Shirkadda Facebook ayaa soo kordhisay barnaamij cusub oo lagu magacaabo ‘Safety Check’ kaas oo looga gonleeyahay in lagu ilaaliyo nabadgelyada qofka isticmaalaya Facebook, waxaana...

Warbixin Bileedka Qiimaha Xoolaha Soomaaliya ee Goobjoog Business (August, 2017)

Bil walba Goobjoog Business waxa ay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan dhaqdhaqaaqa ganacsiga xoolaha ee Soomaaliya sida Lo’da, Geela, iyo Ariga oo ah...

Warbixin Bileedka Sarrifka Lacagaha Qalaad ee Goobjoog Business (August 2017)

Goobjoog Business waxa ay kugu casuumeysaa aqrinta warbixintan oo ah warbixin billa ah oo ay bishan kugu soo gudbineyso dhaqdhaqaaqa iyo isbadalka sarifka lacagaha...