Bogga Hore » February, 2010 Qormo la daabacay “February, 2010”

Alshabaab oo maleeshiyaadkooda dhaca geystay xukun kuriday

Alshabaab oo maleeshiyaadkooda dhaca geystay xukun kuriday

Ururka Alshabaab ayaa maanta waxa ay maxkamadda ay kuleeyihiin Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta daawada waxa ay kurideen xukun ku wajahan maleeshiyaadkooda.
Xukunkani lagu riday Maleeshiyaadkani katirsan Alshabaab ayaa yimid kadib markii ay kudhaqaaqeen dhac iyo boob ay geysteen qaar kamid ah Shirkado ganacsi iyo kuwa Xawaaladaha.
Maanta ayay saxaafadda isugu yeereen maxkamadda Guud ee ay kuleeyihiin [...]

February 28 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Degmada Wadajir oo lagu dilay rag Miino aasayay

Degmada Wadajir oo lagu dilay rag Miino aasayay

Kooxaha dowladda kasoo horjeeda oo maalmahani hawlgalkooda uu kusoo koobmay aasida miinooyinka inkastoo beryahan dambe uu fashil ku yimaada ayaa hadana saakay waxaa lagu tooktay degmada Wadajir wiilala dhalinyaro ah oo lasheegay in miino ay aasayeen.
Ciidamada Maamulka degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa saakay hawshaasi fuliyay iyaga oo toogtay raggaasi ay uga shakiyeen in miinada [...]

February 28 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Madaxda Alshabaab oo wadatashi kuleh Kismaayo

Madaxda Alshabaab oo wadatashi kuleh Kismaayo

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi ay ku kulansan yihiin madax sar sare oo katirsan Ururka Alshabaab.
Sababta halkaasi ay ugu kulansan yihiin ayaa lagu soo waramayaa in uu yahay shir xasaasi ay oo lagu balamay kaasi oo lagu doonayo in looga tashado sida Alshabaab ay ka yeeli doonaan Xisbul [...]

February 28 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Xisbul Islam oo shaaca ka qaaday in Shabaab xittaa Muqdisho ay ku beegsan doonaan

Xisbul Islam oo shaaca ka qaaday in Shabaab xittaa Muqdisho ay ku beegsan doonaan

Ururka Xisbul Islam oo weli dagaal kula jira ururka Alshabaab ayaa qeybtooda kusugan Jubbooyinka waxa ay sheegeen in dagaalka ka dhaxeeya iyaga iyo Shabaab weli uu yahay mid socda isla markaasina ay sii ballaarin doonaan.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay xittaa Muqdisho ku beegsan doonaan saraakiisha Alshabaab maadaama iyaguba ay horey dhiigooda u baneysteen [...]

February 28 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

70-askari TFG katirsan oo tababar loogu qaaday Sudan

70-askari TFG katirsan oo tababar loogu qaaday Sudan

Dowladda Soomaaliya ayaa weli waxa ay ku hawlan tahay sidii ay Ciidamada dowladda tayo fiican ugu yeeli laheyd maadaama ay yihiin kuwa aanan horey tababar fiican u soo qaadan oo anshaxa ciidannimo aanan wax ka aqoonin.
Maanta ayaa ciidamo badan oo katirsan dowladda waxaa loo qaaday Dalka suudaan Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Afrax Cali Afrax, [...]

February 27 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Dowlado Isbiirsaday oo sheegay in Burcad badeedka Soomaalida ay la dagaalami doonaan

Dowlado Isbiirsaday oo sheegay in Burcad badeedka Soomaalida ay la dagaalami doonaan

Kadib markii loo caal waayay arrinta ku saabsan kooxaha burcad badeedka Soomaalida ayaa waxaa dowlado dhowr ah oo isu tagay waxa ay sheegeen in ay dhisanayaan Isbaheysi ku saabsan la dagaalanka Burcad badeedka Soomaalieed.
Wadamada kala ah Maraykanka, Britain, Masar iyo Denmark ayaa sheegay in ay sameysanayaan isbaheysi cusub oo la dagaalamaya kooxaha burcad badeeda Soomaalida [...]

February 27 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Markab laga leeyahay Indonesia oo 24-saac gudahooda madaxfurasho iskaga dhiibay

Markab laga leeyahay Indonesia oo 24-saac gudahooda madaxfurasho iskaga dhiibay

Sida ay saakay soo daabaceen wakaaladaha wararka caalamka, waxaa kooxaha burcad badeedka Soomaali ah ay afduub kula dhaqaaqeen Markab laga leeyahay wadanka Indonesia.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in markii ay afduubkaasi u geysteen kooxda Burcad badeedka isla markabka dushiisa ay ku kala baxeen Burcaddii iyo markabka, iyadoo Markabka raggii saarnaa ay iska bixiyeen lacag dhan [...]

February 27 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Maxaa kajira in Booliska Sudan ay baadigoobayaan Muuse Caraale

Maxaa kajira in Booliska Sudan ay baadigoobayaan Muuse Caraale

Wararka ka imaanaya Magaalada Khartuum ee caasimadda Wadanka Sudan ayaa sheegaya in Xoghayihii Gaashaandhiga markii lagu arkay halkaasi uu warkaasi gaaray Ciidamada Booliska ee wadankaasi.
Safaaradda Soomaaliya halkaasi ay ku leedahay ayaa waxa ay sheegtay in Muuse Caraale haddii la qabto waxa ugu horeeya ee lagu heysto inay nooqn doonto sharci darrada wadanka uu kusoo galay.
Laakiin [...]

February 27 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Miino lala beegsaday Ciidamada dowladda oo sababay khasaare

Miino lala beegsaday Ciidamada dowladda oo sababay khasaare

Ciidamada Dowladda ayaa weli waxaa lagu wadaa beegsiga ah miinooyinka wadada loogu aaso iyadoo qarax xoogan maantana lala beegsaday Ciidamada dowladda.
Gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda KMG Soomaaliya oo marayay nawaaxiga Isgoyska Maanaboolyo ayaa haleelay qaraxa Miino iyadoo halkaasina gaarigii uu dhibaato xoog leh kusoo gaaray iyo waliba ciidamadii saarnaa.
Inta la ogyahay waxaa qaraxaasi Miino [...]

February 26 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »

Madaxa Gaashaandhiga Xisbul Islam oo Sudan lagu arkay isaga oo dhuumaaleysanaya

Madaxa Gaashaandhiga Xisbul Islam oo Sudan lagu arkay isaga oo dhuumaaleysanaya

Ururka Xizbul Islam ayaa waxaa maalmahani dambe sida la ogsoon yahay soo wajahay Dhibaatooyin xoogan taasi oo ku qasabtay in madaxdooda qaar kamid ah ay dalka isaga baxaan maadaama dalka uu iminka kajiro doorasho ah in aad shabaab gasho ama aad dowladda gasho ama aad shacab iska noqoto.
Waxaa dalka hadaba isaga tagay oo la xaqiijiyay [...]

February 26 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »