Bogga Hore » January, 2010
Qormo la daabacay “January, 2010”
Waxaa galabta gabal dhicii ka dhacay magaalada Muqdisho duqeyn aad u xoogan kaasi oo hal degmo lala eegtay iyadoo sababta degmadaasi loo beegsadayna aanan la ogeyn.
Madafiicdaasi ayaa Ciidamda Amisom waxa ay ku garaaceen Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir halkaasi oo dad badan ay degan yihiin inkastoo Kooxaha dowladda kasoo horjeeda ay ku xoogan yihiin.
Madaafiicdan oo [...]
January 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Ururka Ahlu Sunna waljamaaca ayaa maanta kusoo bandhigay Magaalada Dhuuso mareeb ee Gobolka Galgaduud nin ay sheegeen in uu falal qarxin ah abaabulay kadib dibadbax ballaaran oo dhuuso mareeb ka dhacay.
Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay kadib markii ay ka reebeen sida ay sheegeen 2-kale oo la socotay oo xiligaasi ay ku tilmaameen in ay [...]
January 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Ururka Ahlu Sunna ee suufiyada ah ayaa waxa ay sheegeen in ay habeenkii xalay weerar ku qaadeen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo halkaasi oo ay gacanta kuhayaan Alshabaab.
Sheekh C/raxmaan Azhari oo sheegtay in uu yahay Guddoomiyaha Ahlu Sunna ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in habeenkii xalay Weerar noociisu yahay Kudhufo oo ka dhaqaaq in ay [...]
January 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa kusoo kordhaya dhibaatooyinka ay kuhayaan halkaasi ciidamada kulabisan dress-ka dowladda kuwaasi oo dad badan ay kasoo cabaadeen.
Habeenkii xalay ayaa ciidamo ku labisan dress-ka dowladda waxa ay kudileen degmadaasi wiil dhalinyaro ahaa oo xaafadda si aad ah looga yaqiin.
Dilka wiilkani ayaa ka dambeeyay kadib markii uu isku dhajiyay Mobile [...]
January 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Horey ayaa waxaa loo baahiyay in Markab laga leeyahay wadanka Kamboodiya ay gacanta kudhigeen Kooxaha Burcad badeedka Soomaalida kadib markii la waayay xiriirka Markabkaasi.
Hadaba Maamulka Somaliland ayaa lasheegay in Markabkaasi ay iyagu gacanta kuhayaan lakin aanu aheyn Afduub hayeeshee xad gudub uu sameeyay ay u qabteen ciidamada Badda ee Somaliland.
Dekedda Berbera ayaa lasoo sheegayaa in [...]
January 31 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed oo khudbad dheer oo xasaasi ah ka jeediyay maalintii shalay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxa uu kaga hadlay hawlgalkooda sanadkani cusub ku aadan.
Waxa uu sheegay Sh.Shariif in Dowladda Soomaaliya halsano ay cayaar cayaar iyo diyar garow uga soo dhamaatay lakin sanadkani waxa uu xusay in wax weyn ay [...]
January 30 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Kudhawaad 60-qof ayaa habeenkii xalay waxaa laga qabtay magaalada Mombasa ee wadanka Kenya halkaasi oo dadka intooda badan ay ku heystaan ganacsi.
Ciidamada Wadanka Kenya ayaa waxa ay hawlgallo dad ay kusoo qab qabanayaan ka fuliyeen habeenkii xalay Magaalo xeebeedka loo dalxiiska tago ee Mombasa, waxaana ay kusoo qab qabteen kudhawaad 60-ruux oo ay xabsiga dhigeen.
Ciidamada [...]
January 29 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Magaalada Muqdisho ayaa saq dhexe habeenkii xalay waxaa ka dhacay duqeyn aad u xoogan oo dhacday xilli aanan horey loo arag oo dhibaato weyn ku ah Magaalada Muqdisho.
Dagaallada iyo duqeymaha dhacay saqdii dhexe ee xalay ayaa waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Waqooyiga Muqdisho qeybo kamid ah, Hodan iyo sidoo [...]
January 29 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Ciidamada Amisom ee ka hawlgala magaalada Muqdisho ayaa loo kordhiyay waqtiga ay hawlgallada kawadayaan gudaha wadanka dhanka geeska afrika ee Soomaaliya.
Hadaba Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay islamarkaana u codeeyey in Ciidamada Midowga Afrika ee loo yaqaano AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya in sanad kale ay sii joogaan Wadanka [...]
January 29 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »
Dowladda Jabuuti oo horey u ballan qaaday in ciidamo ay u soo direyso Soomaaliya ayaa iminka shaaca ka qaaday in ay diyaar gareysay ciidankaasi oo dhowaanna Soomaaliya ay u soo diri doonto.
Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa wareysi uu siiyay wakaaladda wararka ee Reuters waxa uu kusheegay in jabuuti ay u diyaar gareysay [...]
January 28 2010 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda, Wararka | Sii aqri »