M/W Shariif oo soo dhaweeyay Isutanaasulkii Mas’uuliyiinta Galmudug.
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaareen mas’uuliyiinta labada dhinac oo markii hore siyaasad isku heystay lakin maanta lawada xaliyay.
Madaxweyne Shariif ayaa si aad ah u amaanay Axmed Shariif kuna sheegay in uu ahaa waligiisa nin u taagnaa nabadda lakin arrinta uu kudhaqaaqay ay tahay mid Soomaalida aanan [...]
Burcad badeed oo Maalin qura 3-markab afduubtay.
24-kii saac ee ugu dambeeyya Kooxaha Burcad badeedka Soomaalida waxaa gacanta ay ku dhigeen 3 Markab oo laga kala leeyahey Dalalka Ingiriiska, Greek iyo Yaman iyo sidoo kale Shaqaalihii la socday. Sida laga soo xigtey ilo ku dhow waaxda Badaha ee Caalamiga, waxaa maanta gacanta Burcad Badeeda galey Markab weyn oo xamuul, kaas oo laga [...]
Dhac laga geystay Degaanka Xaawo Cabdi…
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Qofka la dhaawacay uu iibinayay Dukaan lagu iibiyo Qalabka Electroniga ah sida Mobilada iyo wixii la mid ah, waxaana kooxdani burcadda ah ay doonayeen dhowr mobile in ay ka qaataan halkaasi.
Warar baa sheegaya in maleeshiyaadkani hubeysaa ay dukaanka ka qaateen dhowr Mobile iyadoo ninkii ganacsadaha ahaana dhaawac uu [...]
DKMG oo soo Afjartay kala qeybsanaantii Galmudug.
Madaxweynenimada Galmudug ayaa waxaa isku heystay Maxamed Axmed Caalin iyo Axmed Shariif Hilowle, waxaana dhex dhexaadin u sameeyay dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyadoo wada hadalkooda uu soo bilaabay Madaxweyne Yuusuf oo uu wehliyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.
Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro ay kamid yihiin Cabdi qeybdiid, Yuusuf Indhacadde iyo xubno kale, [...]
Qof rayid ah oo sababsaday maleeshiyo katirsan Xisbul Islam ee kusugan Ceelasha biyaha.
Hadaba falalka dilka ah ayaa kusoo laalaabtay iyadoo halkaasi ay gacanta kuhayaan Xisbul Islam, waxaana maanta ka dhacay fal dil ah oo uu geystay mid kamid ah maleeshiyaadka Xisbul Islam.
Maleeshiyahani oo suuqa dhex wareegayay isaga oo wejiga u duuban ayaa waxaa markii dambe ay is afgaareen ninka uu dilay ee rayidka kamidka ah, waxaana dad [...]
WARBIXIN : Cali Dheere “Idaacadda ay sameysteen Dowladda Shacabka Muslimka ah haka digtoonaadaan dhageysigeeda”.
Saameynta xittaa waxa ay kuyeelatay Kooxaha Mucaaradka gaar ahaan Ururka Alshabaab oo cambaareyn u soo jeediyay Idaacaddaasi kuna tilmaamay mid u shaqeyso wax ay kusheegeen Gaalo.
Afhayeenka Ururka Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh.Cali Dheere) ayaa hadal maalintii shalay uu ka jeediyay Degmada Dayniile ayuu uga digay bulshada Muslimka ah sida uu hadalka u dhigay in [...]
