Bogga Hore » November, 2009 Qormo la daabacay “November, 2009”

Caruus oo cadeeyay in Xasan Daahir Hubka ay kala wareegeen Alshabaab.

Caruus oo cadeeyay in Xasan Daahir Hubka ay kala wareegeen Alshabaab.

Waxa uu kusheegay wareysigaasi in Sheekh Xasan Daahir Aweys hubkii waqti hore lagala wareegay isla markaasina maanta saraakiisha xisbul Islam ee soo hartay hubka lagala wareegay oo ay kala wareegeen kuwa gaalada keligooda dilaya.
Sidoo kale waxa uu sheegay caruus in lagu wargeliyay in dilka gaalada ay fulinayaan qolo gaar ah oo Xisbul Islam xiligani aanan [...]

November 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maxkamadda ciidamada Xoogga Dalka oo Askari katirsan Daraawiishta dil ku xukuntay.

Maxkamadda ciidamada Xoogga Dalka oo Askari katirsan Daraawiishta dil ku xukuntay.

Dood kulul oo saakay ka dhacday Xarunta Maxkamadda ayaa waxaa doda kadib uu riday Guddoomiyaha Maxkamadda Xukunka uu muteystay Askarigaasi dilka geystay oo katirsanaa Ciidamadii Daraawiishta.
“Kadib markii aan eegnay cadeymo iyo marqaati ayna ku cadaatay Gacan kudhiigle Ibraahim Axmed Maxamuud iyadoo la eegayo qodobka 4.3.3 ee sharciga iyo dhaqanka Soomaalida iyo aayadaha kala ah 177 [...]

November 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Waqooyiga Muqdisho oo degan kadib Madaafiic la isku weydaarsaday.

Waqooyiga Muqdisho oo degan kadib Madaafiic la isku weydaarsaday.

Dagaalkani ayaa waxaa keenay kadib dhaq dhaqaaq maalmahani laga dareemayay waqooyiga Muqdisho oo ay wadeen kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya.ayaa markaliya waxaa laga maqlay madaafiic.
Dagaalka halkaasi ka dhacay ayaanan la ogeyn sida uu ku bilowday hayeeshee waxaa dadka deegaanka ay sheegayaan in uu ku bilowday kadib markii kooxaha mucaaradka ay isku dayeen goob ay [...]

November 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Ciidamada Amisom oo la dejinayo qeybo kamid ah Degmada Madiina.

Ciidamada Amisom oo la dejinayo qeybo kamid ah Degmada Madiina.

Degmooyinka la qorsheynayo in la dejiyo ayaa ah kuwa ay kooxaha mucaaradka qaraxyada ka fuliyaan isla markaasina ay kasoo abaabulaan baabuurta lagu fuliyo isqarxinta gaar ahaan deegaannada kudhaw Airport-ka Muqdisho, Madaxtooyada iyo dekedda Muqdisho.
Maanta ayaa wararku waxa ay sheegayaan in suuragal ay tahay in fariisimo cusub ay ka sameystaan gudaha degmada Madiina gaar ahaan Xaafadda [...]

November 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Iiraan oo sheegtay in Burcad badeeda Soomaalida lasii dagaalameyso.

Iiraan oo sheegtay in Burcad badeeda Soomaalida lasii dagaalameyso.

Dowladda Iiraan ayaa kamid ah dowladaha ugu dambeeya ee sheegtay in ay ka hawlgalayaan Bariga Xeebaha Afrika si ay wax uga qabtaan Xaaladda Kooxaha Burcad badeedka Soomaalida oo illaa iyo hadda caalamka uu maaro u waayay.
Hoggaamiyaha Ciidamada Badda ee wadanka Iiraan Admiral Xabiibullaah Siyaari ayaa sheegay in ciidamada wadankiisa ay muhiimad gaar ah siinayaan la [...]

November 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maxaa kajira in Alshabaab ay garwaceen Rag Xisbul Islam katirsanaa.

Maxaa kajira in Alshabaab ay garwaceen Rag Xisbul Islam katirsanaa.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Dagaalkani uu ka dhacay Janaay cabdalla ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Alshabaab ay ku baacsadeen kuwii Xisbul Islam oo wadada si jabhadeyn ugu galay, waxaana markii dambe halkaasi ay ku qabteen Alshabaab 4-kamid ah kooxda Xisbul Islam.
Alshabaab ayaa raggan wada u galay ee qaabka jabhadeynta ah waxaa lasheegay [...]

November 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dowladda Kenya oo Sheegay in Xadka Wadankeeda ay ilaashaneyso.

Dowladda Kenya oo Sheegay in Xadka Wadankeeda ay ilaashaneyso.

Halkaasi ayaa waxaa iminka kajira cabsi ah in ciidamo Kenyan ah ay soo galaan kadib markii Kenyatiga ay ka baqeen ama digniin ay ka bixiyeen in Alshabaab ay Kenya u soo gudubto.
Wasiirka Difaac ee dalka Kenya Max’ed Yuusuf Xaaji ayaa u sheegay mid ka mid ah wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya in milatariga Dalka Kenya [...]

November 29 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Cadde Muuse oo sheegay in ciidamadii Puntland Burcad badeeda ku biireen.

Cadde Muuse oo sheegay in ciidamadii Puntland Burcad badeeda ku biireen.

Waxa uu sheegay in burcad badeedka hawshoodu ay noqotay mid dar dar ah isla markaasina kamid noqotay mihnad kamid ah kuwa Soomaalida ay yeeshaan.
Jeneral Cadde Muuse Xirsi ayaa sheegay in qaar ka mid ah ciidamadii Badda ee Maamulka Puntland ay ku biireen Kooxaha burcad badeeda Xeebaha Soomaaliya isagoo beeniyay in rabshadaha ka jira Puntland ay [...]

November 29 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Alshabaabka Kismaayo oo sheegay in Axmed Madoobe iyo Saraakiishiisa ay galeen Kenya.

Alshabaabka Kismaayo oo sheegay in Axmed Madoobe iyo Saraakiishiisa ay galeen Kenya.

Xasan Yacquub ayaa hadalkani sheegaya iyadoo magaalada Dhoobleey ay la wareegeen Ururka Alshabaab kadib markii halkaasi ay isaga baxeen kuwa Xisbul Islam ee uu hoggaaminayay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)
“Rag uu Axmed Madoobe kamid yahay Kenya bay galeen” ayuu yiri Xasan Yacquub oo intaasi raaciyay inay Qaarkood galeen Magaaladda Nairobi, iyada oo uu xusay in [...]