Bogga Hore » October, 2009 Qormo la daabacay “October, 2009”

Dagaal xoogan oo markale Hiiraan kudhex maray Ciidamada Dowladda iyo Xisbul Islam.

Dagaal xoogan oo markale Hiiraan kudhex maray Ciidamada Dowladda  iyo Xisbul Islam.

Dagaalkani oo daba socda Mid gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaankaasi ayaa lagu soo waramayaa in barqanimadii maanta ay isku noqsadeen.
Dagaal xoogan ayaa ka dhex qarxay waxaana uu ahaa dagaalkaasi mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaana wararka qaar ay sheegayaan in dagaalka madaafiicda la isku adeegsanayo mararka qaar si aad ah [...]

October 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Ciidamada Dowladda iyo Xisbul Islam oo ku dagaalamay Meel u dhaw Baladweyn.

Ciidamada Dowladda iyo Xisbul Islam oo ku dagaalamay Meel u dhaw Baladweyn.

Dagaalka xalay oo ka dhacay meel u dhaw Magaalada Baladweyne una jirta 15km ayaa lagu soo waramayaa in uu bilowday dagaalkaasi kadib markii weerar ay kusoo qaadeen ciidamadii dowladda ee halkaasi kusugnaa Ururka Xisbul Islam.
Dagaalka halkaasi ka dhacay ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay ku geeriyoodeen 3-ruux halka 4-kalena ay kudhaawacmeen sida dadka deegaanka ay [...]

October 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dagaal xalay Alshabaab iyo Xisbul Islam kudhex maray Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool.

Dagaal xalay Alshabaab iyo Xisbul Islam kudhex maray Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool.

Dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in dagaalkaasi uu dhex maray Ururka Alshabaab iyo Xisbul Islam kuwaasi oo degmadaasi isla wada jooga oo kooxba dhinac ay ka heysato.
Lama oga khasaaraha halkaasi ka dhacay lakin dagaalka oo muddo kooban socday ayaa lagu soo waramayaa in xaaladda markii dambe ay qabowday isla markaasina labada ciidan ay weli yihiin [...]

October 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Madaafiic xalay lagu garaacay Jaalle Siyaad iyo jawaabo lagu garaacay Dayniile.

Madaafiic xalay lagu garaacay Jaalle Siyaad iyo jawaabo lagu garaacay Dayniile.

Hoobiyeyaashaasi lagu garaacay Ciidamada Burundi ayaanan la ogeyn khasaaraha uu geystay hayeeshee waxa ay iyaguna bixiyeen jawaab ayna la bartilmaameedsadeen halka madaafiicda laga soo riday.
Wasaaraddii Hore ee Gaashaandhiga, Degmada Dayniile qeybo kamid ah iyo xaafadaha kudhaw ayay ku garaaceen Amisom madaafiicda Jawaabta.
Sida dadka deegaanka ay kusoo waramayaan waxaa halkaasi ku dhaawacmay 3-ruux iyadoo mid kamid [...]

October 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Abuu-Mansuur “Hala weeraro safaaradaha Yahuuda iyo Mareykanka”.

Abuu-Mansuur “Hala weeraro safaaradaha Yahuuda iyo Mareykanka”.

Banaanbaxyo waaweyn oo maanta ka dhacay Gobolada ay alshabaab gacanta kuhayaan ayaa waxaa uu ka kala dhacay Baydhabo, Jowhar, Marka iyo Gobolka Banadir.
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kula hadlay shacabka Abuu-Mansuur oo kamid ah saraakiisha sar sare ee Alshabaab, waxaana uu sheegay in yahuuda ay dooneyso in ay sharafta islaamka bur buriso.
Waxa uu ugu baaqay qof [...]

October 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Hadalka Aqbalaadda wada hadallada Liibiya waa war shaqsi ee Xisbiga kuma soo heshiin.

Hadalka Aqbalaadda wada hadallada Liibiya waa war shaqsi ee Xisbiga kuma soo heshiin.

Khudbaddiisa ayuu dhowr arrimood kaga hadlay iyadoo dadkii ku sugnaa masaajidka ay su’aal dhowr su’aal weydiiyeen isaga oo halkaasina uga jawaabay.
Waxa uu ugu horeyn ka hadlay in xilligani oo kale xaalad adag ay kujirto dhinaca fahamka, waxaana uu sheegay in dhalinta Kooxahooda mucaaradka ah ay yihiin kuwa aanan diinta si wanaagsan u garaneynin isla markaasina [...]

October 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Banaanbax lagu muujinayo sida looga xun yahay Gumaadka Yahuuda ee Qudus oo Muqdisho ka dhacay.

Banaanbax lagu muujinayo sida looga xun yahay Gumaadka Yahuuda ee Qudus oo Muqdisho ka dhacay.

Banaanbaxani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Alshabaab waxaana ay ku muujinayeen sida shacabka Soomaaliyeed ay uga soo horjeedaan gumaadka ay Ciidamda Yahuuda ka wadaan Masjidka Al-aqsaa ee magaalada Qudus.
Isu soo baxa ayaa waxa uu ka dhacay Xeradii hore ee Maslax halkaasi oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab, waxaana kasoo qeybgalay Boqolaal dadweyne ah gaar [...]

October 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Askar iyo dad rayid ah oo ku geeriyooday Qarax Miino oo lala beegsaday.

Askar iyo dad rayid ah oo ku geeriyooday Qarax Miino oo lala beegsaday.

Qaraxaasi ayaa waxaa lala beegsaday gaari ay saarnaayeen Ciidamo Boolis ah waxaana gaariga qaraxa lala kiciyay lasheegay in garaafo yar ay soo gaartay.
Dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in qaraxa uu dhaliyay geerida 5-ruux oo labo kamid ah ay yihiin ciidamada dowladda ee gaariga saarnaa, waxaana qaraxa kadib halkaasi isku wareejiyay ciidamada dowladda.
Dada badan ayay kasoo [...]

October 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Xisbul Islam iyo waxa ku kalifaya soo dhaweynta Shir dib u heshiisiin.

Xisbul Islam iyo waxa ku kalifaya soo dhaweynta Shir dib u heshiisiin.

Waxaa arrinkani horey uga jawaabay Kooxda Alshabaab oo iyagu sheegtay in heshiis ay ugu filan tahay Soomaalida Kitaabka inkastoo taasi aanan la ogeyn waxa dhabta ah ee ay ula jeedaan maadaama dowladda Soomaaliya kitaabka ay sheegtay in ay ku dhaqmeyso ay ku tilmaameen in uusan dhab aheyn.
Waxaa hadaba arrintaasi markale ka hadlay kooxda dagaalka kula [...]

October 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Meydka Ruux rayid ah oo laga helay xaafadda caga dhiig.

Meydka Ruux rayid ah oo laga helay xaafadda caga dhiig.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in meydka uu isaga arkay ayna ku tiillay rasaas dhowr ah gacantiisa xittaa rasaastii kudhacday ay u muuqato mid ka hari rabta jirka inteeda kale.
Meydka oo lasoo qaaday waxa uu sheegay ninkani dadka deegaanka ah in ninkani sida ka muuqatay uu ahaa qof rayid ah waxaana lagu [...]

October 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »