Bogga Hore » August, 2009 Qormo la daabacay “August, 2009”

Ciidamada Daraawiishta oo la wareegay Ex-Control Afgooye.

Ciidamada Daraawiishta oo la wareegay Ex-Control Afgooye.

Hadaba cabasho badan kadib ayaa maanta waxaa la geeyay Barta loo yaqaano ex-Control Afgooye Ciidamo badan oo katirsan kuwa Daraawiishta ee qeybta ka ah Dowladda federaalka Soomaaliya.
Ciidamadaasi ayaa waxa ay ka ceyriyeen halkaasi kuwii kale ee halkaasi horey ugu sugnaa si looga nasto dhibaatooyinka halkaasi ay ku hayeen oo cabashada ugu badan ee dhinaca shacabka [...]

August 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dad Tahriibeyaal ah oo Talyaaniga gali rabay oo lasoo celiyay.

Dad Tahriibeyaal ah oo Talyaaniga gali rabay oo lasoo celiyay.

Dooni ay ka buuxaan Tahriibeyaal ayaa waxa ay gaartay xeebaha Talyaaniga, waxaase kasoo qabtay halkaasi Ciidamada badda ee Wadanka Talyaaniga iyaga oo dib ugu soo celiyay Wadanka Liibiya oo markii hore ay kasoo tahriibeen.
Doonida lasoo celiyay ayaa lasheegay in ay gaarayaan dadka saaran75 ruux oo tahriibayaal ah kuwaasi dib ugu soo laabtay dalka Liibiya sida [...]

August 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Ciidamo Itoobiyaan oo ku wajahan Buuloburde.

Ciidamo Itoobiyaan oo ku wajahan Buuloburde.

Wararka aanu Baladweyne ka heleyno ayaa sheegaya in Ciidamadani ka baxay Baladweyne in labo jiho ugu soo kala dhaqaaqay Magaalada Buulo Burde oo ay doonayaan in ay weerar ku qaadaan halkaasi oo ay gacanta ku hayaan Kooxaha Mucaaradka ah.
Magaalada Beled weyn ayaa si weyn looga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan, waxaana qorshahan uu xoogisa yahay sidii [...]

August 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dr.Alqardaawi oo sheegay Musiibada Soomaaliya iyo wadamo kale heysata in ay tahay Ciqaab Xag Alle ka heysata.

Dr.Alqardaawi oo sheegay Musiibada Soomaaliya iyo wadamo kale heysata in ay tahay Ciqaab Xag Alle ka heysata.

Waxa uu daliil ahaan u soo qaatay Dr.Qardaawi aayadda ah aayad ka hadleysa in Allaah uu awoodo in qoomka uu kusoo dejiyo Cadaab dhinac waliba ah si ay wax u fahmaan.  ?? ???? ???????: (???? ???? ?????????? ????? ???? ???????? ?????????? ???????? ???? ?????????? ???? ???? ?????? ???????????? ???? ???????????? ??????? ????????? ?????????? ?????? ?????? [...]

August 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Sarkaal Daraawiishta katirsan oo Qarax lala beegsaday.

Sarkaal Daraawiishta katirsan oo Qarax lala beegsaday.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxaasi lala beegsaday Sarkaal katirsan Ciidamada Daraawiishta oo saarnaa gaari ronnet ah inkastoo aanu wax dhibaato ah kasoo gaarin sarkaalkaasi.
Qaraxa miino ayaa ka kacay wadada dhinaceeda ee degmada Xamar jajab gaar ahaan xilli uu marayay gaariga lala beegsaday Buundada Ansalooti ee Degmada Xamar Jajab.
Sarkaalkani lala beegsaay Qaraxa ayaa lagu sheegay [...]

August 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Xizbul Islam oo Dagaal kale ku baaqay.

Xizbul Islam oo Dagaal kale ku baaqay.

Xoghayaha gaashaandhiga Ururka Xisbul Islaam Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in lagu loolamayo dalka Soomaaliya islamarkaana laga soo galayo afarta dhinac isgoo tusaale u soo qaatay gobolka Hiiraan iyo gobolada kale ee dalka Soomaaliya oo uu sheegay in hadda lagu so wajahanyahay.
Xoghayaha Ururka Xisbul [...]

August 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Shareecada ku dhaqankeeda Wax baa ka Horreeya!

Shareecada ku dhaqankeeda Wax baa ka Horreeya!

Soomaalidu weligeed islaam bay aheyd, islaamna kama maqnee sida dhabta ah qaranimo iyo nabad gelyo ayaa ka maqan. Ma ahan in dheg jalaq loo siiyo dad aan iyaguba waxey rabaan aqoon oo shareeco aysan aqoon ummadda ku leynaya.
Islaamku waa caqiido, waa akhlaaq, waa cibaadaat,waa mucaamalaat, intaasna weligeed ayaa lagu dhaqmayey inteeda badan. Qaybta xuduuda iyo [...]

August 28 2009 | Lagu daabacay qaybta Maqaallo | Sii aqri »

Khilaafka ka dhaxeeya Xisbul Islam iyo Shabaab oo keenay in Shabaab lagu amro Kismaayo in ay ka baxaan.

Khilaafka ka dhaxeeya Xisbul Islam iyo Shabaab oo keenay in Shabaab lagu amro Kismaayo in ay ka baxaan.

Hadaba khilaafaatkooda ayaa u muuqanaya kuwa sii burqanaya ama maalinba mida xigta uu si yar u soo muuqanayo.
Ururka Alshabaab ayaa ku amray Xisbul Islam in deegaannada ay kajoogaan Muqdisho ay soo wareejiyaan ciidamadoodana ay kala diraan oo aysan wax dagaal ah la gelin ururkooda.
Arrintaasi oo in muddo ah la wad waday ayaa ugu dambeyntii waxaa [...]

August 28 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Ururka Alshabaab oo sheegay in Maxkamad Islaami ah ay saarayaan dhowaan Basaaska Faransiiska.

Ururka Alshabaab oo sheegay in Maxkamad Islaami ah ay saarayaan dhowaan Basaaska Faransiiska.

Mas’uul u hadlay Alshabaab oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee AFP lakin magaciisa qariyay ayaa sheegay in ninkani kale ay ku heystaan in uu yahay Basaas isla markaasina Maxkamad Islaami ah ay sidiisa kusoo taagi doonaan.
“Waxaan sheegeynaa in basaaska faransiiska uu baxsaday isaga oo aanan maxkamad lasoo taagin hayeeshee waxaan idin leeyahay la heystaha kale [...]

August 28 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Sheekh Shariif iyo Amiirka Qatar oo ku kulmay Doxa.

Sheekh Shariif iyo Amiirka Qatar oo ku kulmay Doxa.

Kulan ay ku qaateen xarunta Madaxtooyada ayaa waxa ay kaga wada hadleen xaaladda labada wadan iyo arrimo kale oo ku saabsan Soomaaliya.
Waxaa goobjoog ka ahaa Kulanka uu la qaatay Amiirka Qatar Sheekh Xaamid Bin Khaliifa Aala-thaani, wasiirka arrimaha dibadda ee qadar iyo madax kale, waxaana ay kawada hadleen calaaqaatka labada dal.
Sidoo kale waxa ay kawada [...]

August 28 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »