Bogga Hore » July, 2009 Qormo la daabacay “July, 2009”

Backseat drivers confuse!

Backseat drivers confuse!

As we always tend to see things in better light than those in office, then we must have the determination to serve, even in the capacity of volunteers! The fact that we do not hold a position in the government is not a justification to escape responsibility. It is time for Somali academics to act [...]

July 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Eng. Articles | Sii aqri »

Mucaaradka oo Gumaadkoodii loo Saariyey Baarlamaanka

Mucaaradka oo Gumaadkoodii loo Saariyey Baarlamaanka

Waxaa la yaab leh sida warbaahinta iyo waxgaradka qaarkood uga hadlaan madaafiicda  shabaab iyo xisbiga ridaan ee shacabka geeri kasoo gaarto. Warbaahinta qaar ayaa ku dhiirran inay sheegaan  markii madafiic dawladda ama AMISOM rideen ay shacabka wax kasoo gaaraan iyagoo mar walba ka gaabsada khaladka shabaabka iyo xisibga ee ay hoobiyayaasha ka dhex tuuraan  goobaha [...]

July 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »

Xaabsade oo qorsho weerar ah ku dhawaaqay

Xaabsade oo qorsho weerar ah ku dhawaaqay

Waxaa uu sheegay in ay diyaar yihiin ciidamo fara badan oo u tobabaran dowladda KMG si ay qorshahan uga fuliyaan gobolada Gedo, Bay iyo Bakool, waa sida uu hadalka u dhigay.
Hadalkan ayaa qeyb waxaa uu ka yahay ereyo kul-kulul oo mudooyinkan dambe la soo baxay Maxamed Ibraahim Xaabsade kuna weerarayo xoogaga dagaalka ku haya dowladda [...]

July 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Mareykanka oo taareero milatari u balan qaaday dowladda KMG

Mareykanka oo taareero milatari u balan qaaday dowladda KMG

Dhowaan ayaa gudaha Soomaaliya waxaa soo gaaray shixnado hub ah oo ka yimid Mareykanka taasoo ah taagaarada u muuqata mid dhameystiran uu u hayo dowladda KMG.
Todobaadka soo socda ayaa la filayaa arrimaha Soomaaliya si weyn loogu falan qeeyo kulan dhex mari doona M/weyne Shariif Sheekh Axmed iyo xoghaynta arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton.
Mareykanka ayaa markan [...]

July 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Baarlamaanka dowladda KMG oo “xasuuq” lagu eedeeyay

Baarlamaanka dowladda KMG oo “xasuuq” lagu eedeeyay

Golaha camalka islaamiga gudoomiyahooda Sh. Ibraahim Bilaal ayaa waxaa uu xusay xarumo badan badan oo uu degi karo baarlamaanka kuna eedeeyay in uu arrintu si kala u doonayaan xildhibaanada baarlamaanka dowladda KMG.
Warkan ayaa waxaa uu soo baxayaa ka dib markii kal-fadhiyada baarlamaanka uu noqday mid dhinac socda weerar hoobiyeyaal ah kuwaasoo u muuqda in ay [...]

July 31 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Madaafiic qasaare ka gaystay degmada X/weyne

Madaafiic qasaare ka gaystay degmada X/weyne

Madaafiicdan oo mid ka mid ah ku soo dhacay barxad ku taala degamda X/weyne ee ayaa waxaan la ogeyn halka ay ka yimaadeen, waxaana dhaawacyada lagu qaaday gaadiidka gurmadka deg-dega.
Degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa maalmahan waxaa ka taagan dareen cabdsi aad u xoogan, waxayna noqonaysaa maalintii labaad oo hoobiyeyaal ku soo dhacay degmada gudaheeda.
Culayska [...]

July 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Helikobtaro lagu arkay degmada Baraawe

Helikobtaro lagu arkay degmada Baraawe

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay arrintan ka muujiyeen dareen cabsi ah, waxaana loo maleynayaa diyaaradahan oo saddex ah in ay ka soo duuleen maraakiibta dagaal ee ku sugan biyaha Soomaaliya.
Lama oga cidda sida tooska ah u leh diyaaradahan iyo qorshaha ay damacsan yihiin.
Waad degmadii labaad gobolka Sh/Hoose oo lagu arkay diyaaradaha dagaalka mudooyinkan dambe, waxaana [...]

July 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Askari Amisom ka tirsan oo ku geeriyooday Nairobi

Askari Amisom ka tirsan oo ku geeriyooday Nairobi

Askarigan oo u dhashay dalka Uganda ayaa qeyb waxaa uu ka yahay ilaa 14 askar ka tirsan Amisom kuwaasoo xaalado caafimaad loogu qaaday dalka dariska ah ee Kenya.
Askartan ayaa waxaa haleelay cudur aan la aqoonin. Waxaana geerida mid ka mid ah xaqiijiyay afhayeenka ciidamada Amisom.
Bridgye Bohuku ayaa waxaa uu meesha ka saaray in wax lagu [...]

July 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Cudurka shubanka oo fara kulul ku hayo Baydhabo

Cudurka shubanka oo fara kulul ku hayo Baydhabo

Cudurka shubanka ayaa sidoo kale waxaa uu soo ritay oo u jiifa inka badan toban qof xaafadda Gooyaale ee magaalada Baydhabo.
Waxaa soo baxaysa qeylo dhaan xoogan oo ka imaanaysa waxgaradka ku dhaqan gobolka Bay si wax looga qabto waxyeelada ba’an ee cudurka uu bulshada ku hayo.
Xilliyadan oo kale ayaa gobolada qaarkood waxaa lagu arkaa cudurka [...]

July 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Askar isku rasaaseysay magaalada Muqdisho

Askar isku rasaaseysay magaalada Muqdisho

Goobjoogeyaal ayaa warbaahinta waxay u sheegeen in israsaaseynta ay ku geeriyoodeen laba qof oo midkood uu yahay askarta dowladda KMG.
Waxaa sidoo kale dhaawacyo soo gaaray afar qof oo rayid ah kuwaasoo ku sugnaa hareeraha goobta ay israsaaseyntu ka dhacday ee xaafadda Zoobe. Mana jirto warar arrintan la xiriirta oo ka soo baxay saraakiisha dowladda KMG.
Israsaaseyn [...]

July 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »