Bogga Hore » June, 2009 Qormo la daabacay “June, 2009”

Jaamacad ku Taalla Malaysia oo aqbashay tiradii ugu badneyd ee Ardey Soomaaliyeed

Jaamacad ku Taalla Malaysia oo aqbashay tiradii ugu badneyd ee Ardey Soomaaliyeed

Ardeydaan oo isugu jira gabdho iyo wiilaal ey Jamacaddu u soo aqbashay faculty-yada kala duwan ee ay bixiso ayaa intooda badan soo gaaray compus ka jaamacadda waxa eyna si hab sami leh uga qeyb qaadanayaan howlaha Orientation week- ga ayaga oo intooda badan laga dheehanayo u caaboonaan dhanka tacliinta.
 
Dhanka kale waxaa jira ardey aanan wali [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

القبليّون والتيّار الجهادي والفوضي الخلاّقة في الصّومال

القبليّون والتيّار الجهادي والفوضي الخلاّقة في الصّومال

إن لكلّ مأساة لها أسبابها أوالقوي التي ساهمت في تأجيجها، وفي المشهد الصومالي هناك معسكران ساهما بشكلٍ متوزاي في إيجاد الفوضي الخلّاقة وإستمراريتها في ربوع الصومال، وهما الوحيدان اللّذان أوصلا البلاد إلي معاناة لاتنتهي الآ وهما المعسكر القبلي والجهادي. مرّة تكاتفا بإنهيار الحلم الصومالي حول بناء دولة مدنيّة عصريّة وحضاريّة ، ومرّةً أخري أدخلوا البلد [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta مقالات عربية | Sii aqri »

Dalxa oo beeniyay in Ammaan xumi ay Muqisho uga carareen.

Dalxa oo beeniyay in Ammaan xumi ay Muqisho uga carareen.

Dalxa oo kula hadlay Khartuum Wariyeyaal halkaasi kusugan ayaa sheegay in ay Sudan u gaareen sidii ay uga qeyb geli lahaayeen siminaar halkaasi kajira.
Waxa uu beeniyay in ay muqdisho uga soo carareen arrimo dhinaca ammaanka ah sidaasi daraadeed ay sudan u soo aadeen xildhibaannada oo idilna ay sidaasi isku kala qeybiyeen.
Waxa uu tilmaamay in arrintaasi [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Mucaaradka oo dadaal ugu jira sidii dharkinleey ay kusoo ceshan lahaayeen.

Mucaaradka oo dadaal ugu jira sidii dharkinleey ay kusoo ceshan lahaayeen.

Qaraxyo iyo tacshiirado socday muddo kooban ayaa ka dhacay maanta degmada dharkinleey ee Gobolka Banadir halkaasi oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Tacshiiraddani iyo qaraxyadani ayaa waxa ay dhaceen kadib markii Kooxaha Mucaaradka ay weerar ku qaadeen Ciidamada dowladda ee kusugan degmadaasi inkastoo Ciidamada dowladda ay iska caabin xoogan sameeyeen.
Tacshiirad ka dhacday Xaafadda [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Ciidamada Dowladda oo Qarax Miino lagula eegtay wadada 21-ka October.

Ciidamada Dowladda oo Qarax Miino lagula eegtay wadada 21-ka October.

Gaariga oo ahaa nooca loo yaqaano MarkII ayaa waxaa qaraxa lalabeegsaday xilli wadadaasi uu marayay, waxaana saarnaa ciidamo katirsan dowladda federaalka inkastoo aanan la ogeyn illaa iyo hadda haddii gaarigaasi ay saarnaayeen wax saraakiil ah.
Inta la ogyahay 2-ruux ayaa ku geeriyootay oo mid askari uu yahay halka ruuxa kalena uu rayid yahay, waxaana sidoo laga [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Qorshe lagu sameynayo Ciidamo carbeed oo la dagaalama burcad badeeda oo 11-wadan ay ogolaadeen.

Qorshe lagu sameynayo Ciidamo carbeed oo la dagaalama burcad badeeda oo 11-wadan ay ogolaadeen.

Dalalka Carbeed ee kulaala Badda Cas Iyo Gacanka Carbeed ayaa maalintii shalay Magaaladda Riyaad ee Sucuudiga  isugu yimid shir ku saabsan Sugidda amaanka Badda Cas waxaana Kulankan kasoo qeybgalay dowlado fara badan.
Kulankan ayaa waxaa looga hadlay halista Burcad Badeedda Xeebaha Soomaaliya iyo sidii looga hortagi lahaa waxaana jira go’aanno ay ka gaareen shirkaasi.
Shirkan oo ay [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maamulkii Maxkamadaha ee Sh/dhexe oo ka amar sugaya weerar ay qorsheeyeen.

Maamulkii Maxkamadaha ee Sh/dhexe oo ka amar sugaya weerar ay qorsheeyeen.

Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe ee Maxkamadaha Islaamiga ee laga saaray halkaasi ayaa ka hadlay dhaq dhaqaaq ay maalmahani wadaan si ay awoodooda kusoo ceshadaan.
Maclin Daahir Caddow Calasow oo sheegay in uu joogo qeybo kamid ah Sh/dhexe lakin aanu tilmaamin deegaankiisa ayaa sheegay in ay wadaan dhaq dhaqaaq xoogan isla markaasina ay doonayaan in dhowaan dib ay [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Mas’uul katirsan Maxkamadda Hiiraan oo iscasilay.

Mas’uul katirsan Maxkamadda Hiiraan oo iscasilay.

Sheekh Maxamed oo shir jaraa’id ugu qabtay qadka telefoonka wariyeyaasha ayuu kaga warbixiyay sababta keentay in uu xilkani iskaga tago xilligani.
Waxa uu ku sababeeyay go’aankiisa daruufo jira aawadood wuxuuna meesha ka saaray inuu cadaadis soo food saaray inkastoo ay jiraan warar hoose oo GOOBJOOG soo gaaraya oo sheegaya in hanjabaadyo ay jiraan oo kaga yimid [...]

June 30 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Sheekh Xasan Daahir iyo Shariif ma u heshiis karaan sidii Somalialand

Sheekh Xasan Daahir iyo Shariif ma u heshiis karaan sidii Somalialand

Heshiiskii Boorama waxaa saldhig u ahaa guurtida iyo  beelaha oo sida ay sheegen wax garad u dhashay beesha Faysal ay beshiisu ogolaatay inay baad bixiso waa sida uu hadalka u dhigeene oo u ogolaadaan wixii beelaha kale ku qanci karen oo kuraas baarlmaan ah haba ahaato taasi mid ay beesha weyn u arkays baad iyo [...]

June 27 2009 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Shariif Qofkuu Xilka ku Wareejinayaa?

Shariif Qofkuu  Xilka ku Wareejinayaa?

Sheekh Shariif iyo raggii muqaawamada ee la socday ayaa lahaa fikar dhextaal u ahayd geedii socodkooda siyaasadeed taas oo ahayd in Itoobiya dallka looga saaro xoog iyo siyaasadba, isla markaana Soomaali aayaheeda ka tashato iyadoo aan islaamiyiinta la faquuqayn iyana aysan cidna faquuqayn.
Waxaa siyaasadooda dabcan kasoo horjeeday shabaabka oo wada dagaal aan xaduud iyo diblomaasiyad [...]

June 26 2009 | Lagu daabacay qaybta Faallada GJ | Sii aqri »