Dhaarinta ayey ka hadleen dibloomaasiyiin fara badan oo kala mataleyey ururrada iyo dawladaha Soomaaliya daneeya inkastoo ay badan kood ahaayeen heer hoose, tasoo lagu macneeyey laba arrimood. Waa midda hore xafaladda oo deg deg ku dhacday ama ninka kusoo baxay oo aysan jeclayn dawlado badan.
Ta labaadna waa in shirkaba Jabuuti lagu qabto cid [...]
Madaxweyne la Dhaariyey iyo Mudaaharaad soo Dhaweyn ah..
‘Maandeeq’ oo Maxaakimta u Megengashay.
Ilmihii dhashay waxay ku indha furteen siyaasiyiin aan qowl laheyn, dad ka waaweyn oo aan is ixtiraameynin, fadhi ku dirir balo sheega, ‘caaqillo’ inay ka hadlaan khaladka qof kale maahane iyagu fikrad iyo fiiro siyaasadeed midna laheyn, madax hogaanka siyaasada ku dhegan iyagoo gadaal u jeeda, oo uun wixii dhacay si macaan uga taariikheeya, laakiin [...]
Itoobiya oo Dadaal ugu Jirtay Sidii uusan Sh Shariif kusoo Bixi Lahayn
Itoobiya iyo qaybo ka mid ah beesha caalamka oo uu Maraykanka ugu horreeyo ayaa la sheegaya inay aad u rabeen in Nuur Cadde kusoo baxo halkii uu Sheekh Shariif kaga soo baxay. Xeeldheerayaal Isbahaysiga ka tirsanaa balse aan ahayn garabka Jabuuti ayaa horey u sheegay in uu Sheekh Shariif isdaalinayo balse aysan Itoobiya aysan ogolaan [...]
Sh.Xasan Daahir oo Noqday Mucaaradkii ugu horeeyay ee Xilka Shariifka.
Sheekh Xasan ayaa waxa uu sheegay in kooxdiisa fadhisa Asmara ay u arkayaan Shariifka iyo Jameecadiisa in ay yihiin kuwa aanan wax micno sidaasi u sii buuran aanan laheyn.
Arrinta ka dhaxeysay ee khilaafka keenay ayuu ku tilmaamay Sheekh Xasan in uu ahaa Mabda’a lakin aanu aheyn kursi welina Sheekh Shariif mabda ii uusan kasoo laaban [...]
Sh.Shariif oo Saakay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya loo dhaarin doono.
Xafladda dhaarinta iyo Caleemo saarka ayaa waxa ay ka dhici doontaa Hotelka Kambiski ee Magaalada Jabuuti, waxaana kasoo qeybgeli doona Mas’uuliyiin kasocda Beesha Caalamka iyo Diblumaasiyiin Caalami ah.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe ayaa ku wargeliyay Mudaneyaasha Baarlamaanka in ay saacaddu marka ay tahay 9:00am xilliga Jabuuti la isugu yimaado halkaasi si ay uga wada qeyb qaataan [...]
Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.
Taariiqda shariifka
Magaca : Sh Shariif Sh Axmed Sh Maxamuud Sh MuuseKu dhashay : Shabelada Dhexe – Mahadaay.Taariikhda Dhalashada Dhashay 25/01/1964Xaalada Bulshada : Xaasle
Waxbarshadiisii :
1970- Dugsi quraan.1988: Wuxuu ka qalin jibiyay Dugsigii Azhar raacsanaa ee Sheekh Suufi1992: Wuxuu tagay Sudan wuxuuna gobolka Kurdufaan ka bilaabay Jaamacadda Kurdufaan Kuliyada Waxbarshada. Cudurka Malaariyada oo ku dhacay ayaa sababay [...]
DegDeg: Shariif oo Madaxweyne loo Doortay, Helay 293 Cod
Sheekh Shariif ayaa helay in ka badan kala bar cododkii xildhibaannada wuxuuna sidaa ku noaqday madaxweynaha Soomaliya wixi faahfaahin gadaal kala soco waxaa weli socota tirinta codka wuxuuse shariifku helay in kabadan 220 ilaa hadda taas oo dhaafsiisan 50% codadka xildhibaannada.
Update: Codaynta oo socota oo gebagaba ah, Maslax MAxamed Siyaad wuxu helay 126 iyadoo sheekh [...]
Political scam for self promotion overrode Somali Interests
The Leaders of the Alliance for the Liberation of Somalia-Djibouti (ARS-D) agreed on that the additional 275 MPs will be selected according to the clan formula of 4.5 as per the Transitional Charter which prescribes that legitimate Traditional Leaders will select their MPs. Unprecedentedly, ARS-D leaders abused the clan rights and interests and selected their [...]
Wareegii Koowaad oo dhamaaday iyo Sh.Shariif oo ugu codbadiyay Galeyr iyo N.cadde oo tanasulay.
Waxaa ku tartamayay wareega koowaad 11-murashax iyadoo murashaxiintaasina cod kalad uwan ay heleen, waxaana ay u heleen codadka sida tan:-
1. C/raxmaan Cabdi Xuseen Guulwade :- 10 cod2. Axmed xaashi Maxamuud :- 9 cod3. Cali Xaashi Dhoorre : 2 cod4. Cali Khaliif Galeyr : – 31 cod5. Cawad Axmed Cashara : – 5 cod6. Maslax [...]
