Bogga Hore » November, 2008 Qormo la daabacay “November, 2008”

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

Zimbabwe’s Inflation Sinks Lower than Rock Bottom: Annan and Carter Trip Denial

 Uncountable percentage of Inflation in Zimbabwe has broken all the records, and Zimbabwe’s inflation is worst inflation that history has experienced. This will make the name of Zimbabwe to appear in Rank One in the world record when Inflation is mentioned. “There’s a surrealism here that’s hard to get across to people,” Mike Davies, the [...]

November 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Eng. Articles | Sii aqri »

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baydhabo.

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baydhabo.

Qaraxyadani ayaa waxaa lagu weeraray maleeshiyada TFG-da iyadoo khasaarahana inta badan uu soo gaaray shacabka rayidka ah, waxaana qaraxyadaasi maanta ay ahaayeen kuwii ugu darnaa.
Inta laga soo xaqiijiyay Isbitalka Magaalada Baydhabo waxaa kudhaawacmay qaraxaasi illaa 18-ruux halka 5-kalena ay ku geeriyoodeen, waxaana kujiray dadka khasaaraha uu soo gaaray maleeshiyada TFG-da.
Rasaas ayaa goobta qaraxyada ay ka [...]

November 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

C/llaahi Yuusuf oo dhaliilsan Shirka Jabuuti.

C/llaahi Yuusuf oo dhaliilsan Shirka Jabuuti.

Waxa uu dhaliilay C/llaahi Yuusuf sida Nuur Cadde uu wax u wado gaar ahaan awood qeybsiga oo dhowaan ay kala saxiixdeen TFG-da oo Nuur Cadde uu Hoggaaminayay iyo ARS oo Sheekh Shariif uu hoggaaminayay.
Waxa uu kusheegay Wareysi uu siiyay TV-ga Aljazeera in Nuur Cadde waxa uu wado ay tahay Maslax qabiil uuna u adeegayo hal [...]

November 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dab khasaare geystay oo ka kacay Wanalweyn.

Dab khasaare geystay oo ka kacay Wanalweyn.

Goobta dabkani uu ka kacay ayaa lasheegay in uu ahaa goob ganacsi isla markaasina uu khasaare u geystay illaa 23-dukaan oo gebi ahaan wada bur buray iyaga iyo hantidii kujirtay.
Dabkani ayaa lagu soo waramayaa in uu ka bilowday kadib markii jiko yar oo dabka lagu shido isaga oo shidan looga tegay mid kamdi ah dukaamaha [...]

November 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Sh.Shariif “Ciidan baa loo baahan yahay koox waliba sidii Muqdisho ay ula wareegi laheyd bay ku tashaneysaa”.

Sh.Shariif “Ciidan baa loo baahan yahay koox waliba sidii Muqdisho ay ula wareegi laheyd bay ku tashaneysaa”.

Waxa uu sheegay Sheekh Shariif in Dalka iminka la xaqiijiyay in ay isaga baxayaan Ciidamada Itoobiyaanka sidaasi daradeedna ay soo baxeyso Firaaqo dhinaca ammaanka ah kaasi oo muuqanaya sababi karana in dhiig kale uu ku daato lana doonayo cid buuxisa si dhiig dambe aanu u daadan sida sheekh Shariif Hadalka uu u dhigay.
Sh.Shariif waxa uu [...]

November 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Itoobiya oo Eritrea ku eedeysay gacansiinta Burcad badeedka Soomaalida.

Itoobiya oo Eritrea ku eedeysay gacansiinta Burcad badeedka Soomaalida.

Warkani oo lagu baahiyay wakaaladda Wararka ee Itoobiya ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka in ay kahortagaan arrintaasi si xoog ahna looga hortago gacanta ay Burcad badeedka Soomaalida ka heleyaan Eritrea.
Cadaawadda u dhaxeysa dowladaha Itoobia iyo Eritrea ayaa sababay in dagaalo ay dadka u dhaxeeya kala taageerayaan in ay ka dhacaan gudaha dalka Soomaaliya iyadoo loolankooduna [...]

November 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Bayaan Maxkamadaha ay kasoo saareen Shirka Jabuuti.

Bayaan Maxkamadaha ay kasoo saareen Shirka Jabuuti.

Bayaanka ay soo saareen oo lasoo gaarsiiyay shabakadda GOOBJOOG ayaa waxa uu u qornaa sida tan iyadoo saxaafaddana uu khadka telefoonka uu ugu aqriyay Sheekh C/raxiim Ciise Caddow halka sheekh C/qaadirna uu ka jawaabayay su’aalo dhowr ah oo la weydiiyay.
 Uj:war saxaafadeed                                    29/11/2008        Shir ay isugu yimaadeen maamulka gudaha ee GMIS  uuna shir guddominayey madaxa [...]

November 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Mareykanka oo Golaha Ammaanka ku cadaadinaya in Ciidamo loosoo diro Soomaaliya.

Mareykanka oo Golaha Ammaanka ku cadaadinaya in Ciidamo loosoo diro Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka Gordon dugweyd ayaa sheegay in ay si aad ah oo kalsooni ay kudheehan tahay ay ula shaqeynayaan Ciidamda Itoobiya iyo kuwa kale ee Gobolka ksuugan sidii Soomaaliya Nabad un loogu soo dabaali lahaa.
Dhinaca kale Batrik Fantarel oo ah Afhayeenka ergiga Mareykanka u fadhiya QM ee New York Xaruntiisu [...]

November 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Boqol Gaari Itoobiyaan iyo Ciidankooda cusub oo Gudaha Soomaaliya soo galay.

Boqol Gaari Itoobiyaan iyo Ciidankooda cusub oo Gudaha Soomaaliya soo galay.

Ciidamadani oo aad u fara badan isla markaasina wata gawaari kuwa dagaalka ah oo garaya 100-gaari ayaa waxa ay soo dhaafeen xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ay wadaagaan, waxaana ay soo gaareen meel u dhaxeysa Luuq iyo Baydhabo.
Lama garanayo ujeedkooda dhabta ah ee ay u soo galayaan dalka xilli la hadal hayo in Ciidamada Itoobiya ay [...]

November 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Meydadka labo haween la jarjaray oo laga helay Buulomareer.

Meydadka labo haween la jarjaray oo laga helay Buulomareer.

Haweenkani ayaa lasheegay in ay ka ahaayeen Buulo Mareer caan inkastoo aanan la ogeyn cidda sida xun u dishay inkastoo dadka deegaanka ay sheegayaan markii cid ugu war dambeysay in ay u baxeen dhinaca beerahooda.
Waxaa jirkooda ka muuqday jar jaritaan si xun loogu geystay iyadoo lagu jir dilay faasas, dadka deegaanka ayaa sidoo kale ku [...]

November 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »