Bogga Hore » September, 2008 Qormo la daabacay “September, 2008”

Madaxda TFG-da oo Nairobi looga yeeray.

Madaxda TFG-da oo Nairobi looga yeeray.

Waxaa shir aan caadi ahayn loogu yeeray in ay ka soo qayb galaan madaxwaynaha dowladda ku meelgaarka ah, ra’iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka iyo dhamaan xubnaha baarlamaanka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya.
Urur goboleedka IGAD, golihiisa wasiirada, oo ku shiray New York, ayaa go’aansaday in madaxda dowladda iyo dhamaan xubnaha baarlamaanka ay todobaadka soo socda ka [...]

September 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Sidee looga Ciiday Dalka Soomaaliya.

Sidee looga Ciiday Dalka Soomaaliya.

Kadib markii Bisha habeenkii xalay lag arkay qeybo kamid ah Muqdisho iyo qeybo kamid ah Gobolada Dalka ayaa waxaa si guud loogu dhawaaqay in ay tahay Ciid sidaasina waxaa ku Ciiday dad aad u fara badan.
Dadka kudhaqan Gobolka Banaadir ayaa waxa ay isugu imaanayeen Masaajidda waaweyn ee Gudaha Xaafadaha Magaalada Muqdisho kuyaalla maadaama aanan lagu [...]

September 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Mu’adin Caan ka ah Baydhabo oo Bastooladley ay dileen.

Mu’adin Caan ka ah Baydhabo oo Bastooladley ay dileen.

Wadaadkaasi oo ka mid ahaa Mashaa’iqda magaalada Baydhabo ayaa lagu magacaabi jiray Sheekh Cali Madoobe iyadoo dilkiisana ay ka dambeeyeen kooxo bastoolado ku hubeysan oo markii ay falkaasi ay geysteen goobyta aan kusii sugnaanin oo kasii cararay.
Lama oga sababta loo dilay Mu’adinkaasi iyadoo horey gudaha magaalada Baydhabo loogu ugaarsan jiray dadka la shaqeeya TFG-da iyo [...]

September 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Diyaargarowga Ciidda oo Sanadkani Muqdisho ka noqday layaab.

Diyaargarowga Ciidda oo Sanadkani Muqdisho ka noqday layaab.

Ciidul Fitriga ayaa waxaa lagu yaqaan inta badan Umadda Islaamka in ay ku ciidaan Farxad iyo renreen iyadoo sanadkani xaalku aanu sidaasi ka aheyn magaalada Muqdisho.
Ugu horeyn waalidiinta dooneysa in ay kasoo adeegtaan Suuqa Bakaaraha si ay caruurtooda ugu soo iibiyaan Agabka Ciidda ayaa waxa ay bakaaro la’aadi Karin Madfac mar waliba kusoo jeeda Suuqaasi [...]

September 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dagaal la isku Waaberiistay oo Muqdisho ka Dhacay.

Dagaal la isku Waaberiistay oo Muqdisho ka Dhacay.

Waxa ay ahaayeen dagaalada kuwa ka dhacay meelo kala fog iyadoo mar qurana ay bilowdeen dagaaladaasi waxaana markii hore uu ka bilowday isgoyska KM4 halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda iyadoo kadibna uu ka bilowday weerar lagu qaaday Isgoyska Sayidka halkaasi oo ay fariisin u tahay Maleeshiyada TFG-da iyo [...]

September 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Guddoomiyihii Afgooye oo ladilay.

Guddoomiyihii Afgooye oo ladilay.

Wararku ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxda dilka geysatay ay ahaayeen kooxo fara badan oo aad u hubeysan iyaga oo dhaawac xoogan u geystay 4-kamid ah ilaalada Guddoomiyahaasi ay dileen.
Lama garanayo sababta loo dilay Muudeey hayeeshee dadka qaar ee ku dhaqan Degmada Afgooye ayaa sheegay in xalay kooxo hubeysan ay Weerar ku qaadeen hoyga Guddoomiyaha [...]

September 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Suuqa Bakaaraha oo maanta lagu kala cararay.

Suuqa Bakaaraha oo maanta lagu kala cararay.

Dadka ayaa sababta ay ku carareen kusheegay Madaafiicdii ba’neyd ee lagu garaacayay Maalmihii aanu kasoo gudubnay iyadoo dadka ka dukaameysanayana laga dareemayo walwal xoogan, waxaana mararka qaar la arkayaa dad raxan raxan ah oo qaarkood galaya guryaha shubka ah qaar kalena kaba baxaya suuqa kuwaasi oo marka aad la sheekeysato kuu sheegaya in ay maqleen [...]

September 28 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maleeshiyada TFG-da ee kusugan Towfiiq oo la weeraray.

Maleeshiyada TFG-da ee kusugan Towfiiq oo la weeraray.

Sida Goobjoogeyaal ay kusoo waramayaan, waxa uu ahaa qaraxani bam gacmeed lala beegsaday maleeshiyadaasi iyadoo halkaasina uu ka dhashay khasaare soo gaaray maleesiyada TFG-da.
Lama hayo tirade saxda ah ee khasaarihii halkaasi ka dhashay inkastoo ay jiraan dad rayid ah oo halkaasi iyana ku waxyeeloobay.
Maleeshiyada TFG-da ee fariisinka ku leh isgoyka miisaanka dhuxusha ayaa isku faafiyay [...]

September 28 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

AMISOM oo is ilaalinaya oo markale la qarxiyay.

AMISOM oo is ilaalinaya oo markale la qarxiyay.

Qaraxani oo ahaa miinada nuuca Remote Control-ka ayaa waxaa lala beegsaday Ciidaada AMISOM xilli ay miino baaris ka wadeen halka uu qaraxa ka dhacay.
Waxaanan la ogeyn illaa iyo hadda khasaaraha soo gaaray ciidamada AMISOM iyo dadka rayidka ah ee ka agdhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay iyadoo Ciidamada AMISOM ay fureen Rasaas aad u xoogan [...]

September 28 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Duqeyn Suuqa Bakaaraha, Dhimasho iyo Dhaawac.

Duqeyn  Suuqa Bakaaraha, Dhimasho iyo Dhaawac.

Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa madaafiicda ku garaacay Ciidamada Nabad Ilaalinta loo keenay dalka ee AMISOM kuwaasi oo Taangiyo maanta markii ugu horeysay soo dhigtay Wadada Isgoyska sayidka halkaasi oo Suuqa Bakaaraha Muuqaalkiisa oo idil laga arkayo iyadoo la arkayay in halkaasi ay ka duqeynayeen.
Duqeynta ayaa waxa ay kutimid kadib markii Xoogagii sheegay in ay xireen [...]

September 27 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »