Bogga Hore » August, 2008 Qormo la daabacay “August, 2008”

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Cagahaada Isku taag Cadawna ha isu Loogin

Markii lixdankii xornimada la qaatay aya tobonkii sano ee hore la luudayey inkastoo aqoon yari iyo karti xumo jirtay hadana waxaa laga fiyoobaa is caburin iyo guulwadayn bedesha kaalintii wadaninimada.
Markii ay Xukuumaddii Siyaad Barre talada la wareegtay waxay billawgii soo kordhisay horumar xaga dhisamaha dalka ah, waxaase la socday xornimo la’aan iyo caburin keentay in [...]

August 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Eng. Articles | Sii aqri »

Ramadaan Kariim: Berri oo Ramadan Billow Yahay

Ramadaan Kariim: Berri oo Ramadan Billow Yahay

Maanta oo Axad ahayd ayaa laga soomay dalka Liibiya! halka Pakistan iyo India laga yaabo inay Talaadada Billaabaan. Wadamada Khaliijka  badankoon oo Sacuudigu ku jiro, Wadamada Yurub iyo Maraykanka iyo wadamo kale oo badan ayaa bisha ramadan billow u tahay Isninta.
Wadamdan ayaa qaarkoodna bisha laga arkay sida Soomaliya, qaar kalena ay sodonkii Shacbaan u buuxsanray, [...]

August 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Islaamka | Sii aqri »

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Gummaad Sokeeye Ragbaa Gees Baciid u le

Kismaayo waxay aheyd magaalada kaliya ee koofurt Soomaaliya ee ka badbaaday dagaalada Xabashida ay ku burburiyeen dalka, islamarkaana aysan ka jirin maamul si toos ah ugu xiran Xabashida iyo Dowaladan KMG. Inkastoo uu ka jiray maamul uu awood muuqata ku lahaa mid ka mid ah dagaal ogayaasha lagu xasuusto dilka, dhaca iyo bililiqada hantida ummada [...]

August 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Maqaallo | Sii aqri »

Dagaal ka Dhacay Dharkinleey.

Dagaal  ka Dhacay Dharkinleey.

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaan la ogeyn illaa iyo hadda khasaaraha uu dhaliyay dagaalkaasi, waxaana dagaalka uu bilowday kadib markii xoogaga Muqaawamada ay weerar ku qaadeen goob ay halkaasi kaga sugnaayeen maleeshiyada TFG-da.
Warar kale oo halkaasi inaga soo gaaraya ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhaawacmeen labo qof oo rayid [...]

August 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Qarax Bam oo ka Dhacay Baydhabo.

Qarax Bam oo ka Dhacay Baydhabo.

Maleeshiyadani ayaa ahaa kuwa Booliska loo yaqaano, waxaana ay marayeen wadada gudaha magaalada Baydhabo iyadoo koox dhalinyaro ah ay bam gacmeed ku tuureen.
Qaraxa kadib ayaa maleeshiyada TFG-da iyo Ciidamada Itoobiyaanka waxa ay isku fidiyeen qeybo kamid ah goobtii uu qaraxa ka dhacay, waxaana gabi ahaan ay xireen wadada soo marta halkaasi.
Ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa noqday [...]

August 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

3 Ruux oo Wanlaweyn lagu Dilay iyo Sarkaal WFP oo la Dhaawacay.

3 Ruux oo Wanlaweyn lagu Dilay iyo Sarkaal WFP oo la Dhaawacay.

Dadkan la dilay ayaa waxa ay kusugnaayeen goob maqaayad ah, waxaana dadka halkaasi ku geeriyooday ay kala ahaayeen haweeney shaah ku gadeysay goob maqaayad ah, waxaa sidoo kale ku wehliya ninkii qabay oo maqaayadda kusugnaa iyo sidoo kale nin kale oo maqaayadda shaah ka cabayay.
Maleeshiyada wax dilay ayaa waxa ay siteen qori, waxaana si arxan [...]

August 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

5 Ganacsato ah oo lagu Dilay Suuq Bacaad

5 Ganacsato ah oo lagu Dilay Suuq Bacaad

Dhimashada shantan ruux ayaa timid ka dib markii maleeshiyad TFG-da ay rasaas la dhaceen gaarigii ay saarnaayeen oo ahaa nooca raaxada ee loo yaqaan MarkII.
5-tani Ruux ayaa 3-k amid ah waxa ay geeriyoodeen isla goobtii lagu rasaaseeyay halka 2-da kale ay u geeriyoodeen dhaawicii soo gaaray sida dad halkaasi kusugnaa ay inoo xaqiijiyeen.
Inkastoo aanan la [...]

August 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Markab Malesiya oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Markab  Malesiya oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Andrew Mwangura oo ah madaxa hay’ada Badaha Geeska Africa ee fadhigeedu uu yahay Wadanka Kenya ayaa shaaciyay arrintani mar uu la hadlayay wakaaladda wararka ee Reuters.
“Markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Maleysia ayaa kooxo burcad badeed Soomaali ah waxaa ay xalay ku afduubeteen xeebaha Dalka Soomaaliya” ayuu yiri Mmwangura oo intaasi ku daray in [...]

August 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Nin ay Dileen Itoobiyaanka oo laga Helay Makka Almukarrama.

Nin ay Dileen Itoobiyaanka oo laga Helay Makka Almukarrama.

Saakay ayaa lagu arkay meydka nin rayid ah oo yalla wadadaasi kaasi oo habeenkii xalay ay tookteen Ciidamada Itoobiyaanka isla markaasina ay saakay diideen in meydka ninkaasi rayidka ah halkaasi laga qaado.
Dad fara badan oo meydka dul tagay ayaa sheegay in rasaas ay kusoo fureen Ciidamada Itoobiyaanka taasi oo ay ku muujinayeen in aysan ogoleyn [...]

August 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhacay Kismaayo.

Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhacay Kismaayo.

Rasaastii uu furay ninkaasi Bastoolada ku hubeysnaa ayaa waxaa halkaasi ay ku sababtay geerida 2-rux halka mid kalena uu dhaawacmay sida dadka deegaanka magaalada Kismaayo ay inoo xaqiijiyeen.
Ninka dilka geystay ayaa durba isaga cararay halkaasi iyadoo aanu goobta dilka uu ka dhacay soo gaarin maamulka cusub ee la wareegay dhowaan gacan ku heynta Ammaanka magaalada [...]

August 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »