Bogga Hore » July, 2008 Qormo la daabacay “July, 2008”

Dagaal Muqdisho ka dhacay Barqanimadii Maanta.

Dagaal Muqdisho ka dhacay Barqanimadii Maanta.

Sida ay sheegayaan dadka deegaanka ee ku nool Degmada Huriwaa dagaalka ayaa ahaa mid Madaafiicda la isku adeegsaday, waxaana Ciidamada Itoobiya intaas kadib ay duqeyn u geysteen qeybo ka mid ah Degmada Huriwaa, kaasoo sida la sheegay ka dhashay dhaawacyo.
Sidoo kale waxay wararku sheegayaan Madaafiic ku dhacay Suuqa Huriwaa ay ka dhalatay dhimasho iyo dhaawac, [...]

July 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Saraakiil xilka TFG-da laga qaaday iyo qaar diiday.

Saraakiil xilka TFG-da laga qaaday iyo qaar diiday.

Warka ayaa intaa ku daraya in Wareegtadan ay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha, taasoo xilalka loogaga qaaday Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabellaha Hoose Cali Aadan Ganey iyo Kuxigeenkiisa Nuuriye Cali Faarax.
Sidoo kale waxaa kaloo xilalka laga qaaday 3 sarkaal kale, kuwaasoo oo horay u sheegay in ay iska casileen halka kuwo kalena ay Dowladda ka [...]

July 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Arrinta Maxamed Dheere oo khilaaf dhalisay.

Arrinta Maxamed Dheere oo khilaaf dhalisay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu soo waramayaa in warqad u ogolaaneysa in shaqadiisa uu sii wato gacanta u geliyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere oo maalin ka hor ay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada Nuur Cadde.
Sida aanu ka heleyno Ilo wareedyo ku dhow dhow [...]

July 31 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maleeshiyada Maxamed Dheere oo dhibaateynta shacabka bilowday.

Maleeshiyada Maxamed Dheere oo dhibaateynta shacabka bilowday.

Maleeshiyada Maxamed dheere ayaa gelinkii dambe ee shalay illaa iyo xalay oo ay maantana u sii dheertahay waxa ay isbaaro joogto ah ay u dhigtaan shacabka, waxaana la arkayaa gawaaridiisa dagaalka oo ay maleeshiyaadkiisa saaran yihiin in ay wadada ay doonaan ay istaagayaan kadibna halkaasi ka sameynaya hawlgal ah in ay isbaaro u dhigtaan ciddii [...]

July 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

C/fataax Geeseey “kuwa iscasilay waa qaldan yihiin waana lala xisaabtami”.

C/fataax Geeseey “kuwa iscasilay waa qaldan yihiin waana lala xisaabtami”.

Hadaba Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geeseey oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in kuwa iscasilay ay ugu horeyn mareen dhabo qalad ah, waxaana jirta ayuu yiri qaad la isku casilo haddii ay daacad ka tahay waa sida uu hadalka u yiri Geeseey.
“kuwa iscasilay waa qaldan yihiin waana lala xisaabtami” ayuu yiri Geeseey oo intaasi [...]

July 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

“kuwa iscasilay waa qaldan yihiin waana lala xisaabtami”.

“kuwa iscasilay waa qaldan yihiin waana lala xisaabtami”.

Kulankaasi ayaa waxa ay ku sheegeen in Beelahaasi iyo Maxkamadaha uu u socdo heshiis isla markaasina ladoonayo in ay Maxkamadaha Ciidamadooda ay kala baxaan Gobolada Bay iyo Bakool.
Sidoo kale Maxamed Ibraahim Xaabsade oo kulankaasi kadib la hadlayay Saxaafadda ayaa sheegay in xoogaga Dhalinyarada ay mudan tahay in lala dagaalamo sida uu hadalka u yiri Xaabsade [...]

July 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maxamed Dheere oo xilkii laga qaaday.

Maxamed Dheere oo xilkii laga qaaday.

 
Xil kaqaaadistiisa ayaa waxa ay timid kadib markii kulan ay maanta kuyeesheen magaalada Muqdisho wasiiro TFG-da katirsan, waxaana kulankaasi u codeeyay in xilka laga qaado 7-wasiir, 2-kamid ah ayaa diiday in xilka laga qaado Maxamed Dheere, 2-kale way ka aamuseen halka intii kale ay u codeeyeen in xilka laga qaado.
Khadiijo Maxamed Diiriye oo kulankaasi kadib [...]

July 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

PRESS RELEASE:Massacre in Beled-Weyne

PRESS RELEASE:Massacre in Beled-Weyne

 Somali Concern Group (SCG) is appalled by the indiscriminate shelling of heavily populated town and displacement of nearly two third of its estimated population of 150,000. We strongly condemn the cold blooded slaughter of innocent civilians and looting of peoples’ businesses. The timing of the fighting and premeditated bombardment of Beled-Weyne is intended to derail [...]

July 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Eng. Articles | Sii aqri »

Sh Cumar Idris oo Shirkii Golaha Ammaanka ka Warbixiyey

Sh Cumar Idris oo Shirkii Golaha Ammaanka ka Warbixiyey

Prof Gandi iyo Sh. Cumar Idris oo ahaa labada mas’uul ee Isbahaysigu u dirsaday inay kaga qayb galaan kulankii golaha ammaanka ayaa sida uu Goobjoog u sheegay waxay halkaasi kulamo kala duwan kula yeesheen golaha Ammaanka iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.
Wuxuu noosheegay inay kulankii guud ee warbaahinta furnaa ay ka qayb galeen inkastoo aysan [...]

July 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Jaaliyadaha | Sii aqri »

Ciidamada Itoobiya, Uganda iyo TFG-da oo xiray wadada KM4.

Ciidamada Itoobiya, Uganda iyo TFG-da oo xiray wadada KM4.

Dadka deegaanka ayaa u sheegay shabakadda wararka ee GOOBJOOG in wadadaasi ay ka baarayaan Miinooyin dhowr ah oo lasheegay in halkaasi lagu aasay, waxaana baaritaanka uu kasoo bilowday dhinaca Madaxtooyada illaa dhanka Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.
Waxaa siran saakay dhaq dhaqaaqii ganacsi ee Xaafadda Hodan qeybo kamid ah iyo sidoo kale isu socodkii gawaarida dadweynaha [...]

July 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »