Bogga Hore » June, 2008 Qormo la daabacay “June, 2008”

War Deg Deg Ah: Dagaal Guriceel Hadda ka Billowday

War Deg Deg Ah: Dagaal Guriceel Hadda ka Billowday

Ciidamada cadawga oo horey dhallinyaro ugu dilay maanta  magaalada ayaa la sheegayaa inay halkii ay deganaayeen ay dib uga gurteen iyagoo  meel dalcad saartay h ubkoodii taasoo lagu qiyaasay inay doonayaan ay magaalada wixii dhisme u muuqda halkaasi ka soo duqeeyaan.
Dagaalka oo daqiiqado ka hor billawday ayaan idinla soo socod siin doonnaa wixii kasoo  kordha [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Ciidamada Itoobiyaanka oo 3-dhalinyaro ku dilay Guriceel.

Ciidamada Itoobiyaanka oo 3-dhalinyaro ku dilay Guriceel.

Illaa iyo 3-wiil oo dhalinyaro ah ayay ku dileen Magaalada, waxaana labo kamid ah ay dileen iyaga oo wada si caadi ah u maraya halka wiilka kalena ay guri uu kujiray kala soo baxeen.
Dhibaatada ay weli ku hayaan Guriceel ayaa ah kuwa sii kordhaya iyadoo odayaashii deegaankaasina ay weli wax war ah kasoo saarin marka [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Maxkamadaha oo hawlgallo ka bilaabay B/weyne.

Maxkamadaha oo hawlgallo ka bilaabay B/weyne.

Xoogaga Maxkamadaha oo Magaaladaasi ka sameeyay Hawl gallo ayaa ugu dambeyntii waxay ku soo heleen Gaadiid dagaal iyo Hub fudud oo ay horay Ciidamada Itoobiyaanka kala wareegeen Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed, isla markaana dib ugu celiyay Beeshiisa.
Hubkan oo ahaa mid ay Ciidamada Itoobiya u dhiibeen Ganacsade caanka ah Magaalada B/weyn oo ay [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Itoobiyaanka oo Markale Guriceel duqeyay .

Itoobiyaanka oo Markale Guriceel duqeyay .

Madaafiic aad u xoogan ayay la dhaceen Itoobiyaanka goobaha ay dadka rayidka ah degan yihiin, waxaana ku geeriyooday inta la xaqiijiyay 3-ruux halka inkabadan 11-kalena ay kudhaawacmeen.
Saakay ayaa Ciidamada Itoobiyaanka waxaa la arkayay iyaga oo galaya Guryaha isla markaasina kala soo baxaya haddii ay ku arkaan dhalinyaro dil bareer ahna u geysanaya.
Dadkii kuharay Guriceel ayaa [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Nin rayid ah oo xalay lagu dilay Degmada Kaaraan.

Nin rayid ah oo xalay lagu dilay Degmada Kaaraan.

Ninkaasi la dilay ayaa waxa uu ahaa nin rayid ah, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in burcaddii dilka u geysatay ay ninkaasi ka qaateen Mobile uu sitay, waxaana rasaasta lagu dhuftay kadib markii uu ku dhegay Mobile-ka oo uu diiday in uu iska dhiibo.
Kooxda wax dishay ayaa lagu soo waramayaa in ay si caadi ah [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dowladda Yeman oo ka cabaneysa dhaqaale yari kutimid wadankeeda kadib qaxooti kusoo batay.

Dowladda Yeman oo ka cabaneysa dhaqaale yari kutimid wadankeeda kadib qaxooti kusoo batay.

7-kun Afrikan qaxooti ah ayaa la rumeysan yahay in ay gaareen wadanka Yeman laga soo bilaabo Bishii Janaayo illaa Bishani iminka lagu jiro ee sanadkani 2008-da, waxaana qaxootiga ugu badani ay degan yihiin Gobolka Shabwah oo dowladda Yeman ay halkaasi isugu geysay.
Qaxootiga gaaray wadanka Yeman ee isugu jira Afrikanka tan iyo 1999 waxaa lagu qiyaasayaa [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dowladda TFG-da oo maamul u sameyneysa goobo aysan gacanta ku heynin.

Dowladda TFG-da oo maamul u sameyneysa goobo aysan gacanta ku heynin.

Gobolka Galgaduud degmooyinka lagu kordhiyay ayaa waxaa ka mid ah Guriceel, Baxdo Xeraale iyo Ceel-garas oo horey u ahaan jiray tuulooyin, sidoo kale gobolka Mudug ayaa waxaa lagu biiriyey labo degmo oo cusub kuwaasoo kala ah Colguula iyo Jawle, waxaana su’aal ay ka taagan tahay sida maamul loogu sameynayo.
Fikrado kala duwan oo shabakadda wararka GOOBJOOG [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Khilaaafka Isbahaysiga oo la Xallinayo

Khilaaafka Isbahaysiga oo la Xallinayo

 Shirkan oo ay soo abaabuleen xubno ka tirsan Isbahaysiga iyo kuwo taageeri jiray Maxkamadaha Islaamiga. Xubno dhexdhexaadinta oo ilaa 10 xubnood ah ayaa waxaa ka mid ah Sh. Yuusuf Cali Caynte, Sh. C/laahi Sh. Nuur, Sh. Bashiir Cadow Calasow, Sh. C/laahi Xuseen Kaahiye, Sh. Cabdi Maxamad Abtidoon iyo xubno kale, waxaa iyana shirkaas goobjoog ka [...]

June 30 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Dagaal xoogan oo Maqribnimada Caawa Guriceel ka bilawday.

Dagaal xoogan oo Maqribnimada Caawa Guriceel ka bilawday.

Xoogaga hubeysan ee ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Itoobiya ayaa weerar ku qaaday fariisinka Duleedka Degmadaas ka sameysteen Ciidamadaasi Itoobiyaanka, waxaana Wararka halkaasi laga helayo ay sheegayaan in dagaalka uu socday inkabadan nus saac isla markaasina la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay Degmada Guriceel, waxaana la soo sheegayaa in Degmada [...]

June 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »

Isbaheysiga dib u xoreynta oo sheegay in aysan maamul u dhisi doonin Hiiraan.

Isbaheysiga dib u xoreynta oo sheegay in aysan maamul u dhisi doonin Hiiraan.

Cumar Xaashi Aadan oo ah xoghayaha arrimaha gudaha ee isbaheysiga dib u xoreynta ayaa shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arrimo dhowr ah isaga oo sheegay in ay doonayaan in ugu horeyn ay ka xoreeyaan dalka Ciidamada Itoobiyaanka ee kusoo duulay iyo sidoo kale in ay ku daraan wax uu ku tilmaamay daba dhilifka la shaqeeya.
Sidoo kale [...]

June 29 2008 | Lagu daabacay qaybta Siyaasadda | Sii aqri »