Dagaalka oo ku billawday isweydaarsiga Madaafiicda Hoobiyeyaasha loo yaqaano ayaa ugu dambeyntii isku badalay mid fool ka fool ah, waxaana ay isaga horyimaadeen Ciidamada Itoobiyaanka iyo xoogagga kasoo horjeeda qeybo kamid ah xaafadaha dhanka koonfureed kaga yaalla Muqdisho.
Illaa iyo iminka lama oga khasaaraha soo wada gaaray ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxaha ka soo horjeeda ee weerarka [...]
Faah faahin Dheeri ah oo ku Saabsan Dagaalkii Caawa ee Muqdisho.
WAR DEG DEG AH : Weerar Caawa lagu Qaaday Hoyga Cabdi Qeybdiid
Dagaal qaraar ayaa ka billowday Agagaarka Digfeer iyo halka uu degan yahay Cabdi Qeybdiid, waxaana la is weydaarsaday Madaafiic aad u xooggan iyadoo madaafiicdaasina si aad ah looga maqlayo qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.
Dagaalka oo aad u qaraaraa ayaa waxa uu billowday kadib Salaaddii Maqrib, waxaana Dagaalka uu noqday mid la isku adeegsanayo madaafiic aad [...]
Golaha Aqoonyannada Xorta oo Itoobiyaanka ku eedeeyay dad dhoofin.
Sidoo kale waxa ay kusheegeen war-saxaafadeedkooda in isbaheysiga looga baahan yahay xilligani in ay ka shaqeeyaan wax waliba oo ay u arkaan in nabadda Soomaaliya lagu heli karo isla markaasina ay dani ugu jirto Umadda.
Dhinaca kale waxa ay eedeyn dusha uga tuureen Ciidamada Itoobiyaanka oo ay sheegeen in ay xabsiyo cusub ka sameysteen qeybo kamid [...]
Wafdi uu Hoggaaminayo Axmed C/salaan oo Jabuuti u Dhoofay.
Axmed C/salaan oo Saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxa uu sheegay in isaga iyo wafdigiisa ay u matalayaan dowladda TFG-da shirka Jabuuti isla markaana aanu jirin cid kale oo u mataleysa, waxaana dhexda ka baxay wararka sheegayay in dowladda TFG-da ay u direyso Jabuuti wafdi uu hoggaaminayo Ashkir.
Sidoo kale maanta ayaa [...]
Jabuuti oo Maanta shirkii lagu balansanaa ka furmaya.
Shirka ayaa maanta waxa uu yahay mid si aad ah loo hadal hayo iyadoo rajada ay ka qabaan shacabka marka loo eego waxa kasoo bixi doona uu u muuqdo mid lagu kala aragti duwan yahay.
Mas’uuliyiin ka kala socota Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Dowladda TFG-da ayaa lagu soo warmayaa in ay kusugan yihiin wadanka [...]
Xeebaha Soomaaliya oo loo soo tashanayo.
QM ayaa maalinta Isniinta ee soo socota lagu wadaa in ay ka shiraan isla markaana cod uqaadaan sidii ay ka yeeli lahaayeen burcad badeeda kusii kordheysa xeebaha wadanka Soomaaliya.
Waxaa la filayaa in Maraakiib ka hawlgala Xeebaha Soomaaliya la sameeyo isla markaana hawlgalladoodu ay noqdaan kuwa toos ah halka kuwa iminka kusugan Xeebaha Soomaaliya ay soo [...]
Maxkamadaha oo Maleeshiyo kala Wareegay Gudhaa.
Waxa uu sheegay Afhayeenka in ay dhibaato xoogani ku hayeen bulshada halkaasi kudhaqan taasina ay ku qasabtay in ay kala wareegaan Ammaanka gudhaa oo katirsan Jubbada Hoose lakin ay u dhiibi doonaan maamulkiisa odayaasha deegaanka iyo waxgaradkooda.
Dhinaca kale waxa uu sheegay Afhayeenka Ciidamada GMIS in ay hawlgallo ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa Lego iyo [...]
Puntland oo ka Warbxisay Duqeyntii Shalay.
Saciid Cabdi Dhagweyn oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in duqeyntaasi ay aheyd mid qalad ah isla markaasina ay u arkaan in ay gardarro tahay.
Waxa uu sheegay in uu burbur soo gaaray qeybtii canshuuraha ee garoonka, dhaawac dad rayid ah iyo burbur kale iyadoo hawlihii garoonkana ay hakadeen sida uu maareeyaha sheegay.
Garoonka diyaaradaha ee magaalada [...]
Xildhibaan Caato oo sii deyntiisa la isku qabtay.
Waxaa loosoo galbiyay markii lasii daayay Cusmaan Caato dhanka Degmada wanlaweyn isaga iyo gaarigii uu saarnaa iyo waliba maleeshiyadiisii lasocotay.
Hadaba sii deynta Cusmaan Caato ayaa warar iskhilaafsani ay kasoo baxayaan, waxaana sarkaal lagu magacaabo Abulgeyt oo u hadlay Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed oo sheegatay in ay gacanta kudhigtay Cusmaan Caato ayaanu ka wareysanay arrintaasi.
Abulgeyt oo Shabakadda [...]
Dib Udhac Shirka Jabuuti Iyo Isbedel Wafdiga TFG-da
Shirka ayaa dib ugu dhacay maalinta Axadda ah iyadoo dhanka kalana la sheegayo in wafdiga Dawladda Kumeel Gaarka ah uu hogaamin doono Axmed C/salaan oo ka tirsan golaha Wasirrada ee Nuur Cadde oo markii horeba ay ahayd inuu shirka hogaamiyo laakiin khilaaf soo kala dhex galay dawladda darteed uu C/llaahi Yuusuf ka dhigay Ashkir ninka [...]
