11:00 am | Qaramada Midoobay ayaa rajo wanaagsan waxa ay ka muujisay xaaladda wadanka Soomaaliya oo dagaallo aad u xoogan ay iminka kasoconayaan isla markaasina alshabaab iyo dowladda ay meel adag kala marayaan. Lynn Pascoe Kaaliyaha...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

10:48 am | Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadaha nabadda ay kajirto ee aan dagaaladu kasocan laga dareemayaa sanadkani diyaar garow weyn oo loogu jiro ciida barakeysan ee bisha soon fureed. Diyaar garowga ayaa waxa uu...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

10:35 am | Iyadoo maalmahani dambe hawlgallo ammanka lagu sugayo Gobolka Banaadir ay kasoconayaan qeybo kamid ah degmooyinkaasi ayaa waxaa hawlgaladii ugu dambeeyay laga fuliyay degmooyinka X/jajab iyo Waaberi. Maamulka Degmada Xamar jajab ayaa ka warbixiyay...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

05:06 pm | Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ururka Alshabaab Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Suuqa Bakaaraha ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha ugu dambeeyo ee...

September 1 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

04:35 pm | Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa beeniyay warar maalmahani dambe la isla dhexmarayay oo ahaa in Maleeshiyaadka Alshabaab ay kusoo dhowaadeen guriga uu ka degan yahay Degmada...

September 1 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

04:01 pm | Gelinkii dambe ee shalay oo dad badan Suuqa Bakaaraha markii ay kasoo laabteen u kala hoyanayay qeybo kamid ah Muqdisho iyo deegaannada loo barakacay ayaa gaadiidkooda xilli uu sii marayay wadada Warshadaha...

September 1 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »
Faallada GJ

Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta »

Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta 08:26 pm | Urururka Shabaab oo lagu yiqiin afkaar badan oo ay la yaabeen culimo iyo caamo badan ayaa lasoo if baxay habdhaqan hor leh oo in badan ku riday afkii...

March 29 2010 / 2 Tacliiqyo / Sii aqri »
Wararka

Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay »

Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay

11:00 am | Qaramada Midoobay ayaa rajo wanaagsan waxa ay ka muujisay xaaladda wadanka Soomaaliya oo dagaallo aad u...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

Diyaar garowga Ciidda oo Muqdisho kasocda xilli Suuqa Bakaaraha uu xiran yahay »

Diyaar garowga Ciidda oo Muqdisho kasocda xilli Suuqa Bakaaraha uu xiran yahay

10:48 am | Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadaha nabadda ay kajirto ee aan dagaaladu kasocan laga dareemayaa sanadkani...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

Maamulka Degmada X/jajab oo kawarbixiyay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee degmadaasi »

Maamulka Degmada X/jajab oo kawarbixiyay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee degmadaasi

10:35 am | Iyadoo maalmahani dambe hawlgallo ammanka lagu sugayo Gobolka Banaadir ay kasoconayaan qeybo kamid ah degmooyinkaasi ayaa...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

Ururka Alshabaab oo sheegay in ay baqdin ka qabaan cirka in laga soo duqeeyo »

Ururka Alshabaab oo sheegay in ay baqdin ka qabaan cirka in laga soo duqeeyo

05:06 pm | Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ururka Alshabaab Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) oo maanta shir jaraa’id ku...

September 1 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »
Wicitaanka Dhagaystaha: C/raxmaan C/shakuur

Ugu Danbeeyey

  1. Xaaji Bakoora: JANAQOW WAXAA UU KA MID AHAA KOOXAHA UU HADDA KA SOO HORJEEDO, WAANA QOF KA YIMID MACALLIN DUGSI ILAA...
  2. Xaaji Bakoora: Qaahira iyo meel kasto oo kale Somalia waxba u soo kordhin meyso haddii ay shacabaka Somaliyed...
  3. Xaaji Bakoora: La yaab ma lahan arrintani maxaa yeeley waxey ka mid tahay Dembiyada laga galaayey Shacabka aan...
  4. Dhaashane: War lagu kolsonan karo Oo aan ka soo xiganay madaxtooyada somalia. Sheikh aden mohamed noor ( madoobe ) oo...
  5. dad: Ok, Mr. Yariisow (inkastoo aad waayeelnimo kaa muuqato – murugada dadreed), ma kaa rubnaa in aad sugeysaan...
  1. Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay
  2. Diyaar garowga Ciidda oo Muqdisho kasocda xilli Suuqa Bakaaraha uu xiran yahay
  3. Maamulka Degmada X/jajab oo kawarbixiyay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee degmadaasi
  4. Ururka Alshabaab oo sheegay in ay baqdin ka qabaan cirka in laga soo duqeeyo
  5. Maxamed Dheere oo beeniyay in gurigiisa Ay shabaab u soo dhowaadeen
  6. Qaraxii shalay dad rayid lagu xasuuqay oo dowladdu ay cambaareysay

WararkaEeg dhammaan

Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay »

11:00 am | Qaramada Midoobay ayaa rajo wanaagsan waxa ay ka muujisay xaaladda wadanka Soomaaliya oo dagaallo aad u xoogan ay iminka kasoconayaan isla markaasina alshabaab iyo dowladda ay meel adag kala marayaan. Lynn Pascoe Kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M ee qaabilsan arrimaha siyaasadda oo shir jaraa’id Nairobi ku qabtay kadib booqasho saacado ah oo Muqdisho uu kusoo...

September 3 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »
Qaramada Midoobay oo Xaaladda Somalia rajo wanaagsan ka muujisay

Barakaceyaasha Ceelasha biyaha oo ka cabanaya Cudurka Indhaha ee daafka »

01:39 pm | Dadkii ka barakacay dagaallada ka dhacaya magaalada Muqdisho ee dhamaadka aan laheyn isla markaasina degay duleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceelasha biyaha ayaa waxaa lasoo gudboonaaday cudur xun. Barakaceyaashaasi ceelasha biyaha degan ayaa waxa ay ka cabanayaan cudurka dhinaca indhaha kudhaca ee loo yaqaano Daafka, waxaana ay ka cabanayaan daawo la’aan lasoo daristay. Dadkaasi ayaa ka codsaday...

May 31 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »
Barakaceyaasha Ceelasha biyaha oo ka cabanaya Cudurka Indhaha ee daafka

Sare u kac kuyimid Maciishadda Degmada Jowhar kadib fatahaad uu sameeyay Wabiga »

11:27 am | Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka sh/dhexe ayaa sheegaya in dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah halkaasi uu ka dhashay oo dadka ay ka cabanayaan. Dhibaatada dhinaca dhaqaalaha waxa uu kayimid kadib markii uu ku fatahay beeraha degmadaasi wabiga mara Gobolkaasi, waxaana kasoo gaaray khasaare xoogan. Haweenka beeraleyda ah ayaa waxa ay sheegeen in xilli beertooda...

May 22 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »
Sare u kac kuyimid Maciishadda Degmada Jowhar kadib fatahaad uu sameeyay Wabiga

Warqad kasoo baxday UNPOS oo ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadda. »

10:39 am | United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Siyaasada Soomaaliya (UNPOS) Warqad ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee u nool Dalka Dibaddisa. (war. Number 24) Nairobi, 19 April 2010 Asalamu calykum Igagudoma Salan diran 1. Intabadan xilliga guga oo aan filayo in uu ka dhacaayo inta badan dalaka aad degan-tihiin, ayaa la imaanaaya inta badan rejo ku...

April 21 2010 / 1 Tacliiq / Sii aqri »
Warqad kasoo baxday UNPOS oo ku socota Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadda.

Al-Shabaab, ma ‘Xashaashiinta’ cusub ee Soomaliyaa?! »

04:25 pm | Haddii dib loo fiiriyo taariikhda Muslimiinta waxaa noo muuqaneysa, sida taariikhda ummadaha kale, marxalado kala duwan oo ay soo martay, taasoo marna tusineysa guul iyo sareyn ay ummadu u tilaabsatay hormar dhinac kasto ah, marna muujineysa guul daro, hoos u noqod iyo tabar daro taabatay ilbaxnimada iyo awooddii weyneyd ee muslimmiintu lahaayeen sida marxaladda ay...

July 19 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »
Al-Shabaab, ma ‘Xashaashiinta’ cusub ee Soomaliyaa?!

Maqaallo

Somalia: Dal Dad Waayay iyo Dunni Damiir Beeshay!.

Somalia: Dal Dad Waayay iyo Dunni Damiir Beeshay!. »

04:27 pm | Shucuubta caalamku waxay u qeyb-sanyihiin kuwa dhulkii qaadi waayay oo dalalkoodii ay ku yar yihiin iyo kuwa uu ka baaxad wayn yahay dalkooda, markaas farqiga u dhaxeeya ...

July 19 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

Dawlada “Naas iyo Nikaax” ee Puntland. Qaybtii I. »

Dawlada “Naas iyo Nikaax” ee Puntland. Qaybtii I.

03:49 pm | Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid  Arar:- Waxaa dal kaga hormaraa dal kale waa dawlad wanaag. Isbedel-san doon baynu ahayn, hase yeeshee...

July 19 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

MUSTAWE ISU MIISAMAN BAY WAX U MIDOOBAANE »

MUSTAWE ISU MIISAMAN BAY WAX U MIDOOBAANE

03:02 pm | Qormadan waxaan gogol dhig ugu samaynaya god cusub oo qalinmaalku ku eegan laf dhabarka mushkiladda Soomaaliya ,waxaana ku daah furaya ...

July 19 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

Eng. Articles

Asked the US leadership as a precondition for stabilizing and rebuilding Somalia »

Asked the US leadership as a precondition for stabilizing and rebuilding Somalia

03:08 pm | One more time, the International Community (IC) led by the United States is confronted with the urgent necessity to develop a “comprehensive...

July 19 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

Backseat drivers confuse! »

Backseat drivers confuse!

11:06 pm | As we always tend to see things in better light than those in office, then we must have the determination to serve,...

July 31 2009 / 1 Tacliiq / Sii aqri »
The Kampala bombing: Can be the first drop of a torrential rainfall

The Kampala bombing: Can be the first drop of a torrential rainfall »

12:51 pm | A ticking bomb in the horn of Africa, a sensitive region, has been overlooked by the AU, UN and US in particular and the world community in general, for too...

July 26 2010 / Tacliiq ma jiro ama waxku darsi / Sii aqri »

مقالات عربية